Che -Guevara

Col Gabre arrested

Recommended Posts

Abiy is getting more confident by the minute. However, at what point does he start to commit flagrant overreach  which could descend his country into chaos? Only smart leaders know their limits.  I hope he is smart.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
40 minutes ago, Tillamook said:

Goodluck trying to arrest an internet bot.

Waad naga qoslisay. 

OO could be in Djibouti at the moment. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladda Itoobiya oo goor dhaw xabsiga dhigtay Col Gabre

Jimco, November, 16, 2018 (HOL) – Dowladda Itoobiya ayaa xabsiga dhigtay Colonel Gebregziabher Alemseged laakiin Soomaalidu u taqaanno Col Gabre kaddib markii lagu soo oogay dacwado la xiriira gabood fallo kala duwan.

ayaa ku eedeysay danbiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin xad gudub xuquuqda aadanaha ee gobolka ay Soomalidu degto ee dalka Ethiopia iyo in uu ku lug lahaa banaanbaxyadii rabshadaha watay ee dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Jigjiga.

Gabre oo hore u ahaa taliyihii ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya kadibna noqday lataliyaha dhinaca siyaasada ee urur goboleedka IGAD balse laga ceyriyay bishi June ee sanadkan.

Dowladda Itoobiya ayaa maalmihii ugu danbeeyayba ku howlaneyd dab-galka iyo xariga saraakiil hore oo ka tirsanaa laamaha kala duwan ee Amniga kuwaa oo ku eedeysan fal danbiyeey-do kala gadisan, musuqmaasuq iyo waliba hurinta dagaallo dad badan badani ku dhinteen.

Col Gabre ayaa siweyn looga yaqaanaa gudaha dalka Soomaaliya isaga oo waqtiggiisa ugu badan ku qaatay magaalada Muqdisho siyaabo kala duwanna ula soo shaqeeyay dowladdihii dalka isaga danbeeyay.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiiraan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

I thought he would be among first ones. Isayas hates him and was targeted few times by Isayas. Gabre might have no enemies among Somalis, even ONLF may not have hate on him, believe it or not. But Eritrea would shoot him on site which means Abiy as well.

Sometimes the propaganda is misleading.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
17 minutes ago, Old_Observer said:

I thought he would be among first ones. Isayas hates him and was targeted few times by Isayas. Gabre might have no enemies among Somalis, even ONLF may not have hate on him, believe it or not. But Eritrea would shoot him on site which means Abiy as well.

Sometimes the propaganda is misleading.

 

 

Somali politicians might not hate but I assure a regular Somali will shoot him on the spot.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.