Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Shariif Xasan “Dowladda Faragellin Ayay Igu Heysaa”

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Koonfur Galbeed Shariif Xasan oo ka hadlayay maanta shirkii dowlad goboleedyada uga furmay magaalada Garoowe wuxuu eedeeyay dowladda Soomaaliya.

Madaxweyne Shariif Xasan ayaa dowladda ku eedeeyay in faragalin ku heeyso maamulkiisa, inkastoo 17-ka bishaan ay ka dhacayso doorashada madaxtinimada magaalada Baydhabo.

Arrinta amniga ayuu sidoo kale ku eedeeyay madaxda ugu sarreeya dalka.

HOOS KA DHAGEYSO:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/10/Madaxweynaha-KG-oo-ka-digey-faragalinta-DF-Soomaaliya-ku-hayso-maamulkiisa.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this