Sign in to follow this  
Tuujiye

The Tuujiye Show

Recommended Posts

Tuujiye   

Today show we have a young man who goes by the name checkmate, Shoobaro, Zubzero, “ar heedheâ€, iyo Shinbirta Doolada Waqooyiga….

Please help me to welcome Checkmate….

 

T. Check wlc or should I say Shoobaro

C. baaba haye warka isii..see tahay? Mafiicnidoo? Kheyr ma ahoo? Mala roonoo?

T. Cuudu bilaah..sxb salaam dheeridaa ma dadka dhintay baa macsalameesa mise qof baa dhantay baa maqashay adigan salaanta tacsida wade

C. ehehe..Salaan lee waaye yaaqee.yaah!

T. Chek, haye wa guursatay oo wili cunug baa soo tuurtay markaasna waa sii balaartayee ee bal iiwaran?

C. Baaba Horta ani ma balaaran..Don’t look at my calool is just that I been working out so much markaas Muruq aa igu fakaday nooh..Haa ma kaste!

T. Haa..muruqbaa kugu maqan.. C. Haa

T. chek waxaa isoo gaartay in aa tahay Super model ee wax maka jiraan?

C. ehehe…….haa yaaqee..

T. maxaa Model ku tahay?

C. gacanteeda nooh..ehehe!!

T. (looks shocked) ma gacantaan!.......aaway inteedi kale?

C. Yarka adi waa balaaranoosaa yaah!

T. war in adeerow makaa dhab baa oo gacanta baa mushahar ku heshaa?

C. Baaba gacantaan maalintii 15 mar aan dhaqaa…iyada dhan saan u dhaqaaye midabdhac ee keentay…balan baalis camal..

T. war gacantan aad u qabtid koobaabtii coffie maqayadaha looga qaadan jiray baa hada waxaa iga dhaadhicineysaa mushahar bixisa!

C. yarka adi kaalay, Showgaan maxaa u furtay?

T. In aan SOL dadkeeda ku wareysto iyo xaaladooda.

C. Okey, marka fiiri maxaa ani ii wareysanee? Ani SOL in aan ku biiq biiqo lee usoo gala markaan arko labadoo xidiglayaal oo karbaash watana waan iska tagaa..

T. war nin yahoo horta waxaas waan kugu arkay..Fuley baa tahay wiligaana anaa ku ilaalsha…xaar warwaal yahoo tiibishada qaba..

C. waraa adiga ceyda daa wariiriyahoo goobada leh

T. war Orod Cigaal shidaad aa aabahaa ehee..

C. war bax qaamoo qashiir hakugu dhecee…Showgaana xarash aan u qabanaa hada kabacdi…Dadka kuu imaadana banaanka aan ku sugaa oo iyagoo jiis ah ee kuu soo gala yaan..

T. war bax fuustayee gacmaha jab taraq loogaga dhigay

C. waayahay..

 

Next time Tuujiye sits with Layziegirl

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

While wiilo was in side the studio, Jaceelbaro was back stage and came out after wiilo left the stage..(he heard everything)

 

T: looooool…waraa wlc nooh

J: adiga istaraasho camal aa dhulka iigu tirtirtay..

T: haye qalbiga ka waran, caano garoor camal muu dhanaan ku yahay?

J: dhanaan waa dhaafay yaaqee…qofta maxaa u dirtay?

T: hee?

J: su’aalo aan u haaye nooh

T: what kind of question were you gonna ask?

J: if the marriage thing was real?

T:leeeeeeee

J: yea man, you never know, I know she had the things for me man..

T: misana Leeeeeeee

J: kistoo yar lee u baahnaa aan u sii sheekeeyo..more time and she was going to be mine..

T: sxb iska ilow wiilo..wee ku dhaaftay, Mid kale raadso

J: there is no other girls man..wiilo was the only girl..

T: war wiilo maxaa ku aragtay?,

J: wijigeeda markaan fiirsho, xidigo aa iga kaco nooh, ani dhan mutalaato aan noqohaa

T: sxb maa ku qabatay gabartaa Bishaaro la dhahaayo ama Hibo?

J: Kuwaas waaween waaye, ani yar yariiska aan rabaa..19-20 jir

T: B iyo H waa yaryihiin nooh iyaga maa weyn

J: ani bajaq oo dirbi saar ila sameyneeso oo subaxkaste tennis ila dheeleyso aan rabaa..

T: what about Barwaaqo and Femme Fattal…midna wee barwaaqeysan tahay midna wee fatal badan tahay..

J: kuwaas feebaro culus aa haayo ani ee igu barwaaqeysanayaan iguna fataalayaan..

