Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

The original guulwade

Recommended Posts

f.jpg

The reason I am calling it original guulwade is because Siyaad Barre's uniform. Guulwadiyaasha that was created during Kacaanka dareeskooda ayaa saas ahaa.

Rabi ha u wada raxmado marxuumiinta meesha ka muuqdo - Sheegoow Bishaaro (midigta), C/rashiid Cali Sharmaarke (dhexda) iyo Maxamed Siyaad Barre (bidixda). Qofka dharka cad Maxamed Abshir u egyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ingiriis, this, Ingiriis that. Ingiriis, Ingiriis...

Those wretched secessionists and their never-ending worship of anything Ingiriiska. Waxaa ka cabsanaa xataa haddee janada galaan inay dhihi doonaan 'boqortooyadeena Reer Ingiriis maku jiraan?' Shamelessness.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ciyaalku wax dambi ah ma leh waa la marin habaabiyay taariikh aysan dhalan ama dunida joogin yaa si khaldan loogu sheegay.

Siyaad barre snm waxba uma u arag mar walbana wuxuu ilaalin jiray inaan dadka wax dhibaataa soo gaarin wuxuuna la dardaarmi jiray qaybtii 26aad inay shacabkooda ilaaliyaan una turaan, taas anigaa xisaabteeda leh.

Snm waxay isticmaali jireen carruurta iskoolka iyo dumarka inay dhagax tuuraan mararka qaarkoodna buuqaan, halganka ay sheegayaan oo dunida ku wareeriyeen intaasuu ahaa.

Waligaa ma maqasheen ayagoo urur ciidankii dalka ah, ay dagaal isaga hor yimaadeen? ama meel la garanayo kala wareegay? ma jiro xataa waan ku riyoonay ma oran karin xiligaas.

Taariikhda ay ingiriiska waydiinayaan shalay ahayd waa 90kii ka hor. 

Mujaahidkana waxay u yaqaanaan intii dumarka xarshin itoobiya ugasii horaysay, oo ka baqay in loo qabsado abaabulkii caruurta.

Allaha u naxariisto dhamaantood rag qiimo badan yaa sawirkaa ka muuqda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxa runti ah adigu ma faqashbaadahayd   SNM iyo d owladi xaraantakudhisnayd boqojiho oo bay iskwaweerareem dagaalki buhoodk3 1983 dagaalki buuraha 1983. Dagaalki burco duuray end  1984..  the hijack of both Somali airlines and on the sea. Then the mother of all wars 1988. Which then late afweyne stoped claiming all somaligalbeed because SNM was a bigger issue for him. Afweyne at last said  mengisit and Ethiopians are our now I can talk freely what he didn't know is we had a man inside Djibouti  who told us anything top adviser  to the late abtidoon. Afweyne thought he could talk freely unlucky for him  the news reached the SNM camp in diredhawe with 10 minitutes. All his plab got leaked on which late president siilaanyo anticipated.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guulwade is the worst insult anyone can give another person.  It pretty much means you are an opportunist.  Welibana the lowest of the low.  In fact for those of you who are not aware a "Guulwade" in Somaliland was known as a "Green Dog".  LOL It thrills me immensely that the green dogs have been eliminated from the Soil of Somaliland. Allahu Akbar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Soomaalidu maxay tahay?

Waa dad madaw oo ilaahay abuurtay oo isku diina isku midab ah isku luuqad ah oo hadana caato wayd ah u badan

Waxay isu qaybiyeen qabiillo iyo jufooyin hoose oo si fiican isu yaqaan, hadana doonaya inay indhaha isu xanjeeyaan.

Walaalayaal snm ma ahayn onlf oo kale, callan  maysan lahayn ay ka taagto tuuladii ay siyaad barre ka xorayso mana aysan dhicin

Waxay ahayd jabhad ku dhex jirta dumarka iyo carruuta.

Waxay sheegan jireen inay diidan yihiin taliskii siyaad barre allaha u naxariistee, 

Biixi talaabo dheere yaa sheegay berigii uu duurka ku jiray, inay kasoo horjeedaan maamulka muqdisho, marna afkooda masoo marin, mana soo marin karin, xoriyadeena gooni isu taagga yaan jaalle siyaad ka doonaynaa.

Intaas ma beenbaan ka sheegay mudanayaal iyo marwooyin?

Waa nasiib daro in taariikhdii 90'kii ingiriis la waydiiyo, oo lagula murmo dadkii joogay goobta.

Suldaan

Erayga Guul-wade waa eray qurux badan ceebna meel kamasoo gasho.

Waa qaacido dhaqanka suuban ku qotanta.

Allaah, Waddan,iyo Guul-wade.

Waa in ilaahay iyo rasuulkiisa la adeeco

Wadaniyad la yeesho

Lagana dambeeyo hogaanka iyo daxda dalka.

Ardada dugsiyada waxaa la safi jiray iskoolka ay dhigtaan hortiisa

Waxay akhrin jireen uguna hor marin jireen Faataxada. 

Waxay ku xijin jireen heesta callanka.

Waxaa ugu dambayn jiray guul wadoow siyaad.

Haddii da'daadu yar tahay waydii ehelkaaga oo aan filayo markay xasuustaan inay ilmo farxadeed soo dhaafi doonto kaagana sheekayn doonaan beri samaadkii.

Lama sheegin aduunka makhluuq caqli alle siiyay oo hoos u dhigaya taariikhdoodii quruxda badnayd, iyo markii dalkoodu sumucadda lahaa

Kuna faanaya, taariikh madaw oo gaajo jahli tahriib, iyo towfiiq la'aan ka buuxdo.

