Deeq A.

Musharax Maxamuud Khaliif Xasan Jabiye oo lagu soo dhaweeyay Bosaso

Recommended Posts

I heard he's rich and made his money through range of care home businesses he established in America. I hear those sort of businesses don't have good reputation. 

Honestly speaking though I don't think Puntland needs change of leadership at the moment. Any new leader will not br different from Gaas and there could be a good chance of turning out to be worse. Gaas's problem is his tinkering on the job and it something he can learn from his mistakes. A new leader would set the learning curve backwards. We need continuity and stability for once.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He is from Qardho clan. He is a good guy niyoow. His daughter made record in being the only Somali ever accepted into every ivy league school in America. they were fighting over her. she finally chose Harvard University.  Munira Khalif is a young star niyoow. she was in the news a while ago.

let us welcome anyone who has good ideas for Puntland niyoow. let us not insinuate that he's done something bad. he is hard worker and made his money in America fairly by founding biggest healthcare company owned by Somalis. he is asset to Puntland and puntlanders.

Welcome Mr. Jebiye.

 

IMG_CD4F11-F1B17E-543F1C-FA88E9-F4721F-0

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Moogoow Allah kan khayrku noogu jiro hanugu aadiyo. Ninkaan however he earned his money he is loaded. In the last couple of weeks alone his campaign must have paid over quarter of million supporting different projects going on across Puntland regions. One wonders where was he all these time and how come we never heard of him make similar contributions before? Seems all for self serving objectives and make me wary of him.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reer bariga, arshiifkiisa ama kaydka macluumaadka beelahoodu, waa ka duwan yahay soomaalida kale siiba reer qardho.

Waa dad xadaaradoodu aad u fogtahay.

Musharixiinta markii lacagtu ka dhamaato ka dib, bay soo saaraan file'kiisa iyo beesha saxdaa oo uu kasoo jeedo, marka ha la sugo yaan la degdegin.

Musharuxu asagaa lacagtiisa isku barta, ama niyadiisaa dhisaan oo waa doortaan, ama dhabarkay ka taabtaan.

Hogaan fiican oo khayr qaba allaha siiyo oo midkaan hadda jooga dhaama.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sometimes people spend money to get more money in Somali plotics. Jeegaanta Puntland waa triangle. Hada waxay mararysaa xagashii qardho ku aadanayd. Lacagtuu isticmaalayo ama UAE katimi ama muqdisho iyo Qatar. Homecare  lacag intaa le eg lagama helo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

When is this (s)election? Janaayo, 2019?

Toogtaan inay jagada u daayaan Reer Sool ama Reer Sanaag ayaa u dhaanto. Ceeb weyn waaye labaatan sano inay sadex walaalo lagu sheegay isku bad badalaan jagada dadka deegaankaas dhan ka wada dhaxeyso. Haddeenan u deyn karin ama u ogoleyn madaxtinimada u sareyso, marka sheegashada gobolladaas ha iska dhaafaan, only Bari iyo Nugaal ha sheegtaan ama ku ekaadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I personally always respect those who succeed in the throat cutting and competitive private sector. It is the first time we have seen someone from the private sector run for office.

Usually we encounter those who either run Somali organizations, activist who never earned a real pay check, NGO clerks or those who work  for an established institution. To create something from scratch and succeed is a huge accomplishment here in the diaspora. If Mr. Jabiye is a self made man , he is definitely will do well in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Arrintaan dhaqaaluu haystaa waan adinkaga ra'yi duwanahay.

Hadduu dhaqaale haysto ma uusan sheegin inuu ka dhargay oo uusan u baahnayn wax ka badan inta alle siiyay.

Mana uusan sheegin inuu usoo dhoofay inuu dadka ugu shaqaynayo mushaar la'aan oo ajjar ilaahay uga doonayo.

Soomaaliya waa mashruuca lagu balaarin karo mashruucyada yar yar, oo gaarka loo leeyahay. 

Ma aaminsani in soomaaliya loogusoo, guryo noqday  ajjar iyo fii-sabiili laah, ha loogu adeego shacabkaas jilicsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now