Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

The original guulwade

Recommended Posts

6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Yaryaruurac yar ayaa tahay laba jir ah, meeshee dabeesha u socoto u duulaayo. Isbaaro iyo burcad wax dhaceyso meesha laguma gaayee ee nagu kala wad.

P.S. - Don't force me to edit your posts by writing qabiil names on SOL.

LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odweyne

Marka ugu horaysa sidaan in badan kuu sheegay, aqoontaadu kor bay ka bilaabatay tiir ama aasaas hoose malahan,

Dugsigii hoose kii dhexe iyo kii sare intaba waa lagaasoo bootiyay.

Buug gaalo qortay yaad in badan akhrisay kuna indho beeshay waadna kusii waalatay.

Qof muslin ah jaahil ma noqdo xataa hadduu miyiga ood wyne, xayn ari (adhi) ah ku haysto, wuu kala saari karaa xaqa iyo baadilka ama saxa iyo khaladka.

Ingiriiska iyo reer galbeedka, caam ahaan, haddaad aqoonsi labaad waydiisato, waxaad ictiraaftay ama aqoonsatay, in gumaysigoodii xaq ahaa markiisii horaba, khaladna tahay in loo dsbaal-dego maalinta xoriyadda?

Wayna sameeyeen maamulka snm

26'jun uma dabbaal-degaan, lama ogola, waxay ku badeleen 18'ka May, taasina waa waalida marqaanku keeno.

Saaxiib gaaladu dhulkay kala qaybisay waa dhul soomaaliyeed intaas garashadaada geli, wayna ka xorowday nus qarni iyo dheeraad ka hor, qof kastoo caqligiisu joogo wuu garanayaa inaan qabiil la qaramayn karin.

Tan aad halganka ku sheegaysaan aduunku wuxuu ka aaminsan yahay inuu siyaad barre ku saxnaa

Sababtu maxay tahay?

Siyaad barre wuxuu difaacayay xuduudka dalkiisa iyo dadkiisa waana waajib saaran dawlad kastoo aduunka saaran.

Maraykanku asagoo gardaran buu xuduudkiisa ka difaacay ciraaq oo malyiin mayl u jirta.

tusaale yar baan kuu sheegi mudane aqoonyahan.

Ayadoo aadan wax aqoonsiya dunida meelna ka haysan yaad waxaad ku doodaysaa tuko raq waa xuduudka snm, oo ingiriiskii tagey yaa raashin kariyihiisii dhaxal u siiyay, waana waajib in dhiig loo daadiyo.

Siyaad barre oo wadan barakaysan balaaran oo hadana xor ah ka talaniyayna dagaalkiisu xaq ma ahayn.!!

Ama adaa waalan ama anaa waalan, waalidu, geedaha kuma dhacdo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^Gooni,

"......Hadal-tiris haan laga buuxshey, hiil waa ka dhigan jirey, heeryeysane hanan kari waayey,

Hoos-u-liite, hawraar hubsan hareer-marey, humaag iyo hawaawir, waa ku hiifleyn jireye,

hoobaalay iyo hoo-hay lagu haraado waa hantidii huuraale haybad-madhan......."

Intaas wax ka badan, naxli-faqashow, ma istaahishid.  

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Toddobuu qabaa naaga xora, tuu falaa darane
Kun towxiidsanaayuu sidii, Teys u gawracaye
Taag niman lahayn iyo agoon, buu ka taajiraye

 

Waa Afwayne oo caruurtii Ubaxa Kacaanka mid ka mida la raaxaysanaya. 

image.png.6e3f934d59a294463db39973c533edea.png

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaan 

Waalidka in dhabtiisa lagu fariisto ceeb ma'ahan.

Suldaanka ma'adaa isu bixiyay mise waa kasoo jeedaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, gooni said:

Suldaan 

Waalidka in dhabtiisa lagu fariisto ceeb ma'ahan.

Suldaanka ma'adaa isu bixiyay mise waa kasoo jeedaa?

Anigu waalid uma aqaane, paedophilia ayaan u aqaan. 

Sawirku wuxu qiimaynaya damiirka iyo halkuu diinta iyo dhaqanka ka joogay daaquudkii Afwayne. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Diin  afweyne wey  kala tegeen wahore  afweyne wuxu aminsana diinta  masiixiga maraykanka sheegey he is willing to pray to Jesus in order to get hubfarabadan. From odaygi laodhanjiray  Ronald reagon

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaanka, that is a weird picture. Is that his child? What was the context he was getting cozy with the girl?

image.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Holac said:

Suldaanka, that is a weird picture. Is that his child? What was the context he was getting cozy with the girl?

image.png

No that is not his child. This is Oct 21th event and she is most likely a member of the Ubaxii Kacaanka. 

It is an open secret that leaders of the dictatorial junta used to pick pritty looking ones as confort girls. And this seems to be Afwayne's pick. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cadnaan sawirku wuxuu ahaa markiisii hore gabar yar oo ubax ah waxay ku badaleen waji gabar itoobiyaana oo beeraley ah

Ciyaalka snm madax dhaqday afartan sano, bay qaan gaaraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

If you think Siad Barre (AUN) would do such thing in the full glare of the public,then you need your head examined.

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, gooni said:

Cadnaan sawirku wuxuu ahaa markiisii hore gabar yar oo ubax ah waxay ku badaleen waji gabar itoobiyaana oo beeraley ah

Ciyaalka snm madax dhaqday afartan sano, bay qaan gaaraan.

Inay fashilantay waad ogaatay oo waayeel dhaaftay. :D :D 

Tani waa saleelo, isagoo sidii Baadariyiinta Catholiga wiilasha qolka loogu xareeyo ka waran?  Waxa iigu maqaalo ah inu diinta Catholiga qaatayna. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
14 hours ago, gooni said:

Cadnaan sawirku wuxuu ahaa markiisii hore gabar yar oo ubax ah waxay ku badaleen waji gabar itoobiyaana oo beeraley ah

Ciyaalka snm madax dhaqday afartan sano, bay qaan gaaraan.

Wakaas, hacoogii naxliga matigi jirey. Layaabse malaha oo horaa loo ogaa "dhal-faqash" qaangaadhkoodu waa asaasaq.

Nin-doorkooduna waa mid "Dhufaanan" oo dumarka "magan" u ah. Iyo mid kale oo xataa aan heysanin magantaas oo ah "fuley-hadhkii-ka-carara-ah" oo ilaa Nigeria cararka ku taga, oo halkaas nafta ku aamina.

Markaa ragga "afweyne fuley" taariikhda ku xusaya, maantana hogaanga uu u hayo kan "maritida" ku ah Xamar, waa ku dad bahdilan.

Sidaa-daraateed, "naxliga-biya-dhaca-ah" ee uu Gooni halkan lasoo fadhiyaa waa wax aan ka weynan ereygii taariikhiga ahaa ee laga soo xigtey, Salaan Carabey, markii uu yidhi: 

"......Hadaad hiil Hinaastey Aadse Itaal Uweydey, Ma Afkaad Ku Ciil-Bixi Ileyn Cidlaad Kahanjabeysaaye......."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now