Dalmar1

$50M CORRUPTION: Honorable Minister Beyle is about to be disgraced (reputationally) as a thief and discarded by KHEYRE, as the noose is tightening.

Recommended Posts

Dalmar1   

 

Caddeyn: Musuq-maasuqa ($50M) wasaaradda maaliyadda iyo warqadaha baaritaankii hanti-dhowrka (Arag)

image.png.2ea307e1e46c314dd6ecf63d6210f288.png

Heerka musuq-maasuqa wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa maraya meel aad u sareysa, waxaana soo baxay caddeymo muujinaya ku xadgudub hanti dadweyne oo caqliga ka baxsan.

Waa muhiim dagaalkaan lagula jiro Musuq maasuqu waana talaabo soo kordhin karta horumar dhaqaale, dhaqan dowlad wanaag iyo islaxisaabtan. hase yeeshee su’aasha ayaa ah dagaalka ma ku wajahan yahay dadkii la rabay.

Maalmahaan waxaa warbaahinta aad looga hadal hayey shaqaale iyo askar loo xiray Musuq awgiisTusaalihii u dambeeyay wuxuu ahaa askar mushaarkoodu ahaa 100 doollar oo si farsamaysan laba mushaar u qaatay.

In sharciga lagu fuliyo dadka aan garabka haysan oo ay Soomaalidu u taqaan “looma ooyaanka “ iyada oo aan lala xisaabtamin ama aan sharciga la hor keenin dadka isbidaya inay haystaan garab ay isku hallayn karaan. Arrintaan waxaa ka dhalan kara

  • Ciqaab iyo caro ka timaadda Ilaahay
  • Inay yaraato kalsoonida ay dadweynuhu ku qabaan dawladda
  • Inaan madaxda dawladda marka ay Musuqa ka hadlayaan aan dheg loo jalaqsiin
  • Inay dhiirrogeliso in tuugada waaweyn ay ku dhiiradaan  xatooyada xoolaha dadweynaha

image.png.076b2e8e13c5aa52cd37c79e70221938.png

Sida ay dad badan la socdeen waxaa Wasaaradda Maaliyadda ka dhacay Musuq baahsan oo markii uu soo shaacbaxay Hantidhawrka Qaranku uu baaris ku sameeyay sedex (3) nin oo ka mid ah gacan yarayaasha Wasiirka Maaliyadda isla markaana ay xigto dhow yihiin mudane Beyle, sidoo kale Agaasimaha Wasaaradda Maaliyadda mudane Shire Jimcaale oo isagu ahaa ninka u fududeeyay in Musuqaas uu ka dhaco Wasaaradda

Sidee wax u dheceen? Yaa qaata seddex mushaar iyo ka badan? Xaggee ka qaataan?

image.png.293a9da560292612963ffb6506d03a84.png

Saddexdooda sanadkii waxay qaataan $385,800 (saddex boqol & sideetan iyo shan kun iyo sideed boqol Hanti dhowrka qaranku wuxuu baaritaan ku waday kiisaskaan musuq maasuqa ah muddo lix bilood ah. 

 Kiisaskaan ayaa ahaa mushaaraaad iyo gunooyin ay ka kala qaadan jireen Wasaarada Maaliyada, Arimaha Dibada, Safaarada Sweden, Baniga Aduunka, iyo Bangiga Afirka, lacagtaan oo qaarkood la qaadanayey mudo 2 sano ah.

Dhacdadaan Musuq Maasuqa ee foosha xun oo lagu lunsaday lacag gaaraysa $385,800 sanadkiiba mudadaas ilaa iyo hadda  shacabka Soomaaliyeed ma helin cadaalad la horkeeno arintaan oo si cad u muuqata lana hayo cadymihii ducomentiyada lagu qaatay lacagaahaas.

Arrintaan waxay noqonaysaa mid lagu ogaado in ay Xukuumadda ka dhab tahay inay Musuqa la dagaasho iyo in kaliya looma ooyaanka la ugaarsanayo caddaalad ma aha ee caddaalad darro lagula kacaayo shacabka masaakiinta ah ee lagu helay xatooyo $100 doollar ah.

