Suldaanka

MBC gets a huge reception from the Dervish community

Recommended Posts

U malayn maayo ninkii babera orodka ku dhex marayay inuu laas caanood dadka dhex seexday.

Waxaa laga yaabaa inay meel gaara ku hayeen nimankan reer sool waa jufooyin kala aragti duwan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
20 hours ago, gooni said:

U malayn maayo ninkii babera orodka ku dhex marayay inuu laas caanood dadka dhex seexday.

Waxaa laga yaabaa inay meel gaara ku hayeen nimankan reer sool waa jufooyin kala aragti duwan.

Gooni,

Saaxiib, Madaxweyne Muse Biixi ma aha fuley sidii Afweyne oo kale ah, oo habeen-madow ka cararey Villa Somalia markii rag mad-madow oo indho-madow lehi, ay xisaab iyo xiniinyo ula yimaadeen bishii January ee sanadkii 1991.

Muse Biixi ma ah "fuley-dhufaanan" sida Ina Farmaajo ah oo "kaare" (ama Taangi) Afrikaan leeyahay ku dhex-xaara ama ku dhex nool. Oo xataa aan awoodin in uu magaaladda Xamar dhex lugeeyo.

Muse Biixi waa nin ishuba, berbera-na nin ka carara maaha, ee waa nin talaabo dheereeya marka uu soconayo. Waana haybad u dhalasha ah socodka noocaas oo kale ahi.

Muse Biixi, magaaladda Las-Caanood baryo iyo walaalow kuma joogo oo kuma seexan. Ee xiniinyo-rageed ayuu ku joogaa. Oo ah kuwa xiniinyo ah oo ku yaala reerka Laas-Caanood leh oo ah reer Somaliland ah oo aaminsan "mabda-ahaan-Somaliland" oo waliba ah reer H-arti ah, oo D-aarood ah.

Intaas haddaad fahmi weydey, soo kaxeyso waxii aad heleyso oo kaaley Laas-Caanood oo u diid in uu dhex-joogo.

Oo ku darsoo, kuwa kasoo qaylinaya Garoowe ee "Fuleyda is-urursatey ah" u soo-raac dagaalka si ay u awoodaan in ay habeen qudha, haba noqotee, ay u dhex-seexdaan Laas-Caanood, sida Muse Biixi uu u dhex mushaaxayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland seems to be most benefiting from changes in Ethiopia, Somalia, Djibouti. And Somaliland is extracting most results from it.

Consolidating before the ones in Somalia or Ethiopia have their footing planted in any direction.

The situation with Djibouti is exemplary for others to follow. Blood is thicker than water principle.

I wish Puntland and Somaliland can find some way of modus vivendi.

Oodweyne,

You might loose your PM where you are same month and probably same date as Margaret Thatcher.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, Old_Observer said:

Oodweyne,

You might loose your PM where you are same month and probably same date as Margaret Thatcher.

Old_Observer,

True that. The Brexit is turning out to be a real disaster for UK's economy. And what is worse is that if the UK's parliament were to vote it down Mrs May's Brexit deal when the votes start happening in mid-December in the house of the commons (i.e., UK's parliament) then the wooden and poor Mrs May may lose her Prime-Minister's job. So we may have another general election by early next year, whilst UK's withdrawal from the rest of the EU will still be up in the air (as it were).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odweyne

Saaxiib markad nin wayn noqoto runtaa loo dhawaadaa si aadan u khaatumo seegin

Reer laas caanood gebi ahaantood ma aaminsana inay soomaaliya ka go'aan taasi waa xaqiiq biyo kama dhibcaana.

inta vila morgan la joogta biixi maslaxadooda gaarka ah yaa ugaysay.

Shaqada laga rabaa oo ay mushaarka ku qaataana, waa inay marti geliyaan wixii snm ka aada laas caanood daafaheeda,si loo sawiro.

Abti meeshaan soo fariiso ha nooga dhigin mudane madaxweyne,soomaalidu waa dad is yaqaan, oo sooryada ku fiican, mushkilad ma leh haddii saxaafaddu sawirato balse sawirka iyo xaqiiqdu isma leh. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^

Wakaas naxligii beerka kuu jiifey aad soo matagtey, yaa Ina-Faqash. Saaxiib, ma isweydiisey, in ay jiro karto maalinkan maanta ah dhowr qof oo siyaasiyiin ah in ay u talin karaan ummad Soomaaliyeed oo qori wada heysata.

Haddiise rag tiro yar ay xukumi karaan masiirka beesha Sool, maxay ku dhacdey in "reerka Dh-bayaco" la yidhaahdo oo "tolnimo" u sheegta beeshan Sool degan, oo waliba rag beesha Sool ka tirsan ay lajoogaan xagaas iyo Garoowe, in ay u awoodi waayaan in ay Sool gacantooda gasho.

Sideese ku suurta gashay in ay Somaliland xukunto Sool iyo Las-Caanood haddaan dadku rabin. Ileyn Israel oo ah wadamadda dunidda ugu xooga weyn ayaa ilaa iyo hadda u maara la' in ay xukunto falastiiniyiin dhagax tuuraysa. Iskaba dhaaf in aad xukunto reer Sool oo guri kasta laga helayo qori-cabeysan iyo wiil laba-xiniinyood ah.

Saaxiib, waxaagu waa naxli-afuufis, maskax-foorarta, iyo af-ku-ciil-bax, ee wax kale oo dood ah meesha kuma heysid.

Laakiin intaas waan kugu ogaa, oo waa waxaan kuu idhi dhowr jeer oo hore in aad tahay "habow-ambad-ah". Oo sagagar ka ah xagga siyaasadda. Xiniinyahana ka madhan. Afkuna dheer yahay. Huu-haaleynta raqiiska ahna "naxwe iyo garasho-rageed" moodaya.

Markaas, saaxiib, "af-laydhis" waxa aan aheyn meesha kuma heysid'e ee hortaa banaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead