Sign in to follow this  
Tuujiye

The Tuujiye Show

Recommended Posts

Juxa   

Ms DD,

 

since waagaas he changed alot.

 

goormuu tuujiye waraysanayaa tuujiye horta mise isagu waa immune?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

Taas waa madness juxa. Talking to oneself, waa meesheeda, but to boast about it.. wax sheeko kale. I would have liked Rudy to be interviewed? I wonder if he does requests?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

WAR SHOWGAAN WAAKATAAL! Kan ma'aha kii shidnaa, waaba yaabee...Maanta dhan isdhahaayay, going through the pages, showga waxmaa laga gooyay? Mise INTA uuba ku qarsanaa showga intii ugu shidneed...I guess this is the PG version of the show, mise dadka iska reer tabareedka ah aalakeenaa? icon_razz.gif:D

 

Originally posted by Ms DD:

Taas waa madness juxa. Talking to oneself, waa meesheeda, but to boast about it.. wax sheeko kale. I would have liked Rudy to be interviewed? I wonder if he does requests?

Rudy was the first guest of the come-back show, link above!

 

T: Rudy wlc saaxiib

R: Yea tnx dude Sup!

T: Why are you jumpy rudy?

R: I had couple of sniffs before I came out you know hahahahahaa (moves around like sagaar qoorta laga jaray)

T: war Heedhe maxaa la gariireysaa sidii doole dufta laga tifay?

R: Sorry dude, don't speak German!

T: War waa somali!

R: What ever dude!! So were the ladies at?

T: We have no ladies we have habro!

R: hahaha So still were they At?

T: hahaha imaan foolxumidaa dhuuni...

ALL: hahahahahahaha

T: So what ever happened to your wife?

R: haha Man she ******..I'm hard working white guy that lives in Cali, how many do you know ha, like my kind and she went running after some African ameerica "MAdoooooooow" like what ever man!

T: War ileen balaayo!! war dadoo bal ninkan fiirsha?

R: Fiirsha what dude were?

T: war nin madoow adigaa ah wili foolxun!!!

R: I understand what fool xun means dude!

T: War Somali baad tahay wili mid foolxun, aragaada loo qabo dameer galeey loo diiday!!!

R: dude this interview is over! I'm calling the cops on you So moooli peepz

T: war bax doonfaar yahoo lunsan!! waaba ka dartee..intaa ii imaaday adigoo gariiraya sidii daqsi la tifay ayaad wili midibkaada ka faanee!! WHITE BOY WANNA BEE!!!

R: What ever dude I'm leaving..."good night everyone ehehehe"

 

T: Abuurta ilaahey wacanaa..somali wax kastaad ka heli doontayee fiirso hahaha...korkaadu qaad...

Waaba yaabanaa, showgii shidnaa shimee saan uga dantay aan isdhahaayay, ilaa kan maba eheen...Let me revive that other show bal, hopefully walaalkeen Tuujiye xoogaa wax qasan/shidan/laban/w alaaqan uusoo dhajindoonaa... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

The show..........

Hosted By: Ina Baqti Lagde (TUUJIYE)

Produced By: Admin iyo Ciyaalka xaafada

 

T: Aaaaaaaaaaaaaaaahey! Wlc kuwiina ilkaha waa weyn iyo kuwiina ilkaha gabalka leh, Kuwiina Mad madoow iyo kuwiina warankiilada isku dhaqay, kuwiina kuus kuusan iyo kuwaan caloosha weyn aad u qabti in muruq caloosha kaga fakaday, Bajaq yaashiina gabasaarada fosha xun iyo kuwiin qamaalka qaabka daran leh.... Kuligiin ama turtigiina ama gibigiinaba

 

wlc to THE SHOW!!!!

 

Tonight waxaan idiin heynaa Duqa qarankii hore oo zeera Z. Waa duqa magaalada General section, oona ah shaqaale Tuujiye SHOW

 

