Sign in to follow this  
Tuujiye

The Tuujiye Show

Recommended Posts

Tuujiye   

Tuujiye Talk show

 

Wlc to my talk show !!!

 

Today’s show, we’re going to interview two special Nomads who had been in SOL for a long time and are one of the top posters.

 

Let me introduce my first guess…Qac’Qac!!

 

T: sup qac!

 

Q: “looks up†nalal foolxun!..miyaa naga naaqusi kartaa?

 

T: maya sxb..I ment how are u?

 

Q: alxamdulilaah kheer iyo barwaaqo..roob baa arladii qabsaday!

 

T: “lol†Qac we missed you here in SOL were have u been?

 

Q: Sol missed me?..ha!

 

T: yes

 

Q: Listen Sol is not the way it was man..

Now days I see weird people in SOL.

I see Rudy writing Somali, I See J11 making

a Joke, I see Nuune talking about deen

I see you making friends!! I see macking

going on left to right, I see LST oo

Sidiisi sawir qalalay meesha ugu dhagan

yahay dadkii waagiisiina joogay meesha ka

tagay, I see New modaretors who are Nice to

me!

T: lool….Sxb I always had friends I was never like you..

 

Q: Ha!! The only friend you had was me and the xamaraawi kid checkmate!

 

T: So qac, do you have a girl?, wife?, anything?

 

Q: waraa iga xishoo wasaq yahoo

 

T: is a normal Question!!

 

Q : Don’t ask me about things like that.

 

T: word on the streets is that you are single and waad balaqan tahay..

 

Q: maxaa I balaqiyey ma irid baan ahay? War ileen balaayo..waryaa hooy war edab yeelo ee faraha iga qaad…

 

T: bajaq doo kuustoo aa ila shaqeeso oo kala xiran maku baraa?

 

Q: haa yaaqee keen asbaxda aan shukule!!!!!

 

T: lool……Wareer Badanaa!!!

 

My next guess was Nuune…

 

T. nuunka wlc

 

N: waa fadhaa mahaan widaayoo

 

T: may fadaasee walaalkiis..Shaah, xalwo, shushumoo, macsharo..adilee waaye!

 

N: tnx yaaqee calooshee waa cabirantahay..

 

T: Nuune Somalia waa aaday maxaa kugu soo kordhay?

 

N:sxb waxaa la dhahay mininka cuntaa kazoo cunaa waxaa ka horeyso maxaa la karshay.

My friend Somalia was excellent…

 

T: waz new with you now..wax xaas ah, caruur, xoolo, business..

 

N: sxb when I left Dublin, all I was thinking about was getting married, but I got home “Somaliaâ€, sheekada wee is badashay…abkee bajaq tii aheed dhan aa baaf la iigu soo riday..yaab!! ani waaba kala bad batay nooh…â€shaal†aan soo xiran jiray casar kaste..

 

T: sxb Sol missed your presence

 

N: I missed them too.

 

T: wax iska badalay SOL ma aragtay?

 

N: maya…people are still qaabdaro as usual..The bajaqyaal are still running after J11 and Libaax sanka taabte, Your still wasaq, and checkmate is still acting like a father…

 

T: waraa aniga iyo adiga yaa wasaq ah sheemo yahoo?

 

N: waraa adiga macalinka aa tahay anigana kabiirka!

 

T: yaa ditoorka ehna?

 

N: qof og malaha laakiin I think is J11…waa uu duugan yahay sidii nuuryad qasan camal..

 

T: Sxb since you are Modaretor in SOL, wax bajaq ah oo SOL joogto oo ka heshay xidigahaada ma jiraan?

 

N: Since people found out that I’m a baro family member, xarash aaba la ii qabtay!!

 

T: been low….Word in the Nomad bakaaraha is that you hooked up with hibo and Bishaaro…sidii saabuun lifooy camal aa isku rugtaa labadaba waraa!!