T: lool…wax waalan aa tahay…wiilo waa ku deysay iska samir

J: wiilo hada wee I deysay laakiin masaajid aan u gala waa soo ceshahaa!!

T: cuudu bilaah!! Na dhaaf waraa bax naga tag cudur Wiilo la dhahaayo hanugu daaraninee..

J: war kir waraa!!!!

--------------------------------------------------

LoooooooooooooooooooooooL ,,, hahahahahaha ,,, kix kix kix kix kix ,,,,, :D:D:D:D ,,,,

 

Tuujiey ,,, nice one man ,,,,, keep it coming ,,, dad aa sirtooda meeshaan lagu kala firjinaa ,,,,

 

I like that ,,, qaar aaba sii baqanaayo ,,,, hehehehehe ,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Today's show we have one of the "quruxleeys" in SOL...This girl was first found from the Sports thread in SOL..In time she have joined the big boys and girls at the General section and Women...She is an old anemy and a old school baller..Please help to wlc Layzie Girl AKA A.I's wife...

 

T. Layzie wlc

L. What ever man..waz up!

T. Tnx for taking some time off from your busy vecation..

L. Tuujiye why did you call me here?

T. Just to see how you been doing; I missed you girl..

L. looooool...

T. So Did you meet Iverson yet..

L. What do you mean?

T. I mean..you been wearing this phili Jursy since your early days..

L. So.

T. So! Yarta bahasha qaanjeer aa u yeeshay yaaqee..

L. Budy don't hate aight!

T. I understand of women playing ball anyways!

L. oo here we go!!

T. I mean you could do all the cross over you want now, but after cross over is done to you and litle shake and bake, you will never go back playing ball again...blaaaaaaaaaaw!!

L. Niggga what!

T. your wasting your time girl. You need to get your self a baller that will rebound you hard and not play ball your self.

L. Listen you looser I never liked your **** and your ways in SOL, So F off...

T. Hey don't get mad at me just because you can't get a really baller...Did I tell U that I play ball my self.

L..loooool......

T. dang girl you could wear my home and away jersy..Unlike AI you only got his away old jersy..

L..I'm leaving T

T. Bax nagatag..interview important ah ayaaba ku imaaneysa jersy qaanjeer leh..lol..

L. loooool...Hey at least it aint you..don't hate because I rejected you time after time tuujiye!

T. you wish you could reject me..I would have done little shake and bake, put the ball between your legs and dunk over your short ASSS.....

L. lol..ok shorty!

T. what!!!

L. yea u heard me..

T. yarta buuqada ayaa batay ee i dhaaf

L. Yea I'm out and tell your shorty friend checkmate to leave me alone on my way out...

T. get out and take your cheq on your way out..

L. F off T

T. Mayee F on......

 

Next Tuujiye Sits with...OG-Moti

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa horta i am honored that i am the first person that u invited.. ar kan shaqo la'aan maa heeso acuudu billaahim maxuu is daba dhigay..

 

j11 making jokes, nuune in islamic section looool... those ones were funny.

 

tujiye u should invite juxa one time.. i heard there are sparks there..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ duqa tuujiska, maxaa dhaceyna, dhagaxaan qaruurax ah miyaa lagugu ganey,

 

 

Qac Qaac, waraa see camal adi, nuune cayaal suuq maa u maleesay toman ii afar ii bokhalka quraanka xawadkeey uu ku jiraa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

In todays show, we have the one and only Mr. Moti.

 

 

 

T. Salama Aleykum Adeer Moti!

 

M. *****eyka *****oosha uuska!

 

T. Ar xaaji salaanta qaad!

 

M. Waa nabad!

 

T. iska waran…..NABAD….Reerka kawaran?....KHEYR (by Moti)

 

T. Reerkii Hore iyo kuwii kasii horeeye ka waran?...Kheyr( “)

 

Dadka dhintay ala u naxariisto …Aamiin.. Wixii 1820 kula joogayna ilaahey ha u naxariisto.. AAMIIN ….Intii xaas oo waqtigaas kaa dhinteena ilahey ha u naxariisto….AAMIIN..caruurtaada iyo wixii ee siidhaleena..kheyr iyo barako ilaahey haka waraabiyo….AAAAAAMIIIIN…

 

M. warkaalay maxaa waaye waxaan?

 

T. Salaan lee nooh; wili salaam lee wadnaa duqa..

 

M. waa hagaag.

 

T. So moti, How come you are still alive man?..I mean people your age don’t exist!

 

M. War balaayo ku aragtayee ha I habaarin!!!!

 