Haddaba waxaad hoos ka daalacataa baaritaankii Hantidhowrka uu ka sameeyay seddexda nin iyo caddeeymo wareeysiyadii lala yeeshay ee ay ku qirteen in ay danbiga galeen, balse, halkii laga sugaayay in caddaaladda la horkeeno wuxuu Hantidhowrka amray oo kaliya in ay soo celiyaan lacagta ay ka dhaceen qaranka.

Haddii ay caddaalad jirto, dhabna ay ka tahay madaxweyne Farmaajo waa in uu caddaaladda hor keena tuugada qiratay dhaca hantida ummadda, lana marsiiyaa ciqaabta ay mudan yihiin.

Halkan hoose ka akhriso wareysiga iyo warbixintii Hanti Dhowrk

image.thumb.png.641b99f25542163516c39436eb474ce5.pngSaddexdooda sanadkii waxay qaataan $385,800 (saddex boqol & sideetan iyo shan kun iyo sideed boqol Hanti dhowrka qaranku wuxuu baaritaan ku waday kiisaskaan musuq maasuqa ah muddo lix bilood ah. 

 

 Kiisaskaan ayaa ahaa mushaaraaad iyo gunooyin ay ka kala qaadan jireen Wasaarada Maaliyada, Arimaha Dibada, Safaarada Sweden, Baniga Aduunka, iyo Bangiga Afirka, lacagtaan oo qaarkood la qaadanayey mudo 2 sano ah.

Dhacdadaan Musuq Maasuqa ee foosha xun oo lagu lunsaday lacag gaaraysa $385,800 sanadkiiba mudadaas ilaa iyo hadda  shacabka Soomaaliyeed ma helin cadaalad la horkeeno arintaan oo si cad u muuqata lana hayo cadymihii ducomentiyada lagu qaatay lacagaahaas.

Arrintaan waxay noqonaysaa mid lagu ogaado in ay Xukuumadda ka dhab tahay inay Musuqa la dagaasho iyo in kaliya looma ooyaanka la ugaarsanayo caddaalad ma aha ee caddaalad darro lagula kacaayo shacabka masaakiinta ah ee lagu helay xatooyo $100 doollar ah.

Haddaba waxaad hoos ka daalacataa baaritaankii Hantidhowrka uu ka sameeyay seddexda nin iyo caddeeymo wareeysiyadii lala yeeshay ee ay ku qirteen in ay danbiga galeen, balse, halkii laga sugaayay in caddaaladda la horkeeno wuxuu Hantidhowrka amray oo kaliya in ay soo celiyaan lacagta ay ka dhaceen qaranka.

Haddii ay caddaalad jirto, dhabna ay ka tahay madaxweyne Farmaajo waa in uu caddaaladda hor keena tuugada qiratay dhaca hantida ummadda, lana marsiiyaa ciqaabta ay mudan yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Minister Beyle is about to be thrown under the bus by the Nabad iyo Nolol team, Kheyre is sacrificing him in order to save himself and his reputation!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

I do not know why Muqdisho anarchist group does not like this guy Obsiiye. From day one he was appointed the finance ministry department they started complaining about him. Can someone explain. This is not a new information for these three people related to Bayle. This people has multiple salary in the government, even if true, Is not same  for those soldiers who  were taking money and registered both as police and military with different fake names or the port official giving out fake  tax document.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

The Mogadishu business community  do not like paying taxes.  For example , There was a huge bag carrying one million worth of cell phones , and the basic 5% tax could have been $50,000, yet they wanted to pay 50 dollars or less. It is a well known issue.

That issue does exist in Mogadishu, yet when I saw a poor soldier was arrested for double  dibbing of just one  hundred dollars I knew the Facebook boys were hiding something. 

In my opinion, C/raxman Bayle is not guilty of stealing any money. Yet, the Facebook boys might get rid of him for not playing ball . I have been looking where about of the Saudi money for a long time, and finally Bayle told us that it was deposited in Istanbul, Turkey bank. The question is why in Turkey and not the central bank? we need an explanation.

Also, where is the Qatar money? and who is controlling that fund?  

We need answers.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Also, Bayle could be a threat to the Facebook boys in 2020  as a candidate and they  might want to disgrace him for a good.

War jiraaba cakaara ayuu iman.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Indeed these are the real questions. Former deputy finance minister Mahad Salaad had opened an account in Dubai to deposit the Somali asset recovered from other foreign banks. Then governor Yusur Abraar had  refused to activate and co-sign that account for fear of the money being used for nefarious reason which forced her to resign.

