Dalmar1

$50M CORRUPTION: Honorable Minister Beyle is about to be disgraced (reputationally) as a thief and discarded by KHEYRE, as the noose is tightening.

Recommended Posts

This current government will go down in hostory as the most corrupt since the dying days of the Barre regime. Just when you think they hit rock bottom, they keep digging.

Share this post


Link to post
Share on other sites

They asked him ,  Why you did not print the nations currency?

He answered that they could not find $41 million dollars for the cost of printing. 

Folks, this must show the incompetence of the Facebook boys. If the cost of having a national currency is just 40 million, I would have done what ever it took and print that money. 50 million from the Saudis should have covered.

It is the typical African thinking of avoiding to spend money  on infrastructure and public needs. Everyone is talking about public service salary. What kind of services these ministries are providing foe Somalis?, nothing.

Did they ever build any sleeping quarters for the army ?I heard that they got 5200 public servants in Mogadishu alone. Tolow ayey u shaqeeyaan dadkaasi?

Share this post


Link to post
Share on other sites

41,malyan lacag sidaa u badan ma'ahan xaqiiqdii way ka gaabiyeen dawladaan samaynta lacagta, xataa xaashi ha noqoto sida tan snm.

Ganacsatada waa wayn yaa hor taagan gabi ahaan qaranimada soomaaliya waa aragtidayda ii gaarka ah.

Waxay suuqa geliyeen dad ay ku sheegeen dhaqaalo yahan oo maraykanka iyo kanada machad labo sanaa ku qaatay, markii la waraystana sadex erray oo soomaaliya iyo shan eray oo ingiriis ah isugu kaaya xira,

Waxay ku doodayaan,dawladdu haka fiirsato lacagtaan lasoo daabacayo waxay keeni kartaa sicir-barrar aan horay loo arag iyo abaaro wada socda.

Evc, saad, iyo hawadaa beenta ah oo wax lagu kala iibsanayo halkii daqiiqo waxay ka sameeyaan malaayiin aan kontorool, canshuur iyo xad lahayn.

Waxaa iigu dhib badnaa markii islaan waayeel ah oo diifaysan ii dhiibtay telefonkeeda oo igu tiri maandhow toban doollar ah iigu tuur nombarkaan waa warqad kale oo ay gacanta ku haysato wax ku qorana aysan garanayn.

Cuqubadaas masakiinta laga galayo waxaa masuuliyadda koowaad qaadaya, dawladaan hadda joogta.

Gabacsato aan xalaal cunin naxariis lagana dalbado.

Kuwa xawaakaduhu waa isbaaro kale.

waa isku sicir ribada ay cunaana waa saa'id, aduunyada kale madaxay qabsabayaan hadaad u sheegto in boqolkii doollar lix doollar lagu xawilo soomaaliya

Diyaaraduhu waa la mid xagaaga iyo jiilaalka waa isku sicir aan nadaafad lahayn.

Aad baan ugu farxay runtii markaan maqlay diyaarado badan yaa soomaaliya tagaya waadna kala dooran tii aad ku raacdo khidmo wanaag iyo jeebkaaga labadaba.

kuwa telefonada waa la mid dhamaantood waa isku khidmad iyo isku sicir, ma isku qof baa leh?

kuwa daawooyinka, dawooyinkoodu tayo ma leh kontorool ma leh sicirkooduna, waa xad dhaaf sidoo kale, waliba meesha ay ku kaydiyaan kulaykeedu kama yara 50'c 55 qiyaastii sunta daawada yaa ku dawikhaysa intaadan iibsan.

Waxaan aaminsanahay dagaalka xagjirka waxaa ka muhiimsan kan ganacsatada, mana dhib yara dagaalkoodu, waa isla xag jirkii. 

Mar waa culumo mar waa oday dhaqameed, mar waa siyaasi, mar waa bulshada riyadkaa, nin lacag haystaa shaatiyo badan ma waayo

Laakiin waxaa iska celin kara maamul adag oo qardo jeexa wixii soo baxana aan dan u gelin,ducufka dawlad kastoo dhalata ayagaa sabab u ah

Share this post


Link to post
Share on other sites

BEYLE oo sharxay lacagtii dowladda Sacuudiga laga keenay iyo halka ay jirto

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sharaxaad dheeri ah ka bixiyay lacagtii dowladda Sacuudiga ugu deeqday Soomaaliya.

Wasiir Beyle wuxuu sheegay in lacagtaasi ay aheyd mid dowladda Sacuudiga ugu deeqday Soomaaliya, isaga oo amaanay in lacagtaasi lagu aamino dalka oo toos loogu soo shubay Bangiga Dhexe ee dalka.

Wasiirka ayaa sheegay in lacagtaasi bil walbaa ay kasoo bixin jireen inta ay u baahdaan inay ku kabaan mushaaraadka shaqaalaha dowladda, oo aysan jirin cid si gaar ah lacagta kaga baxsaneysay Bangiga Dhexe ee dalka.

Kalsooniyadda maaliyadeed ee ay sameeyeen xukuumadda Soomaaliya ayuu sheegay inay keentay in midowga Yurub dhankooda ay ku deeqeen 100 milyan oo lagu kabayo miisaaniyadda dowladda.

Lacagta hartay ayuu sheegay inay gaareyso 15 milyan oo doolar ayna adeegsan doonaan marka ay u baahdaan sida uu hadalka u dhigay wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya.

“Markii ugu horeysay Sacuudi Carabiga oo aan warbixin la siin jirin, ayaan warbixin ka siinay sidaan lacagta u adeegsanay, waxaan u dirnay labaatanka kun sidaan u adeegsanay, 15 Kun ee harayna waan u sheegnay”ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda.

Wasiirka maaliyadda ayaa dhinaca kale sheegay inaysan jirin dhaqaalo qaab aan la ogeyn looga bixiyo qasnadda dowladda Soomaaliya, waxaa kale oo uu beeniyay in xasaradaha siyaasadeed lagu bixiyo dhaqaalaha dowladda si loo xaliyo.

Wasiirka maaliyadda ayaa sidoo kale sheegay in bil walbaa uu bixiyo warbixin la xiriirta dhaqaalaha wasaaradda maaliyadda soo galay iyo sida loo adeegsaday, halkaasna laga ogaan karo dhaqdhaqaaqa dhaqaale ee wasaaradda.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA,

that is the answers we were looking for a long time and please show us he paper work. The only problem is the corrupt deputy parliament speaker Mahad Cawad had fired the finance committee today.

furthermore, we are not undermining the minister or the government, we are just looking after our money.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galbeedi, fadlan fiirso the following clip si fiican u sharxaayo, particularly the first part:

The so-called financial committee in baarlamaanka waxaa ku jiro the known spoilers iyo xulafadooda. They are also the failed politicians from dowladii Xasan Sheekh, the most corrupt one we have had possibly ever seen. They are all projecting what they used to do. Dowladaas yaala xisaabtami jiray? Waligaa dowladaas maka maqashay 'xisaabxir' iyo meelahee ku baxaan the budget, the specific allocations. Waa maya. Mudane Beyle modernised the financial ministry. And made it more transparent.

When Xasan Sheekh's dowlad handed over, there was zero dollars left in the central bank and soldiers and civil servants were not paid at least seven months.

This group of spoilers' attempt of manufacturing this bogus controversy had a prime target aimed at: International stakeholders.

Since more international organizations - including IMF and World Bank - are paying directly to the financial ministry, they wanted to stop this source of income by creating this unfounded corruption allegation. Dadka iyo dalkeenaba uma daneynayaan those spoilers oo ka koow yahay Axmed Fiqi, Odowaa and other Dhiigacusub members. How come these same men meel walba been la taagan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Galbeedi, fadlan fiirso the following clip si fiican u sharxaayo, particularly the first part:

The so-called financial committee in baarlamaanka waxaa ku jiro the known spoilers iyo xulafadooda. They are also the failed politicians from dowladii Xasan Sheekh, the most corrupt one we have had possibly ever seen. They are all projecting what they used to do. Dowladaas yaala xisaabtami jiray? Waligaa dowladaas maka maqashay 'xisaabxir' iyo meelahee ku baxaan the budget, the specific allocations. Waa maya. Mudane Beyle modernised the financial ministry. And made it more transparent.

When Xasan Sheekh's dowlad handed over, there was zero dollars left in the central bank and soldiers and civil servants were not paid at least seven months.

This group of spoilers' attempt of manufacturing this bogus controversy had a prime target aimed at: International stakeholders.

Since more international organizations - including IMF and World Bank - are paying directly to the financial ministry, they wanted to stop this source of income by creating this unfounded corruption allegation. Dadka iyo dalkeenaba uma daneynayaan those spoilers oo ka koow yahay Axmed Fiqi, Odowaa and other Dhiigacusub members. How come these same men meel walba been la taagan?

I guess it is never the fault of Farmaajo and his cohort what happens under their watch, it is always someone else’s fault.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 12/5/2018 at 7:51 PM, Dahireeto said:

Apophis, MMA is a big supporter of Farmaajo.