 

N: waraa adiga nabitaanka jooji nooh!! Waraa hooy waraa..anaa saqiirul qaliil waraa..chuwang ta yu whiu ha..waraa..aaaaaaaaaaaaaa…

 

T: waraa shiinees ku hadal ama carabi, midna dubee aa geesay midna Uk aa sar qabyo dajisay..15 jirna xamar aa kazoo taba caareysatay!

 

N: This show is Over…..waraa kalkalyooni yahoo hooskee ka har..

 

T: bax waraa!!! Tuug yahoo

 

N: “quuq†mataqaan mise sxb teed..quuq aa lagu dhahay..

 

T kir waraa…..

 

Next time …….Tuujiye sits with JaceelBaro and Wiilo….

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Todays Show part 2

 

Let me wlc the beautiful and the newly wed, Wiilo aka “yaa yaqaanâ€

 

T: Wiilo wlc abaayo macaan..

W: tnx walaalkiis (lugaha isku laabatay, gabasaartana isku wareejisay)

T: Wiilo, on behalf of everyone in SOL we are happy for you from the bottom of our hearts well actually not every one but yea…

W: ehehe..tnx yaaqee…

T: ilaahey halmar maku dhaafsiiyey aroos iyo dhibkiisa?

W: haa yaaqee..

T: so tell me waz the best thing of being married?

W: horta aboowe guurka waa wax aad iyo u haboon, and marka aad guursatid ilaaheey irdaha buu kuu furaa oo maxaa yeelay complete muslim baad tahay..

T: maasha allah..wee kaa muuqataa in aa adiga dhan tahay koow dheh…een Goormaad SOL kusoo laabanee?

W: Iinsha allah hadaan firaaqo helo..

T: haaa! Wili amooraati aa tahay miyaa?

W: ihi! Haa yaaqee….

T: ar ii baashaal qofyahee..Computer korkiisa cagaar lee ku noqonee anyways..

W: U never change Tuujiye…that’s why I like you..

T: Speaking of liking, do you know you broke a good friend of mine’s heart?

W: ala istaaqfurulaah Kee aboo?

T: kee aa? Keekale….

W: Jaceelbaraa?

T: war ninka jaceel baabah uu noqday…the man came to SOL for your alfalaax and boosaneerada aa ku tuurtay..wareer badanaa!!

W: kir waraa..

T: when he heard the news of you being married, SOL earthquake aa ka dhacay, maxaa yeelay abkee wixii programs ahaa uu fiilooyinka ka saaray. Gabrtii kazoo horbaxdo “wiilo†uu dhahaa..see dharbaaxsho ugu dhaceesay, his face lookes like a used pencil eraser…

W: ehehe

T: maxaa ku qoslee….maskiin suu iskugu kaa dhajinaaye run run uuba kugu alxamay nooh.. till today he think he has a chance with you

W: Jaceelbaro is a baby, he is very sweet I’m sure he could find another woman..

T: war geedkaan aad u maleesid anteeno qaloocsan, gabar suu ku helaa haduu adi wili kaa laad laado?

W: gabdho aa ila dhashay…lol

T: ok

 

While wiilo was in side the studio, Jaceelbaro was back stage and came out after wiilo left the stage..(he heard everything)

 

T: looooool…waraa wlc nooh

J: adiga istaraasho camal aa dhulka iigu tirtirtay..

T: haye qalbiga ka waran, caano garoor camal muu dhanaan ku yahay?

J: dhanaan waa dhaafay yaaqee…qofta maxaa u dirtay?

T: hee?

J: su’aalo aan u haaye nooh

T: what kind of question were you gonna ask?

J: if the marriage thing was real?

T:leeeeeeee

J: yea man, you never know, I know she had the things for me man..

T: misana Leeeeeeee

J: kistoo yar lee u baahnaa aan u sii sheekeeyo..more time and she was going to be mine..

T: sxb iska ilow wiilo..wee ku dhaaftay, Mid kale raadso

J: there is no other girls man..wiilo was the only girl..

T: war wiilo maxaa ku aragtay?,

J: wijigeeda markaan fiirsho, xidigo aa iga kaco nooh, ani dhan mutalaato aan noqohaa

T: sxb maa ku qabatay gabartaa Bishaaro la dhahaayo ama Hibo?

