Deeq A.

Gudoomiye Cirro oo soo bandhigay Cadaaladarada Xukumada Muse Bixi kula kacday Gobolku ka soo jeedo

Recommended Posts

gooni   

Reer sool waxay heleen shan boos deeqdii wax barasho waxa u doodayana waa reer ceel-afwyn oo ayaga qudhooda lasiiyay sideed boos inta kasoo hartay 300 oo boosna waxaa qaybsaday qaansada.

Puntland waxay siisay 120 maxay ka dhigan tahay?

Aragtidayda puntland waa "tol" wax hambaynaya si kastoo wax looga tirsado

Reer sool waxa la gudboon intii looga doodi lahaa ceel-afwayn inay kusoo noqdaan walaalahood puntland iyo somali wayn oo deeq wax barasho u raadsadaan ilaa turki meelaysiya iyo shiinaha sudan

Reer sool walaalayaal marti, il-ku mirrigle ah lama noqdo, waxaa ka sharaf badan adinkoo reer bariga waxa ku qabsada oo laydinkala celin waayo,mar waxay ogolyihiin somaliweyn marna waa tolkiin.

Xeerka koowaad ee reer mudugga wuxuu qorayaa haddii aad tolkaa wax ka waydo lnaad irrida ku sugto adigoo hubaysan xalku asagoon baryo ahayn buu imaan ishii dhaqaale kasoo baxo waxbaad ku leedihiin, adinkuna canshuurta bixiya.

Balse in snm kugu dhago hadasho cad quureedna kuu tuurto ma'ahan gayaan darwiish aragtidayda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Is gooni the faqash remnant trying to do what his uncle failed in 1984. When he created sool putting the people of Somaliland against each other using old school ancient clanish rivalries to support his dying unelected military junta .It didn't work we took afweyne out. And now his nephew  Mr cheese is all lost in the geopoltical game  begging the Saudis I don't think Qataris would like such behaviour they funded the poor fella in the amisom bunker. And now he is defecting to the highest bidder.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ma waxaad xisbi ku sheegaysaa sadexda oday oo isku beeshaa oo sadexda jufo kala hogaamiya?

Reer sool farmaajo iyo cid kale midna u baahna aragtidayda dhul iyo tayo labadaba waa leeyihiin towfiiqdooda ha mideeyeen hana tawakaleen, markaas ka dib badweynta hindiya meeshay doonaan hakaga dabaasheen intay reer gabilay deeq wax barasho itoobiya marti ugu ahaan lahaayeen

Waa talo soo jeedin un iyo siday iigu muuqato.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kahadheenka faqashta  dhibaata haysata siyaasadi  walaga  adkaaday  ciidan ahaanwaalaga adkaaday. Marka  naftu maweelinaya gooni. Oo  wuxu laleeyahay reer Somaliland ba is khilaafsan adeer walagahoreya wanalaga dambeya. Tanag madhan iyo madfac iyo dagaal baad haysa  garbaharay wabila adeeg bila  laydh  bila waxba adiguna ninkale gurigisa ayaaad isku mashquuliyey. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saaxil  is his home state the predominate clans are moses  abdulle sunclan  the larger farax maxammad subclan are well represented along with the Jesus Moses  clan. Whom they intermarry allot the past 180 years.  The duriyad clan knows how to share  the pie and that's  how we share the pie with the rest of Somaliland.  Because we are honest with out selves our past our future our destiny our kinship. We are not koonfurians who pretend to like each other but stab each other in the back.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Cirro wax uu yidhi, " Muuse wuu tagayaaye yaan laka tegin'.

Any way, in Somaliland , the most powerful politician these days is Faysal Waraabe, the chairman of UCID. He also got two tough lieutenants like C/naasir Buuni and the guy from Sool.

Meeshu Faysal u dhaqaaqo ayey xukuumadu maraysaa. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sultan faisal cali xuseyni  from the gulaidi dynasty ibn caaqil  cabdi ciise awoowgi ba  talinjiray. Ofcourse he is the best politician. Cuqaal tellisa boqor caadileh culimo mizaan leh ilahoow carshigaga kagacaban mayno cadaankanu loolana madaw ciiseyn mayno we crowned sultan diiriye at the age of 15 at toga herer. Surely  he understand politics .

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Awdal iyo sool sadexda xisbi haku kala biireen waa xaqiraad aad u wayn 

Haddii dulum yimaadana ha u tageen xusbiga ay ku biireen, ayaduna waa xaqiraad kale.

Loomana ogola xataa in dulmanuhu shir jiraa'id qabto oo uu hadlo beeshiisa sida cirro ayaduna waa xaqiraad sadexaad

Macnaha odaygan hadalkiisa ka muuqda waa intaas, asagoo waliba ugu calool adkeeyay in isaga qudhiisa jufada uu kasoo jeedo la dulmay, balse uu ku dhaamo inuu shir jiraa'id qaban karo asagoo u hadlaya inta la dulmay.