Soomaali ma nihin ee somaliland baan nahay waa dhaxalkii mujaahid marqaansan.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Never in my life have i seen an D&M member praising the D-block as Guulwade, these people of D&M were heavily oppressed, they were called beggars and names of vile by these ''Guulwade'' and yet this confused MMA praises them, wtf right !?!?!?

Anyway i'm starting to question whether this man MMA trully is an D&M, this man is in my opinion an individual of low repute from the D-block masquerading as an D&M.

As they say, if it looks like a duck, swims like a duck, and quacks like a duck, then it probably is a duck, in his case an D-blockist.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

House negro aragtidayda,laguma matali karo, dad soomaaliyeed oo waxna isku diidi kara waxna isku raaci kara.

House negro waxaa lagu matali karaa dad xoriyadooda la siiyay nus qarni ka hor, oo wali guri ingiriis, aqoonsi, u hor taaggan ayadoo qabow ba'ani dhacayo.

Dalmar1

Awoowe, snm waxay sheegtaa inaysan xoriyad ka hesheen siyaad barre, usc la'aanteed wayna u mahad celiyaan maalinta la gaaro 18'ka May

Marna waxay ku sheegaan inay ahaayeen "yay" gaajaysan uu buur kasoo daadatay.

See kuula muuqataa labadaa aragtiyood oo ay ka haystaan usc?

Share this post


Link to post
Share on other sites
17 hours ago, Dalmar1 said:

Never in my life have i seen an D&M member praising the D-block as Guulwade, these people of D&M were heavily oppressed, they were called beggars and names of vile by these ''Guulwade'' and yet this confused MMA praises them, wtf right !?!?!?

Anyway i'm starting to question whether this man MMA trully is an D&M, this man is in my opinion an individual of low repute from the D-block masquerading as an D&M.

As they say, if it looks like a duck, swims like a duck, and quacks like a duck, then it probably is a duck, in his case an D-blockist.

Yaryaruurac yar ayaa tahay laba jir ah, meeshee dabeesha u socoto u duulaayo. Isbaaro iyo burcad wax dhaceyso meesha laguma gaayee ee nagu kala wad.

P.S. - Don't force me to edit your posts by writing qabiil names on SOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Yaryaruurac yar ayaa tahay laba jir ah, meeshee dabeesha u socoto u duulaayo. Isbaaro iyo burcad wax dhaceyso meesha laguma gaayee ee nagu kala wad.

P.S. - Don't force me to edit your posts by writing qabiil names on SOL.

LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Odweyne

Marka ugu horaysa sidaan in badan kuu sheegay, aqoontaadu kor bay ka bilaabatay tiir ama aasaas hoose malahan,

Dugsigii hoose kii dhexe iyo kii sare intaba waa lagaasoo bootiyay.

Buug gaalo qortay yaad in badan akhrisay kuna indho beeshay waadna kusii waalatay.

Qof muslin ah jaahil ma noqdo xataa hadduu miyiga ood wyne, xayn ari (adhi) ah ku haysto, wuu kala saari karaa xaqa iyo baadilka ama saxa iyo khaladka.

Ingiriiska iyo reer galbeedka, caam ahaan, haddaad aqoonsi labaad waydiisato, waxaad ictiraaftay ama aqoonsatay, in gumaysigoodii xaq ahaa markiisii horaba, khaladna tahay in loo dsbaal-dego maalinta xoriyadda?

Wayna sameeyeen maamulka snm

26'jun uma dabbaal-degaan, lama ogola, waxay ku badeleen 18'ka May, taasina waa waalida marqaanku keeno.

Saaxiib gaaladu dhulkay kala qaybisay waa dhul soomaaliyeed intaas garashadaada geli, wayna ka xorowday nus qarni iyo dheeraad ka hor, qof kastoo caqligiisu joogo wuu garanayaa inaan qabiil la qaramayn karin.

Tan aad halganka ku sheegaysaan aduunku wuxuu ka aaminsan yahay inuu siyaad barre ku saxnaa

Sababtu maxay tahay?

Siyaad barre wuxuu difaacayay xuduudka dalkiisa iyo dadkiisa waana waajib saaran dawlad kastoo aduunka saaran.

Maraykanku asagoo gardaran buu xuduudkiisa ka difaacay ciraaq oo malyiin mayl u jirta.

tusaale yar baan kuu sheegi mudane aqoonyahan.

Ayadoo aadan wax aqoonsiya dunida meelna ka haysan yaad waxaad ku doodaysaa tuko raq waa xuduudka snm, oo ingiriiskii tagey yaa raashin kariyihiisii dhaxal u siiyay, waana waajib in dhiig loo daadiyo.

Siyaad barre oo wadan barakaysan balaaran oo hadana xor ah ka talaniyayna dagaalkiisu xaq ma ahayn.!!

Ama adaa waalan ama anaa waalan, waalidu, geedaha kuma dhacdo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Toddobuu qabaa naaga xora, tuu falaa darane
Kun towxiidsanaayuu sidii, Teys u gawracaye
Taag niman lahayn iyo agoon, buu ka taajiraye

 

Waa Afwayne oo caruurtii Ubaxa Kacaanka mid ka mida la raaxaysanaya. 

image.png.6e3f934d59a294463db39973c533edea.png

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan 

Waalidka in dhabtiisa lagu fariisto ceeb ma'ahan.

Suldaanka ma'adaa isu bixiyay mise waa kasoo jeedaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, gooni said:

Suldaan 

Waalidka in dhabtiisa lagu fariisto ceeb ma'ahan.

Suldaanka ma'adaa isu bixiyay mise waa kasoo jeedaa?

Anigu waalid uma aqaane, paedophilia ayaan u aqaan. 

Sawirku wuxu qiimaynaya damiirka iyo halkuu diinta iyo dhaqanka ka joogay daaquudkii Afwayne. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.