galbeedi

Alleged Former and current top Somali officers who were under the Ethiopian intelligence payrol

Recommended Posts

gooni   

Adeega-yaasha itoobiya waxay si fiican usoo bilaabatay wakhtigii c/lahi yusuf uu ka hor yimid taliskii siyaad barre, go'aana, ku gaaray inuu walaalkiis dilo asagoo amxaar la socda.

tigreeguna wuxuu si fiican gacanta ugu dhigay markii la sameeyay federaalka oo uu soomaalida u qaybiyay labo.

Kuwo u adeega, isla markaana u dooda ama difaaca naf iyo maalba, sida puntland, snm, iyo maamulkii 5aad ee ina illey.

kuwo uu qori ku dhex joogo iyo xoog sida koonfurta iyo gobalada dhexe.

Aragtidayda usc amxaar ma jecla balse caqligoodu ma dhaafsiisna muqdisho anukaa leh.

Waxaa u shaqaynayay tigreega boqolkiiba 85 soomaalida qoyskaaga hoose yaa hoos u hadalka ku baraya.

Sidaa daraadeed farmaajo mucaaradkiisa ugu xoog badan wuxuu ka imaanayaa, qalbiyadii, tigreegu jacaylka ku beeray oo oramada u arka inaysan dumaashooda lahayn.

Kan iga koreeya tigree yaad moodaysaan, balse waxaan idiin hubaa inuu yahay shaqaalihii soomaalida oo u adeegi jiray mid ka mida.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Somalida erayga ingiriiska ah ee "gullible" befits them well Wallaahi.No wonder 30 years dagaal macno daro ah baa la isku dilayaa. No disrespect to Galbeedi but it is amazing how someone dreams up a list and all of sudden people say: I knew so and so was such and such.!!!!

War dadka ilaahay iska daaya oo wax hubsada oo qofka waydiiya cadayn. Waxaan waa character assasination aakhirana waa la iswaydiinayaa. Whatever happened to everyone is "innocent until proven guilty". 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Samafal,

Taladaas waan kaa qaatay. 

Warkani Addis ayuu toos uga yimid in aan hoosta geliyana way ila xumaatay maadaama halkan wax la isku dhaafsado.

Hase ahaatee , on second thought it is unfair to publicize these news without concrete evidence. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.