The good news is the time of Farmaajo’s end is not far.  And Ahmed Madobe will outlast him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 12/5/2018 at 2:51 PM, Dahireeto said:

Apophis, MMA is a big supporter of Farmaajo.

Daahir, goormaa 'big supporter of Farmaajo' noqday?

I have never ever supported a political figure - shaqsi gaar ah - in my life. I firmly support what I consider to be rigid, uncompromising ideas, and whoever espouses and promulgates those ideas has my unyielding support. Those ideas are: Soomaalinimo, midnimada ummadda Soomaaliyeed meel walba ay joogaan iyo midnimada dalka Soomaaliya oo madaxbannaan.

Dowladaan hadda jirto waa the best soo maray Soomaaliya post-civil war, taasna waa run. Waxyaabo la taaban karo ayee qabatay and, of course, committed some political mistakes, chief among them being dhiibistii Qalbidhagax, even if the leadership were not aware of it, as some claim.

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Daahir, goormaa 'big supporter of Farmaajo' noqday?

I have never ever supported a political figure - shaqsi gaar ah - in my life. I firmly support what I consider to be rigid, uncompromising ideas, and whoever espouses and promulgates those ideas has my unyielding support. Those ideas are: Soomaalinimo, midnimada ummadda Soomaaliyeed meel walba ay joogaan iyo midnimada dalka Soomaaliya oo madaxbannaan.

Dowladaan hadda jirto waa the best soo maray Soomaaliya post-civil war, taasna waa run. Waxyaabo la taaban karo ayee qabatay and, of course, committed some political mistakes, chief among them being dhiibistii Qalbidhagax, even if the leadership were not aware of it, as some claim.

Bal no so bandhig wuxu farmaajo qabtay. 

 

The idea that a qurbojoog, and worse, an Americanised qurbojoog who has been away for 30 odd years, with no or little understanding of  the cultural norms of Somalia today, can bring any meaninful change, is, frankly laughable. 

 

The man has failed. I just hope he does not, intentionally or otherwise, start a new round of civil war before his time ends.

 

one thing is for sure, he won’t come back.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia passes stringent measures to tackle corruption

11th December 2018 John Snow Featured, Somalia news 0

At a Government-led International Day Against Corruption event in Mogadishu, the United Nations Development Programme (UNDP) and the Somali Federal Ministry of Justice and Judiciary Affairs have signed the first part of an agreement to develop a comprehensive approach to tackle corruption and increase public and private sector transparency in Somalia.

The International Day Against Corruption is marked each year on the anniversary of the ratification of United Nations Convention Against Corruption (UNCAC), with 2018 marking the 15th anniversary of the Convention. The signing of the UN-supported plan at the Mogadishu event coincided with the announcement, by the Minister of Justice, Hassan Hussein Hajji, that the Federal Government would ratify the UN Convention against Corruption in the near future.

“Acceding to the UNCAC is part of our commitment towards a corruption free Somalia,” Minister Hajji said. “International Day Against Corruption provides an opportunity for Somalia and its international partners, to stand united against corruption. We affirm our mutual determination to strengthen transparency and accountability through the public and private sectors in Somalia,” he added.

During the event Peter de Clercq, the Deputy Special Representative of the United Nations Secretary-General in Somalia, said corruption undermines public trust and weakens state institutions. “The United Nations supports Somalia in its efforts to eradicate corruption, and in building an enabling environment for accountable and effective institutions and processes at all levels.” Mr. de Clercq concluded.

The agreement between the Ministry and UNDP will see the UN development agency and other UN partners work together with the Government, to assess challenges and next steps in building more transparent systems and setting up required legal frameworks to address corruption.

Signing the document together with the Minister of Justice, UNDP Somalia acting Resident Representative, George Conway, congratulated the government on the progress it has made in increasing transparency, accountability and the rule of law in Somalia.

 “What we are signing today is an agreement to provide technical and capacity development support to the Government, so that it can take a comprehensive approach to addressing corruption in the country and towards ratifying the UN Convention Against Corruption. It is my pleasure from the United Nations side to be able to support these initiatives to progress them forward,” Mr. Conway said.

It is expected that the initial assessment part of the plan will then lay the groundwork for a longer-term project to develop a crosscutting National Integrity System for Somalia, led by the Government with the support of the UN.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 12/6/2018 at 6:51 AM, Dahireeto said:

Apophis, MMA is a big supporter of Farmaajo.

You can see all the fan boys from miles

Share this post


Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now