Qaansadu awdal waxay siisay 40 kursi ayadoo aan filayo inay ku abaal mariyeen salaantii boqorka sucuudigu salaamay mudane saylici.

Si kastaba lama sheegin meel qabiil qarran ku noqday mid habow ku fogaadayna warkiisaba daa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saaxil sheikh berbera karin is ciiro hometown and region. Sheikh cismaan was the governor of togdheer sheikh cismaan is the grandfather of ciiro on his second grandfather.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Shan ka roon waxaad u taqaan dhul ay beeshaadu iska leedahay 

Aniguna waxaan u aqaan dhul soomaaliyeed oo beeshaada iyo kuwo kalaba degaan.

Dagaalkii aad xoriyada ku sheegteen waxaan u aqaan dagaal un la mid ahaa kuwii beeluhu kula dagaalameen dawladdii kacaanka 

Sidaa daraadeed ma aaminsani in wax farqi ah u dhexeeyaan gedo iyo w/galbeed.

Reer awdal waa dadka ugu aqoonta iyo nabadda jecel degaanada soomaaliya

Reer laascaanood waa dadkii halgankii xoriyadda ee soomaaliya haysto gundhigga u ahaa.

Labadaa gobol oo qiimaha ugu fadhiya soomaaliya oo dhan baan diidanahay inay beel yar, darajada labaad ka dhigato.

Waan kugu raacsanahay in waqooyigu ku fiican yahay wax wada cunka iyo dhaqamo badan oo wanaagsan balse waxaa ka tan badiyay khiyaaligii iyo marqaankii.

Dad badan oo wanaagsan ama jaadkabs cunin way ka buuxaan oo subax walba fiiriya cadceeda soo baxeeda.

Waxaan doonayaa inaan kula wadaago qiso aan kala kulmay hargaysa

Waa magaalo wayn dadku isma qariibsado ismana waraysto qurbo joogtu aad bay ugu badan tahay taasina waxay keentay in dadku isku midab noqdo oo aan lays kala garan.

Hadaba waxay sheeko si un noo dhex martay dad macquula oo meel wanaagsan fadhiyay

Reer waqooyigu iminka waxay dhaqan u yeesheen inay is raaciyaan gobolada kale oo dhan waxayna ugu yeeraan soomaaliya

Sheeko kooban ka dib waxay i waydiiyeen su'aal yaab badnayd oo ahayd  adigu ma reer soomaaliyaad tahay? !

Waa arrin ku qurux badan reer magasl waraysigiis, ama beeshee tahay, kuna adag fahamkeedu yaan soomli ahayn.

Waxaa ugu jawaabay anigu soomaali ma ahi ee waxaan ahay reer mudug.

Is faham ku dib waxaan ugu duceeyay inay aqoonsi helaan anigoo ku yool baaranayana waxaan iri ilaahay hanakala saaro aqoonsigan dhib badan buu idin soo mariya walina waad la dhibantihiin

koonfurtana alaha quluubtooda mideeyo dagaaladana ka joojiyo,

Markaa ka dib waxaan fiiriyay indhahooda bal siday ugu qushuuceen ducadayda

Nin akhiyaara yaa wuxuu yiri maad ku ducaysid, in ilaahay na siiyo xukun caadil ah oo na mideeya maxaad noo sii kala figaynaysaa?

Arrintaa waxaa qiimaha usii yeelay waxay ahayd dadkii meesha fadhiyay hal qof kama hor imaan, taas waxay ku tusaysaa in shacbiyad badan ku jirto quluubta iyo wax garadkaba

Dhibta adiga ku haysta dr.odweyne khaas ahaan  waxaa weeyaan, waxaad ku khaatumo seegtay guryaha ingiriiska ku yaal, oo jiirku ka buuxo, xataa war uma haysid sida snm usii kala baxday oo isu sii dulumtay, shacabkuna usii dhawaanayo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afweyne afbakhaare  dhimay gaani dhimay slaanti khadija dhimatay beeshisana waxa gumaadaya as we speak  kikiyu iyo  bantu iyo sankadhuudhi and here we have the faqash  remnant talking about kacaan and what not. Nin maxastisa iyo caarkisa ilaalin kariwayey wa dayuus ahlu naar. Waxa ku sohadhay heblaayo cheese oo bunker yaro ugaandhees ah ku  xaraysan 2018. Waxaasad raglaso ag fadhisanayaa.war wa inad  xishootiid  oo aad ceebtada qarsatid meeshi lugu taabta wa boog.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xaaji da'daadu waa intee qiyaastii?oodweyne asagu ma qarsado da'da, laakiin wuxuu qarsadaa inaysan waxba u kordhin, qaan gaarnimadii ka dib.

Adeerkaa muuse u sheeg in la dhimanayo oo qof aduunka joogaya uusan jirayn, deeq amxaar laga helayna aysan sharaf ahayn inuu kaligiis lunsado.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.