I saw in the news clips a poor looking Somali lady that happen to be the deputy governor of the bank explain how the ministry of fiancé had accessed to the account and withdrawn from the bank around $35 million of the 50 million.

They do not need to read papers on the podium with microphone. They need to release real documentations explaining when the account was opened , who authorized it and how those money were spent. Did the money went to the operating budget of the government?, did they accessed to cover the budget deficit or was  used as slash fund to bribe people and other issues.

These are simple questions. There is no need to mobilize the Kheyre faction of the parliament and cry foul.

Askaribaa boqol doolar qaatay oo saxaafada iyo Facebook ayaa la soo geliyey waa war cusub. Why not just stop the double dipping and move on . If you want to avoid these problems why not pay these poor soldiers a living wage.

Furthermore, why would a Somali soldier protect and die for a guy making ten grand while he is making $100 dollars. Give him at least $700 or 10% of the salaries of those he is giving his life for.

Markaas bay waxay ku odhanayaan askarigii baa qorigiisi gatay. Askarta waxay u haystaan dadkii reer miyiga ahaa ee dan yarta ahaa ee waxii la siiyaba iska qaadanayey. Waar askariga manta joogaa I phone buu haystaa oo dunida waxa ka socda ayuu la socdaa. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Bayle waa nin daacad ah sida daahirka ka muuqata doonaya inuu dalkiisa iyo dadkiisa wax u qabto.

Jawaabtiisu waxay u badan tahay caadifad iyo ilmo adeerayaalow wadanka aan dhisno.

Haddii shaatiga aad xidhantahay lagugu qabsado waa laga garbaxaa.

siyaasiyiinta dacwada kusoo oogay way ugu talo galeen inay ruxruxdaan waa niman shaqadoodu tahay danahooda gaarkaa wax is daba marin waligoodna kusoo dhaqmi jiray

Walaalayaalow ma yaqaanaan iyo waddan midna.

Aragtidayda waxaa la gudboon Dr. bayle inuu xisaab la yimaado oo gar baxo markii uu ku guulaystana ayaga la xisaabtamo, dacwadna ka gudbiyo.

Sheego intii maslaxadda gaarka ah ugu timid iyo mu'aamaradda ay soo maleegeen meeshay salka ku hayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
9 hours ago, gooni said:

Aragtidayda waxaa la gudboon Dr. bayle inuu xisaab la yimaado oo gar baxo markii uu ku guulaystana ayaga la xisaabtamo, dacwadna ka gudbiyo.

Waa inuu sidaa sameeyo haddii aanuu wax qarinayn

Share this post


Link to post
Share on other sites

When I hear/read corruption in places like Ethiopia or Somalia it means:

I want my turn. That is all.

Nobody talks about the system that allows corruption, because the other side does not want to close the door, they simply want to get in and have their turn.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

OO

You right on this one. This case those people who were stealing or their family members were stealing during the last Somali governments are not happy with the new team taking over the business. In fact the new team are less corrupt than the old ones. They distribute more the limited cash they got. Even the unemployed young people in Hargeysa are coming to modish and getting good pay jobs instead risking their life going to Libya. The money are going many pockets rather just few. Culusow was just transferring to South Africa what ever he got. They are also selective which department and which individual they want to blame for corruption. It is all about the useless short sighted game of Nomads.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   
20 hours ago, Oodweyne said:

 

That is the really the question in here And apparently, Dr Beyle seems to have a great deal of difficulty in answering that question. And in particularly in whose "orders" was it that have issued those instruction that made it possible for the Saudi's donated money should be put in a private bank in Istanbul of Turkey. And not in Somalia's central bank.

Similarly, if there is no enough large vault in Somalia's central bank to hold that amount of money, physically, inside Somalia, then Somalia's central bank has a "dollar current account" at the IMF. whereby money could be deposited in easily, by way of "transferring" the money from Kingdom's finance ministry to Somalia's Current account facility at the IMF.

Moreover, you can even deposit that money at the World Bank (WB), whereby Somalia has a "input/output current-account facility" there, where the ministry of finance can deposit their donated fund. And then eventually withdraws it as the needs to use that money emerge along the way.

All of these can easily be done by Dr Beyle, or the governor of the central bank of Somalia. Given that it was Dr Beyle, who actually opened both of these "current account facilities" for Somalia at the IMF and at the World Bank (WB), respectively. 