T. Maskiinka soo dhaaf yaaqee seecamal!

M. abaa waa dhawahay nooh

T. Kir!! Arlee hadii la qaanfuuraayo saan maa loo qaan fuuraa duqa

M. ar shib dheh wax ma ogidee!!!

T. saaxiibkee shini ma ku qaniintay xitaa maku dhihi kariye ee kibili maa ku qaniinay?

M. waxaan wax qaniin ka weyn waaye duqa, waxaan aa u jeedid jiro waaye

T. Maya maya maxaa kugu dhacay saaxiibkee?

M. Abaa cudur caashaq la dhahaayo aa shab indhahay awees qamiis camal!!

T. Iyaah 50 jir iyo amooraati koow eh waa la sheegi jiray laakiin saan maa loo qaabdarnaadaa?

M. abaa kaalma aa loo baahan yahay ee keelmo isii nooh duudka halagaa koree!!

T. yur! Iisheeg hee see u bilaabatay? Sheekada dhan so taraarixi baliil camal

M. iyadoo mab wadato aan xitaa kugu soo tuuraa hoo.. Horta saaxiiboo aniga wiligee kun bajaq waa soo maray calashaan baashaal laakiin wiligee mid kama caashaqin (koow) koow ma dhahdi, shalay ma ahee doraad Basic Food gurigeega gadaashiid adeeg ma u aadinoo (haye) anoo shopping cart riixaaye xerada qudaarta dalaq dhehay calaashaan qare raadis aan ahaa nooh! Anoo qaraha iska cabiraayo oo qiyaasaayo hoos hoos iska fiirinaaye aa isheeda waa ku dhacday gabasaar iyo dirac guduud..(warka isii) abaa aankusiiyee inta aanan kor fiirin hoos aan kabilaabay nooh, Ar kubkoo aan arkay aaaaaaaaaaaaaaaaaaaa aa!! Arkubkoo qoobab ku dhagan yihiin aan arkay!!!!!!!!!! Saaxiibkee qaraha aa iga dhici gaaray. Baashaal camala bajaq daan kor ee kistoo u heysatay diraca calaashaan kub hoo camal nooh..anina kubka kor lee ma u raacinoo Mise! Gacmo dhaadhaar bal camal oo wili cilaameesan oo u qabtid in sacadiyo fiinaale kusoo farshaxan baratay wijiga mala iga galinoo (ajaaja) war wijiga inta aanan gaarin shafka kistoo makunasaninoo oo in aan wax shiishaayo camal ma u biriqsan weynin adi, meeshaas markaan maraaye abaa lugaha dhan aa gariir igu bilowday nooh!! Qoobka see iskugu garaacmeenlee!! Sidii cunug lacanaantay oo bax qolkaada aad lagu dhahay anoo usoconaayo oo hoos fiirinaayo qoftii Shopping Cartka makudhufanaayiyoo keedii (maya maya) haa nooh! “ oo sorry abaawe” ee idhahday, waraa asbaxyahoo ilin aa iga imaan rabtay markee afsomali Qatar ku hadashay.

T. wax ma dhahday hee adigana?

M. maya nooooooooooooh!! Abaa anidhan shiix aan la aqoonin aa igalay suuro camal shib aan iska dhahay dhagool camalna waa iska ag maray. Abaa habeen iyo maalin ma jiifan shan biri waa soo jeeday

T. shiirkaada aanba la adkeysan la’ahay uff shiir waayeel!!

M. Shiir doob dheh waayeel ma ahee

T. War oday yahoo dhamaaday waa naceebeesay, doob nimo lugu duqoowo dhibkaan ee leedahay, ileen waxa ku qaabdareeye waa doob nimo,

M. Cunug yahoo shafka anyaxa leh doobnimo qaraar aa kaa haayo yaah, waraa ani caashaq aa I haayo

T. war kontan jir caashaqay aduunka lama arag, war injirta madaxaada ku jirto xitaa waa xireysatay oo mar danbe maba dhuumato!

M. waraa adiga ma I caawinee mise waa nugu kala wadee?

T. waraa aniga Dr Love maa la idhaha? Kir makasee Kub iyo gacmo nin arkay iyo shafkii saado cali oo wax ka qaadi waaye, daawo lagu daaween karo shiineeska xitaa waa waayeen!

M. Abaa shafka aaaaaaaaaaaaaaaa

T. iska qufac see la yeelaa?

M. maya shafkoo soo arkay

T. haa kaasaa.. iskaga samir laakiin riyo lee ugaga aar asbaxa!

M. Tuujiska ciyaal aa tahay adiga maxaa ka kasee kub iyo moxog yaaqee!!

T. abaa caloosha iska qabso yaaqee iska samir Gacmo cilaameysan aa ladhahay shartooda iyo lacagtooda ilaahey hakaa leexsho

M. sagaal mitir iyo bar abaa! Labo bac cilaan waa lagu dhameeye

T. waraa saan talo maha yaaqee nugu kala wad nooh!

M. kir waraa

T. wareer badanidaa wax waa lajeclaadaa laakiin saan maa loo qafiifaa? Waraa laasha istaare yaaqee xaafadaan kun bajaq aa joogaan Genarl section ee tuban yihiin iyagoo avator kufaan eh

M. Kub aa I dhaafay!!

T. waraa bax waraa geed yahoo qaabkiisa aad u qabtid waayeel gaajeesan qandha kula qaab darnaatayee

M. warbax waraa geed yahoo madaxiisa aad u qabtay qunbo abaareystay

T. baaba caashaq yaah aaaaaaaaaa lool wareerkaa ilaah hakuu salax Maskiinka cibaado kuboosna ilaahey hakuu soo aruursho yaah

M. Tuujiska adna ilaahey kub micnihiisa haku baro aamino dheh!

T. war bax bax..soco soco waraa isboorke joone yahoo qaabka daran

M. waa yahay wiilka yariiiiiiiiiiske eh!

 

 

T. waayeel maxaa kub ka kasaa lool kub iyo gacan aragyay neeftuur iyo dhudid uu gaaray kabadan hadaas arki lahaa waxaa u maleynaa qaama qashiir aa ku dhici lahaa!!!

 

See you all next time!!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ looooooooool sidii la ii sugaaye aa la iska ilooway nooh... wax xiisa waxee lee yihiin inta ee xaraaradeeda socoto nooh SOL lee waaye see la yeelaa!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Tuujiye, when a show like yours oo aad u shidnaa markuu comeback sameynaayo the likes of Kashafa laguma furo! Kaaga daranee the follow-up show xow ahaa? Nagatagaan kuniri amjidqaan naarta haku dhecee...Showga dhiniciisaan aad bey uga dansantahay sxb, kan kalaa ka shidnaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Actually Amjedqaan muslin uu ahaa, waana dhintay faraha ka qaad bal!

 

Showgiisa waa ka sii dhamaanoysaa, mar dhow in la kansali doonaa u malaynaa! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this