T. Kaalay bir maa ka sameysan oo dhiigaada Oil iyo gaariso miyaa?

 

M. War ileen balaayo, war yaa hooy gabdarada daa!!!

 

T. Moti I remember of you telling me that you used to work for Sayid Maxamed.

 

M. Yeees I used to..

 

T. what was your job Moti?

 

M. Horta ma ogtahay aniga iyo sayidka in aan aheyn saaxiibo oo aan isla gabyi jirnay intaan dirin isla fadhiisano.

 

T. What was your Job Moti?

 

M. Shaqo qaali ah baan qaban jiray oo aad iyo aad muhiim u aheed…Waxaa u shaleyn Jiray fariskii sayidka oo XiinFaniin la oran jiray not only in aan u shaleyo wili cagaha baan u safeen jiray..

 

T. loooooooool….Lee shaqadaas maa important aheed?...faras aa cagaha u luujiteen jirtee!!

 

M. Waryaa dayuus yahoo xunka ahi, miyaad garaneysaa hooshaas!! It was veeeeedhy qaali.

 

T. Moti 1880 ilaa iyo 2005 meeqo naag aa guursatay?

 

M. 100!

 

T. Najooooota Bilcilmika!!!! Boqol dhanaa!!!

 

M. aaheey..oo wili kala nooc ah….Somali, carab, shiinees, cadaan noockaste, mushunguli, cali beesteen, Africanta kale, iyo Mongolian…

 

T. iyaah…Aloore Ciyaalkaada Kolooraati camal eek ala nooc nooc u yihiin yaah..lol..

 

M. ka daran..balaayo ha aragtee..

 

T. Moti hada wax xaas ah?

 

M. Tii igu danbeysay waxee ku dhimatay dagaal kii Gulf warka ee 1991kii tii ka horeysayna waxee ku dhimatay bacaad celintii Marka ee 1970’s…

 

T. So you have no wife right now?

 

M. I wouldn’t say that so fast….you see hada waxaa la ii doonay mid yaroo baceysan oo wili farankaboolo iyo sharooto ku dhagsantahay oo wili horay iyo gadaal ka shaabadeysan…

 

T. maxaa adi kastuumo maa gadanoosaa!!

 

M. war maye…..Gabarta waxaa la iiga doonay magaalo la dhaho SomaliLand..waxaan maqlay meeshaas waxaa laga yaabaa in ee doolad noqoto.. given that, aniga waxaan rabaa xoogaa ukumo in aan wadankaas laga yaabo in uu soo baxo..in aan …aan….xoogaa ukumo ku bilbisho dee!!

 

T. lool…Waraa Oday Caadi ah ma tihid.

 

M. Odayga iga waan ka xanaaqaye..

 

T. Moti you always was a good friend to me sxb and a good roll modal, What advise would you give to me?

 

M. Stay away from young girl….They are mine ******* yahoo faraha qaabka daran..

 

T. war bax oday yahoo tinta ceengariga laga taagay.

 

M. Warbax ciyaal yahoo suul nuuga ah…day qaabkiisa aad u qabto islaan xaar riixeysa!

 

T. Waraa Oday!!

 

M. War waankaa baxayaayee, ee maad isii raacisid inantaa yar oo farta qurxoon lagu qoray aan sii shaqalee…lol..

 

T. loool..Ok oday sii jiid asbaxda arageeda aaba I dhibee…

 

 

 

Next Mr. Tuujiye will sit with JUXA!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa nuune maxaa ku hadashay.. bisinka.. speak somali man lool.. anyways ani ma ihi ninka ku dhahay islamic section uu ku jiraa.. waa tuujiye nooh, ani waa ku qoslaayay kaliya.. kullu fitna cinda tuujiye nooh..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

HElllllloooooooooooooooooo!!!!!!!

 

WLC back to the tuujiye show!!!

I know the show was canceled but After getting some fundings from the newly allected Moderators is back online once again..........

 

Today on our show we have decided to go on the streets of General in SOL........Were we ran on some old school nomads....The first person I ran into was my good friend shiikh NUR........

 

Nuur: Islam is comming Islam is Comming!!!!!!!ilaaheey halaga cabsado....

Tuujiye: Salama Caleykum shiikh NUR

N: *****eykuma salaam MR Tuujiye..keyfa xaalak yaa xabiibii..maasha allah!!

T: shiikhunaa I have a question yaaqee can you help me?

N: why not my friend! after you are a muslim brother right!

