Sign in to follow this  
ReccomendMe

I'm finally IN!!!

Recommended Posts

Hoteelkii Alcuruba kalaabkiisa ee habeenada caweyska ka heesi jireen Shimaali Axmed Shimaali iyo Mariisa Karboone uu ka ahaan jiray waardiye. He still has his uniform, including the pink vest.

 

Run maahinoo, Tuujka. :D

 

NNC, Holland la jir now. Isbaanishkaan faarabuutiyaasha si fiican in loo galaa rabaa. I can't wait to see their ooyin. I know they would cry too much since they hadn't won no World Cup.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

MMA, the first European country I set foot in is Spain, marka I will respectfully decline your offer (even though I secretly wish for the Dutch to win). :D

 

My Barcelona homies (Xavi, Iniesta, Puyol, Pique) will win this WC. Lets not kid each other dee.

 

To be honest both teams had an easy ride to the finals. However I'm glad that history will be made (first WC title for whoever wins between them).

I really don't care for the winner, I'm just enjoying the WC.

I hope Germany comes 3rd for your sake. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

"am finally in kulaha!! I don't like silent readers but if you contribute to this forum then its alright.

 

PS: Welcome anyway.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Lol MMA qoftaan waxaas ma kaseeso duqa anaga oo kale maa u qabtaa oo weekiyo eh!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Tuujiye maxaa ka hadleesaa? aniga iyo MMA hana dhex gelin asasiino yaho, Calabria mafiya waaxid!

 

Sheeko kale la iimo nooh, waa maxay heeskaan! aniga BOB lee igu soo hagaaji...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

aaaboo aboo!!!! Ar BoB asoo cadeesan aa rabtaa in SOL dalaq soo dhaho asagoo indhaha baqbaq kaga jiraan... Iwaal ahaa waxaan... bas waaye ani igu halee anaa hada fareejadiisa in dhanacaada u shito xaalkeeda galaayo..... Laakiin hadaba ani waa kuu digay yaah.. BoB waa kaa weyn yahay ee ha suuxin lool isku diyaari...lol..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@Tuujiye...aabaha cun..i was only kidding mafiyo yaho..

BOB asaa waalanaayo not the other way around, samir ma leeyahey...lol (qosol aan ka bixi waayey)...

 

Naga daa dee Tman...hadii oo odey yahey macsalaama aa iri...heeyoow...aduunka odey leyma tuso...waa sugar daddy ha kuu akhriyo gabey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ Oday miyaaba heli kartaa horta? odayaasha dhan waa shidantahay barigaan la joogo.... duq kaste bajaq kala xiran uu guursanooyaa maxaa yeelay, lacagta doolada ayaa iskaga socoto asagoo Africa jooga qoftana uma baahna in lacagtaas dhan ee isticmaasho...waa ogtahay duqyasha dhan waa jiran yihiin.. Sonkor ma gadeeso (sonkoroo daraadiis), Hilib badan ma gadeeso, bariis looma baahna iyo baastaba..beer ha ku daayo, iyo wax kaste oo cusbo leh ama macmaan eh... maalin kaste Kistoo boorash ah iyo maraq dooro ee rooti kusiinee.. meeqo lacag aa usoo hartay hee ma kasee?.....

 

Maskiin aa tahay adiga lool gebar duq 60 jiro iska guursaneeso maa jirto? Sariirta xitaa markaa la tagtid, sidii cunug laseexinaayo camal uu kuu heesaa ama buug kuu aqrinaa ileen wax kama qaadikaree... Waa danbeesaa yarta ee aniga iweydii.. anaa kasaayo kuwa Jiiro maafiyo eh oo duqyaal u xareesan yihiin lool

 

 

BOB duq saas eh ma aha... wili asaga qubihii Kismaayo Saliidiisa aa ku jirto lool shiirkiisa waa suuxee....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

:D:D Tuujiye inaan ku inkaaro maa rabtaa kaale?...lol wax waalan...

 

Horta aniga odey agtiisa iguma arkeeysid, laakiin waan jeclaan lahaa wax buug ii aqriya markaan seexanaayo...lol...yaa diidi karo wax sheeko kuu aqriya habeenkii markaad seexan rabtid? no one, i guarantee that..

 

Shiir inaan ursado ilaahey iima qorin...

Hadii oo Afrikaan yahay waa la baraa sidii loo dhaqmo (Canadian style dee)...

Bal meelaha eeg eeg ee wax quman ii soo raadi...hahahahaaaaaaa..

 

BOB you rock! nothing personal waa faanis uun...easy aight adeer!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

nina, tuujiye and MMA you bloody boring canadians, take your freaking chitchats to the troll section

 

haa soo dhawaaw qofka cusub! qolomaa tahay? best way to say it is by declaring your tuulo is jano on earth :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Hala yaabin wax la sheekeystee la'yihiin...Same routine every night ee maraan: 'adaa saan ah' 'maya adaa ah' 'maya maya adaa iga daran'... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Bal adba? lol Marti qaad aa intaan isoo gaarsiiyay...Caku iyo reer UK iyo yaryaruuraciina banooniga u yimaado, caawa waan soo yaabay...They seem to be getting younger and younger, year after year...Heedhe baaniya caruurta bisinkee...

 

Bal iisoo bari walaaleey...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this