Deeq A.

Musharax Maxamuud Khaliif Xasan Jabiye oo lagu soo dhaweeyay Bosaso

Recommended Posts

galbeedi   

Ninkani in uu reer Bari sax ah yahay waxaan ku ogaaday. Waxa uu yidhi " Dagaalku kow iyo toban waji ayuu leeyahay". 

Barigii ay AHN C/laahi Yusuf iyo Cadde Muuse Isqabteen, reer Barigii aanu kaftami jiray waxa ay odhan jireen C/laahhi iyo reer Mudugu dagaalka hal mid kaliya ayey ka yaqaanaan oo waa an isku soo boodno, anagu reer bariga dagaalkayagu waa 11 nuuc.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa caadi dadka badawdaa ama reer guuraaga way ka qalbi fiican yihiin xadaariga ama guri joogta aan fogaan.

Dagaalka reer guuraagu waa mid qudha waa sax, waadna ka garan kartaa intuusan ku dillin ama naftaada ku dhaafin, markaas ama ka carar ama iska maslax, hadaysan taadu gelin waa ka badbaadi.

Kan xaadaarigu waa 11 nooc oo aadan midna ka garan karin.

Kan ugu sahlan waa markaad salaanto oo ay si fiican kuusoo dhaweeyaan, istaagaaga ka dib ay is fiiriyaan oo yiraahdaan boowe aa iskasoo orday mid wax kala og ma'ahan.

Midkii khayr ku jiro allaha waafajiyo, runtii waa shacab aad wanaagsan ma dhib badna, waana istaahilaan hogaan wanaagsan oo aragti dheer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.