J: Kuwaas waaween waaye, ani yar yariiska aan rabaa..19-20 jir

T: B iyo H waa yaryihiin nooh iyaga maa weyn

J: ani bajaq oo dirbi saar ila sameyneeso oo subaxkaste tennis ila dheeleyso aan rabaa..

T: what about Barwaaqo and Femme Fattal…midna wee barwaaqeysan tahay midna wee fatal badan tahay..

J: kuwaas feebaro culus aa haayo ani ee igu barwaaqeysanayaan iguna fataalayaan..

T: lool…wax waalan aa tahay…wiilo waa ku deysay iska samir

J: wiilo hada wee I deysay laakiin masaajid aan u gala waa soo ceshahaa!!

T: cuudu bilaah!! Na dhaaf waraa bax naga tag cudur Wiilo la dhahaayo hanugu daaraninee..

J: war kir waraa!!!!

 

Next show….Dawaco aka “ar ka cararaâ€

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

Alla, Tuujiye car aan ku dhahay, just you try and defame my snower than white character. I will sue you for libel just like lord Jeffry Archer did icon_razz.gif

 

I see Rudy writing Somali, I See J11 making

a Joke, I see Nuune talking about deen

I wonder what else he sees.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^^ quuq makaseee :D

 

truely funky, i cant wait next episode, j11 joke sheegaa kumalahoo :confused:

 

ps, nuune waa wacdiyaa lakin luuqyaha

Share this post


Link to post
Share on other sites
J.Lee   

Tuuj-Meister.You're friggin' funny dude. Two thumbs, and a pinky up dee, keeping it coming.

 

Foxy, snower than white character? I see self-denial baad si fiican isku barateyn. (excuse the somali dee.)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

In Today's show We have inan,gabar,gaaban kuusan oo madow oona dhalaaleyso....Gabartan waa gabar laga qeeliyey in Nomad world. This girl is famous of her writings..She is So good in English writing and reading, that she was the only one who understood the late "Mutakalim's" english.

 

Please help me wlc Dawaco Aka Foxy..

 

T. wlc Dawaco...

D. ehi! tnx yaaqee..

T. Dawaco I love your dress, xagee kasoo taba caareysatay?

D. Alaaaaa! waryaa iga xishoo.

T. So mate waz sup! waz new with you?

D. Waxna. Everything is old about me mate..I live in UK you forgot.

T. So dawaco, you been every where in SOL these days. I mean I see your name every were..Mar uu nin kaa hadlo mar eena gabdho kaa hadlaan.

D. what can I say man..is same old SOL..Their is no fun if their is no buuq.

T. lets be serious D, this time you realy don't see SOL the same way..I mean I see you being attacked every were..Din't I tell you to leave these girls daruuc iyo tabacaaradaan raqiiska ah aa wadid..

D. alaaaa..waryaa aabahaa dhawee maxaa ii maleysaa!! waraa F off yaah

T. ala fiiri see is dhahdo!

D. waraa horta tuujiye adiga wiligey kuma jecleen ma ogtahay. U and your fake baro friends..balaayo idinla fool xumatay.

T. Yaa foolxumo ugu yeereysaa geed yahee aad u qabtid bakeeri gees ka jaban.

D. war bax geed yahoo aad u qabtid Hindi sigaar loo diiday!

T. alaa..afka day aad u qabtid jalmad qaxwa laga shubaayo.

D. ilkahaan fiiri aad u qabtid madaafiicdii diyaaradaha.

T. aryaa iga qabsada sakaraadaan tacbaanka dhaaftay

D. yaa iga qabsada saqajaankaan wasaqa dhaafay.

T. yarta kaa ma helin nooh..this is my show

D. AND!

T. So bax..GET OUT!!! Stubuuur yahee daba qarmuun......

D. war bax Stubuur yahoo foosha xun

T. GET OUUUUUUUUUUUUT

 

NEXT time tuujiye sits with the ZU man

T.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pucca   

T:
kir waraa
…..

