Suldaanka

Arooska Ayaan Cali Khaliif

Recommended Posts

This is like the 3rd Somali Interracial wedding I see this month. 

Specially, it is Somali Women showing the red-card to the Somali men. 

Waar ina raggow... meesha ka kaca. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
2 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Laailaaha  ma Ina  galaydh bu gaal  guursaday  maanta qolladi reer saaxdheer ceeba baa utala  oo ku inadeerkeeda may waydey from  laascanood

Xaajiyow sidee baad ku ogaatay inuu gaal yahay ninka inanta guursaday, mise waxaad ka mid tahay qolada wixii qolof cadma gaal ku tilmaanta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   
On 10/14/2018 at 11:02 PM, Suldaanka said:

Specially, it is Somali Women showing the red-card to the Somali men

Cakudii jiilka ka waaweyn baa gashaantimaha bowd ka tuurtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 Che adeer  dhegeyso gaaladu way kalasareyan  gaalada ingriiska ba ugu sareya. The British empire the sun never sets from  east to freaking west. So anglosaxion Celts britonians irish welish  king Edward the shanaad etc. Waxa ku xiga  garmal  ina friederick Prussia  asaasay. Wa Ina Hitler  iyo ina  gubels wa  suqutu trump awoowgi.   Iyo ruushkunu wa  xariif staalin baka dhashay. Ingriiska ma cabuudno ninki ugu horeyey saancadaale geeska anaga dilnay  wa Ina general stroyan. Waranlaheley. 1826  banu dilnay. Meeshu wa berbera  very long time ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes, Xaaji, the descendants of the Roman Empire who along with Greeks laid the foundation of the Western civilization are inferior. Ironically,  the British isle was province of the Roman Empire.

Civilizations rise and fall. There is nothing special about the English that's not to say they didn't contribute to human civilization immensely but theirs stood on the shoulders of those that came before them.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Markaan sawirka aroosadda iyo Islaanta la socota isu eegay waxay ila eegyihiin in ay isdhaleen. U malayn maayo in gabadhii Ali Khaliif ay tahay. Meeday xaaskii Cali iyo Somali Maxamed oo dhami? Ma laga yaabaa in inantu tahay ajanabi ama meel Somaliyi ka soo gasho oo ay Cali u wakiilatay inuu bixiyo?

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.