Saalax

The new colonization (UAE replaces Engriis Cadde in Somaliland region)

Recommended Posts

Ingriis cade was  never a colony  it was a protectorate  we we never colonized by the brits.  Somaliland had a unique  treaty with the brits dating back as for as 1827.

And then later from 1884 the clans of Somaliland all signed treaties again.

As for the khaleejis  they invest in our ports we get a military base . We built the berbera coridor. From berbera to Ethiopia Addis Ababa and  cover the entire oromia  and a quarter of the amxara region. Its strictly bussines getting port revenues. Somaliland  shines and Somalia is still a failed state in2019 wala cheeseman wala caanodhacdi walanweyn can change any thing.

Somaliland has a bright future's we are not Ugandan colony or xabashi Colony and we certainly do not answer to some white south African  United nation bureaucrat. And fight over aid money or detonate bombs in our own homes like the koonfurians do since what 2006.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
23 minutes ago, Xaaji Xunjuf said:

Ingriis cade was  never a colony  it was a protectorate  we we never colonized by the brits.  Somaliland had a unique  treaty with the brits dating back as for as 1827.

 

 

I guess that's why you are very fond of the queen:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I  never had any thing against the royals  do you dislike the royals. Mr che. They not to bad walaasheeni madoobayd Megan ba waxa xareystey Ina  Charles son of princes Diana.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
16 hours ago, Saalax said:

FAYSAL CALI WARAABE IYO MAALINTA CALANKA UAE

 

Qolo walba oo aanu dan ka leenahay calankooda kor ayaanu u qaadaynaa😊

  • Thanks 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Banii-aadamku markuu aad u daciifo indhihiisu wax buur ka yar ma arkaan.

Imaaraadku buur ma'ahan walaalayaal waa dal lama dagaan kusoo noolaa iyo daruuf aad u adag in badan una soo samray.

Haddaad calankiisa kor u qaado adoo kaagii shanta xidigood lahaa inkiray waa gunimo tii ugu hosaysay,

Carabtu way ogtahay nin qaranimadiisii qabiil yar kasoo reebay inuusan macno lahayn, wayna soo dhawaynayaan cid kastoo u heesaysa maalinta calankooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dad is dulaynaya ayagoon dawlad ahayn lalama simi karo Nigeria iyo South afrika saaxiib, siyaasad la fahmi waayana meesha kama muuqato.

Bal odogaa wayn oo calanka loo dhiibay wejigiisa si fiican u eeg.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Nin aqoon badan baad tahay iga raali ahow haddaan ku fahmi waayay.

Berigii hore shekh Zaid allah-yarxumu, wuxuu jeclaan jiray ciyaar dhaqameed laga ciyaaro waqooyiga (saylici)

Maalinta xus jirana wuxuu casuumi jiray aabihii umadda alaha u naxariisto halkaas bay ku daawan jireen ciyaar qurxoon labada dawladood.

Iminkana adeerkaa asagoon dawlad ahayn oo qorax taagan yaa calanka imaaraadka luqunta sudhay.

Intaas wax makaaga baxeen? Xoogaana?!! Innaba?!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Barwaaqo

Aabahay intuu dhalay oo qudha yuu wax taray

M.siyaadna soomaali oo dhan, sidaa daraadeed waa abaheen anagoo isku duuban.

Luuqadaan aan ku wada hadlayno aniga iyo adigu ma jirteen la'aantiis, adna ingiriis baad qori lahayd aniguna talyaani.

Wuxuu ahaa mideeye aan kala jeclayn dakiisa iyo dalkiisa, waana xaqiiq waxaan kuu sheegayo.

khaladka dhibka,qaxa, dagaalada iyo kaneecada ehelkaaga xarshin ku dishay snm baa masuul ka ahayd waana isla ayadii waxaad ehel ka dhiganayso maanta.

Usoo noqo mowduuca

Rag madaxa oo haybad leh oo dal la aqoonsanyahay kasoo jeeda miyaa la odhan lahaa calankeena kor u taaga oo ruxa inta qorax la istaajiyo?