T: cuudu bilaah!! Na dhaaf waraa bax naga tag cudur Wiilo la dhahaayo hanugu daaraninee..

J:
war kir waraa
!!!!

D. war bax Stubuur yahoo foosha xun

T.
GET OUUUUUUUUUUUUT

the 'goodbye" people get at the end of the show, is the best. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Please let me wlc one of the weirdest man in SOL.

This man has been in SOL since its early days. He speaks so many languages ..Somali, Hindi, Chinese, Japanese, Philippines, Swahili, Arabic, German, French and English.

Please help me welcome Legend Of ZU..ZU ZU ZU

 

T: Zu wlc

Z: chi’ wau tang

T. Waraa Somali or English Please..

Z. Tuujiye Y am I hear man?..Me and are not friends at all!!

T. who said I only bring here my friends?

Z. what ever….

T. Zu I have been here in Sol for almost 3 years now and I have never seen you behave like the way you do now. What made you this way man.

Z. sxb waad iga aragtaa soo ma aha..bal ii sheeg wax yar, miyaa la iga garanayaa in ee iga cadahay?

T. maxaa kaa cad?

Z. maya do people see that I desperately need some help?

T. people don’t even pay attention of you here in SOL man! And the fact that your short makes it worse to even see you?

Z. waraa ina baqti lagde, ma ceyb baan isku bilownay?

T. sxb ilaah aan kugu dhaarshee, dhererkaan see gabdhaha ugula hor istaagtaa.

Z. saan nooh ( intuu i hor istaagay)

T. lol..sxb these days in SOL I see you trying to holler different girls; what change about you…

Z. sxb I been in SOL for a long time and everyday I hear SOL wedding..chicks here getting married to new Nomad men and I been here for a long time…damn man even Qac’Qac and Ninyaaban get more attention than me..

T. sxb calaacalka iska daa…Do you know why no one wants to be around you?

Z. No, Not from you atleast..

T. is because of all these Chinese food you eat man..waraa rah iyo mukulaal xataa waa dajisay! Naagta ku guursato bisado iyo curie e dhalee runtii..Yaa kuu soo dhawaan karo?

Z. waraa edeb yeelo geed yahoo afka xun..ee I caawi!

T. Nagatag kuma caawineynee..maxaan kugula egahay ma bisha cas mise mother Theresa!

Z. waraa dhimo ***** yahoo!!

T. adiga nooloo oo qaabkaas ku nooloo..geed yahoo aad u qabtid musbaar dhulka laga taagay..gaabnaan badanaa wuxu ma mukulaalaa!! Cuudu bilaah..

Z. baaba gaabnaan taan aan naag kaste jiis ugaga dhigaa ka waran!

T. side baa jiis uugaga dhigeysaa? Ma inta hoose baa jari?

Z..waraa nugu kala wad..

T.War orod geed yahoo bakeeriga dherer le eg!!!

 

Next time Tuujiye sits with Shoobaro aka zubzero aka checkmate aka bajaqgure..

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Next time Tuujiye sits with Shoobaro aka zubzero aka checkmate aka bajaqgure.. Tuujis Allah yarxama yaakhii, nin kaas wuu dhintay alaaha amuurahiisa ha u fududeeyo. qofkale soo casun

 

 

**Farta uu wadnaha ku haayaa** Tuujis oo rooseeto soo marsaday, timo buruko soo gishtay oo rabo dadka dhan in uu jarjaro **ilaahayoow na baxso**

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

"been low….Word in the Nomad bakaaraha is that you hooked up with hibo and Bishaaro…sidii saabuun lifooy camal aa isku rugtaa labadaba waraa!!"......loooooooooooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Raula, maka yaabtey wuxuu daldalayo, kiinboo ma subagbaa uu ku soo korey, karaama aan anagana ka sugeynaa, yaab soo ma ahan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

waraa subzero fuleynimada dhaaf nooh, waxyahoow dufta cad leh, ee kan meel iska saar :D

 

is legend of zu really that short :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this