T: Nacab ! Nacam! Ok duqa su'aashaan waxee ku saabsan tahay meeshaan SOL iyo sida ee wiilasha iyo Gabdhaha Ukala xishoodaan..I mean is it danbi in aan gabar iskala hadlo hadaa iskaga hor imaano jidadkaan SOL?

N: waxee ku xirantahay waxa aad u danleedahay iyo qalbigaada.

T: duqa, aniga horta qalbigeyga nadiif waaye kow dheh, ..koow.. laakiin no matter what some times sheekada gets heated and shukaansi waalan ayaa meesha ka dhaca!

N: Tuujiye horta adiga waad jiran tahay..you are so young and wise but sometimes you are saqajaan oo waad dhib badan tahay..

T: shiikha see waaye yaaqee istaaqfurulaah dheh!! oo afka cimaamada ku tirtir!!..

N: dee waa run ina adeer..waad dhib badantahay oo gandhihii baad jidka u istaagtay!

T: shiikha see waaye yaaqee!! gabdhaha iyaga aa tirada ka batay oo jidka cariiri ka dhigay, marka ani aan idin dhaafo lee dhahaaye nooh! kuwa asxaan lee u falaa oo buufiska iska rida aan dhahaa!!

N: waryaa gabdhaha iska daa adeer aan kuu duceeyee...

T: Nur somalia ka waran?

N: maasha allah maasha allah!

T: I see you loved your time their!

N: oo yes..it was wonderfull

T: so Duqa masoo guursatay?

N: maasha allah maasha allah!

T: numbarkee waaye tan hee..(lol)..

N: waryaa baqti lagde edab yeelo

T: su'aal lee weeyaan shiikha...

N: Jawaabi malaha!

T: Xadiiska qoray yaa soo diyaarshay saas?

N: waryaa afaaraheyga kabax

T: All I'm saying is that, wadaadada dhan labees ama sadaxees lee u tagaan Somalia, kowees waxee ka bilaabaan their local mosque..aaaaaaa..

N: Well Aniga kabax badeyda..

T: Nur your 100% the best man is SOL laakiin aniga waxaan jeclaan lahaa in aa noo furtid cashar muxaadaro ah oo gabar iyo wiil kuli u furan.

N: and so what...that you could meet more girls?

T: sheekh I'm serious man! maxadaro will do some shaqshaqitaan..wiilasha fiican iyo gabdhaha fiican aa isku soo baxaayo..

N: waryaa..diinta ha u isticmaalin dantaada yaah!

T: shiikh cool ah aan kuu qabay laakiin mid xisbi ah aa igu noqotay..

N: War kuulkaada ma aqaan ee edab yeelo!

T: Shiikh your in my show so edab yeelo!

N: well sorry brother I should be going then!

T: shiikh Sorry yaaqee xoogaa waa xanaaqday see waaye?

N: Salama Caleykum tuujiye..ilaahey hakuu fududeeyo dantaada!

T: Nur I still think your the greatest man in SOL.

N: Allah is great!

T: sax...Nur iisooducee in ilaahey jidka ii goglo oo barakada ii badsho aniga iyo inta dad aduunka ku dhibaateysan..

N: iinsha allah tuujiye

T: ok...tahliil ii soo tuf yaah..laakiin candhuufta ka dhoor..maalmahaan kanooco aa la iska qaadaayee!

N: war somalia lama joogo...ee waayahay

T: Wadaadka...Wadooyinka Sol saas lee u taagnoo oo dadka kitaab iyo xadiith ku daqar..

N: war bax ee salama caleykum!!

 

Next Tuujiye sits with VIDEL CASTRO aka CASTARIINA!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Ar anni ninkaan camal aa beezaani u aqaanaa. Ciyaalka xaafada iyo baashaalkooda maa laga weenaanaa hee.

 

Ciyaal for life! Saan aaba Tuujiye looga danbeeya lugu lahaa. Waraa galawyahow grow up aan ku dheh annaa kaa naxaayee. Nin wen oo gar iyo gafuur leh oo saan isu dhaadhaamaaya addi ka hor ma jirin widaay.

 

Waraa akhyaarta waaween oo sharafta leh oo hor Ilaahay dadka u wacdinaaya ka ganbiso aan ku dhahay. Anni oo kale i soo aad...aan is la boodboodnee. Maxaa ii keentay :mad: ...maba la weenaanaayo.

 

Sugba qosol been guur ah aa iska fiir fiirinaa :D

 

There u go.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Diamante   

^^^ Qaldaan?? Do you have to use such a word?

 

Tuujiye, never knew you had a creative streak in you. Some of the interviews are plain hilarious, but others need editing if u wanna make sense between all the swearing. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this