Buur haddaad doonaysaan waa walaalihiin soomaaliyeed ayaga isku tiiriya adinkoon bah-dilnayn oo yara suga way soo caafimaadayaan inshaa allaah.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhibta inahaysata  qarannimada iyo siyaasada iyo falsdada ideology ayaynan waligeen isku fahmayn. Inaga  iyo kahadheenka   faqashta.  Kahadheenka faqashta iyagu waxay doonayaan caydh cahsuurta dadka inay ku  nooladaan  billadu been been ah inay  isku taxaan. Deedna halka  ka faanfaanan Qufac dhuusaan. Inagu isku Somali manihin markaynu gorayo u heesno idina haad baad u heeseysan kaaf Iyo kaladheeri. Odaygayare afweyne abaanka talyaaniga u aha eeh musuluni dreyska uxidhay. Wadanka  isagu mulahayn abihi namulahayn awoowginamalahayn reerkisuna inay waxa layidha power abuse  inay  sameyaan may ahayn. Doorasho iyo dastuurtoona kumu iman. Inana wadankana ka saarno  xaq baanu u lahayn.  Because dowlad kaxumi be Somali masoomarin. Economically  desteoyed  Ronald reagon ba  aidka  sadaqo biixinayey.  Siyaasad  arinadibadeed  iyo tu  gudde waka  qudhuntay neptiosm favouritism qabyalaaad iyo  sheekoyinka reerihana dhagahayaga kabattay. Maantana waad arkaysa kaare sanweyn baad kujirta. Oo  bide medow baa  gaaadhhaye kuah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Haddaad gar qaadan lahaydeen doodu way gaaban lahayd waadna is fahmi lahaydeen reer koonfurka.

Mushkiladiinu waa jamhuuriyad khiyaal ah yaad marqaan ku dhisteen wax kalana idin mari mayaan.

Taas macnaheedu waxaa weeyaan markaad qaadirootaana waad aamustaan ama waad caytantaan, gar qaadasho maleh.

Markaad marqaantaana waa jamhuuriyad aan cid aduunka joogta aqoon ka murankeeda.

Meel aad hoosaysa aan idinla fariisto si aan isugu soo dhawaano, walaalayaal.

Dhalinyarada saxaraha ku dhimanaysa tahriibka, kuwii alle ka bad baadiyo geerida, waxay caalamka u sheegtaan inay yihiin soomaali, si loo qaabilo waligood adhan maayaan jamhuuriyad qurux badan oo geeska afrika ku taal yaan aqoonsi u doonaynaa.

Taa macnaheedu waxaa weeyaan koonfurtii aad diideen, oo jiranayd yaad sariir kula hurdaan, lagana yaabaa inaad qudhiina murmaya sidaa ku joogtaan yurub amerika.

Siyaad barre haddaad ka xorowdeen maxaad caruurta dabka uga ceshan waydeen?

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
On 11/2/2018 at 7:26 PM, Oodweyne said:

Gooni,

Waxa iiga baxay in aad wali tahay dhoohane "maskax-foorara".

Sababta oo ah wakhtiga aad ka hadleyso ee Adeerkaa Afweyne dalka hor joogey isaga dan lagama laheyn ee dalkii Soomaaliyeed ee uu dumiyey ayaa dan laga lahaa.

Maantaba mid kale oo uu adeer u yahay ayaa fadhiya Villa Somalia oo isagaba ciddi ma casuunto.

Markaas "dantu" waa waxa shalay iyo maanta kala duwey. Oo ku darsoo, dhowr bilood horteed ayey aheyd markii Madax-weyne Biixi ninka dalka UAE maamula ee dhaxal-sugaha ah uu la fadhiyey xafiiskiisa isaga oo aan Mr Biixi aanu qorax taagneyn.

Taasina waa "dan-kale" oo UAE ay ka leedahay Somaliland sidii ay shaleyto Adeerkaa Afweyne iyo Soomaaliya ay dan uga laheyd.

Intaas ma fahantay fuleyga dhufaananow ee waliba dhoohanow? 

Thanks for teaching the "igu sawir" folks of koonfuria that in politics, there are no permanent friends or enemies; only permanent interests. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.