Hence, he really needs to explains himself in here, to say the least. In particularly, along the lines of saying as to where is the money now? Why was it put in a private bank in Turkey? How many other "private banks" does he deal with other than officials central banks?

And most crucially of all, where does the "Qatari's fund" that gets to be donated to Somalia actually go in-terms of which banks? And in which countries? And how much, if any, of those "donated fund" has reached Somalia so far? And where is the "written documentations" of all of these?

These are the real questions he needs to come up with answers to.

12

I was thinking that you had no faith in moqdisho government. It is hard to believe that you have real questions for them to answer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

They asked him ,  Why you did not print the nations currency?

He answered that they could not find $41 million dollars for the cost of printing. 

Folks, this must show the incompetence of the Facebook boys. If the cost of having a national currency is just 40 million, I would have done what ever it took and print that money. 50 million from the Saudis should have covered.

It is the typical African thinking of avoiding to spend money  on infrastructure and public needs. Everyone is talking about public service salary. What kind of services these ministries are providing foe Somalis?, nothing.

Did they ever build any sleeping quarters for the army ?I heard that they got 5200 public servants in Mogadishu alone. Tolow ayey u shaqeeyaan dadkaasi?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

41,malyan lacag sidaa u badan ma'ahan xaqiiqdii way ka gaabiyeen dawladaan samaynta lacagta, xataa xaashi ha noqoto sida tan snm.

Ganacsatada waa wayn yaa hor taagan gabi ahaan qaranimada soomaaliya waa aragtidayda ii gaarka ah.

Waxay suuqa geliyeen dad ay ku sheegeen dhaqaalo yahan oo maraykanka iyo kanada machad labo sanaa ku qaatay, markii la waraystana sadex erray oo soomaaliya iyo shan eray oo ingiriis ah isugu kaaya xira,

Waxay ku doodayaan,dawladdu haka fiirsato lacagtaan lasoo daabacayo waxay keeni kartaa sicir-barrar aan horay loo arag iyo abaaro wada socda.

Evc, saad, iyo hawadaa beenta ah oo wax lagu kala iibsanayo halkii daqiiqo waxay ka sameeyaan malaayiin aan kontorool, canshuur iyo xad lahayn.

Waxaa iigu dhib badnaa markii islaan waayeel ah oo diifaysan ii dhiibtay telefonkeeda oo igu tiri maandhow toban doollar ah iigu tuur nombarkaan waa warqad kale oo ay gacanta ku haysato wax ku qorana aysan garanayn.

Cuqubadaas masakiinta laga galayo waxaa masuuliyadda koowaad qaadaya, dawladaan hadda joogta.

Gabacsato aan xalaal cunin naxariis lagana dalbado.

Kuwa xawaakaduhu waa isbaaro kale.

waa isku sicir ribada ay cunaana waa saa'id, aduunyada kale madaxay qabsabayaan hadaad u sheegto in boqolkii doollar lix doollar lagu xawilo soomaaliya

Diyaaraduhu waa la mid xagaaga iyo jiilaalka waa isku sicir aan nadaafad lahayn.

Aad baan ugu farxay runtii markaan maqlay diyaarado badan yaa soomaaliya tagaya waadna kala dooran tii aad ku raacdo khidmo wanaag iyo jeebkaaga labadaba.

kuwa telefonada waa la mid dhamaantood waa isku khidmad iyo isku sicir, ma isku qof baa leh?

kuwa daawooyinka, dawooyinkoodu tayo ma leh kontorool ma leh sicirkooduna, waa xad dhaaf sidoo kale, waliba meesha ay ku kaydiyaan kulaykeedu kama yara 50'c 55 qiyaastii sunta daawada yaa ku dawikhaysa intaadan iibsan.

Waxaan aaminsanahay dagaalka xagjirka waxaa ka muhiimsan kan ganacsatada, mana dhib yara dagaalkoodu, waa isla xag jirkii. 

Mar waa culumo mar waa oday dhaqameed, mar waa siyaasi, mar waa bulshada riyadkaa, nin lacag haystaa shaatiyo badan ma waayo

Laakiin waxaa iska celin kara maamul adag oo qardo jeexa wixii soo baxana aan dan u gelin,ducufka dawlad kastoo dhalata ayagaa sabab u ah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.