Xaaji Xunjuf

Somaliland president Mujahid Muuse biixi cabdi reshuffled cabinet

Recommended Posts

Menu

War Deg Dega :- Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Hada Xukumadiisa Ku Sameeyay Magacaabis Iyo Isku Badal Iyo Wasiiro Xilka Wayay

WAR-SAXAAFADEED: 10 /11/2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-233/112018 uu Magacaabid iyo Isku-beddel ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda.

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

Wareegto Madaxweyne

Magacaabid iyo Isku-beddel

Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;

Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;

Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;

Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;

Waxaan Go’aamiyey;

1) In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan:

Tir Magaca Xilka

1. Cismaan Jaamac Aadan Iimaan Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.

2. Deeqa Cabdi Yuusuf Dhidar Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga.

3. Faadumo Cabdillaahi Cumar Diiriye Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka.

2) In laga bilaabo taariikhda maanta aan mas’uuliyiintan u beddelo xilalkan:

Tir Magaca Xilka
1. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

2. Sacad Cali Shire – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.

3. Cabdiqaadir Maxamuud Sh. Muxummed Warsame (Dhaga-weyne) – Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.

4. Maxamed Daahir Axmed Furreh – Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.

5. Axmed Abokor Maxamed Yuusuf – Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.

6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Guddida Tacliinta Sare ee Qaranka.

7. Prof. Maxamed Faarax Xareed Qodax – Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Guddida Tacliinta Sare ee Qaranka.

ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha JSL.

: 204

Related

Madaxwaynaha Somaliland Oo Sameeyay Magacaabis Cusub

January 13, 2018

In "News"

Akhri:Wareegto uu Soo Saaray Saaka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi

December 17, 2017

In "News"

Deg-Deg-Madaxweynaha Jsl Oo Wareegto madaxweyne ku Magacaabay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran.

October 6, 2018

In "News"

DAWGACAD KA QEYB QAADO

QORMOOYINKA

DAAWO:Taariikhdii AUN Mujaahid Maxamed Xaashi ( Lixle) iyo ....

Daawo: Warbaxin Ku Saabsan Shidaalka Lagu Wado in Laga Soo…

Daawo-Magaalada Hargeisa Oo Dib Loogu Soo Celiyey Tahriibayaashii ugu Tirada…

Daawo-Ujeedada Kulan Dhexmaray Madaxda Ugu Sareysa Gobolka Saaxil iyo Waftigii…

Timacade University Hoyga Aqoonta Gobolka Gabiley.

Daawo-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Saddex…

LATEST NEWS

War Deg Dega :- Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Hada…

Deg Deg Daawo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Oo Yeeshay…

Barnaamijka Dib U Xasuuso Taarikhada '' Maxaa Ka Fulay Balanqaadkii…

Daawo:Wareysi Lala Yeeshay Safiirka Somaliland u Fadhiya DalkaImaaraadka. "Passeport-ka SL…

Daawo: Warbaxin Ku Saabsan Shidaalka Lagu Wado in Laga Soo…

Daawo Wefti Ay Hogaaminayso Wasiirka Shaqo Galinta JSL Oo Kulan…

Daawo-"3800 Meherood-baa Kacay Sannadkii Xukuumaddani Jirtay” Sh. Aadan-Siira

Halkan Ka Daawo-Tirada Dadka Ku Dhintay Qaraxyo Is Xigxigay Oo…

Daawo Wasaarada Biyaha Oo Kormeertay Ceel Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka…

Deg Deg Daawo Faahfaahintii Ugu Danbeysay Ee Sadex Qaraxo Oo…

Daawo Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Ku Jira Xerada Dhadhaab Oo Fariin…

© Gabiley.Net. All rights reserved. | Privacy Policy | Site Designed & Developed by Slicker Designs

HOMENEWSVIDEOSARTICLESCONTACT

FacebookTwitter<img src="https://i0.wp.com/gabiley.net/wp-content/uploads/2015/09/EAD-Gabiley.Netf_.png" data-recalc-dims="1">DAAWO:Xogo Muhiima ah oo Duuliye Maxamuud M.Xayd kaga Waramyo Halgankii…Daawo Somaliland Oo Hirgalinaysa Barnaamijka Shaqo Qaran iyo .......<img src="https://i1.wp.com/gabiley.net/wp-content/uploads/2015/12/omartuna.png" data-recalc-dims="1"><img src="https://i1.wp.com/gabiley.net/wp-content/uploads/2017/08/COVER.jpg" data-recalc-dims="1">DOCUMENTARY KA HADLAYA DIB-U-DHISKII SOMALILANDYour browser does not currently recognize any of the video formats available. Click here to visit our frequently asked questions about HTML5 video.AKHRISO ASMA ULLAH ALXUSNA<img src="https://i2.wp.com/gabiley.net/wp-content/uploads/2014/04/asmaaHusnaa.gif" data-recalc-dims="1">RUWAAYADII INTERNET-KA QAYBTII QOSOLKA BADNAYDYour browser does not currently recognize any of the video formats available. Click here to visit our frequently asked questions about HTML5 video.XIGMADII XASAN SHEEKH MUUMIN EE SHIRKII BEELAHA SOMALILAND EE 1993Your browser does not currently recognize any of the video formats available. Click here to visit our frequently asked questions about HTML5 video.BEERAHA GABILEY.Your browser does not currently recognize any of the video formats available. Click here to visit our frequently asked questions about HTML5 video.SHIRKII TAWFIIQ EE SHEEKH 1992Your browser does not currently recognize any of the video formats available. Click here to visit our frequently asked questions about HTML5 video.USERS ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Things are moving the right direction for the end of this Somaliland project.

I know mr faratoon very well we lived the same city in UK  he does not believe this Somaliland fairy tale.

He was just desperate old man to get out this UK weather for any opportunity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Wasiirka arimaha dibadda ee snm

Waa shaqo magac u yaala wax macnaa uu soo kordhin karo ma jirto, haba yaraatee.

Markuu dibadda u dhoofo wuxuu qaabili jiray oday beeshiisa oo marfash ku daalay oo ay ku sheegaan safiirka u fadhiya dalkaas, waana wax khiyaalka kasii wayn.

Nikaa reer laas-caanood albaabo ay kusoo daaleen bay hor istaajiyeen, waana lugooyo inteeda le'eg.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cadnaanka shalay  waxakadhintay  50 iyo dheeraad qof. Walina  waadso indhotagaantahay dadkaagi darxumo iyo  qaxooti bay u dhinteen madaxweynekusheegi kahadheenka faqashtana afewerqi bu  dhabta kaga  fadhiya.. xalaadkaxun 2018 ilahay  idinmtusin balweynu eegi gudhuugu inu  caqliyeesho iyo inu ededi  qaraxakadayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

SOLers are full of BS sometimes. I don't see Oodweyne's name on the list. That tells you Oodweyne was never close with MBC or else he would have been named a minister. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.