Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

19 percenters

Recommended Posts

Xabashi didn't show up dekad balaarinta ku sheega Imaaraadka ku maaweeliyo Muuse Lokal iyo xirtiisa. This is the third such nagu sawir 'signatures.' However, Xabashi didn't show up this time. Only a random 'ganacsade' Xabashi jidka laga soo qabtay meesha la soo fadhiisiyey.

Xabashi not showing up is no surprise there since dowladda dhexe signed agreements with the new prime minister. But gullible secessionists were surprised.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Local journalists are asking/complaining to the Gabre of the Waqooyiga, intelligent agent Berhe Tesfay, to say something the gullible marqaan-addict secessionists can chew on. He of course said kama bixin heshiiska (what else would he say), for he is no idiot unlike the dying breed secessionists.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaamnew endeeynew  so mr macruuf since  you lot have been under occupation  especially your clan in baydhabo. You think some one  will take our land or share its impossible we succeeded you failed.  The Ethiopians finance minister and his delegation visited Somaliland so many times this deal port deal is between the Somaliland  govt and dawlatil imaraatiya. How long have u been under xabasha occupation and now you are under galla  occupation I think since  your clan is hybrad galla you don't have a problem but I think it's 13 years . Oo  aad  darxumo iyo gumeysi kujirtay calanka itoobiya aad hadhsata.  Somaliland  or president muuse will liberate you Kenya  liberate you  the cheeseman will not liberate you the south African leader of  xamar will liberate you will  remain under  your Ethiopian cousin ileen walaalad tihin eh dhaqaniyan afiyan iyo aragiyan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr  Oodweyne you had said it all and this fellow by the name of Misskin macruuf ibn majnuun. He is a miskiin gudhu of  the branch called sankadhuudhi how we refer them the koonfurians who have been nothing but a failure since we  deposed their general  afweyne  aka Mr afbakhare. Ilma  yaa  allah  waxsiiyey madhegeysano.

And for that particular  reason he is angry his begger culture of diinsoor is no longer in service. And Somaliland we shall never respect the sort of culture which inrouten beggaray and dishonour way of life.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Ceeb ba ka dhacday meesha. One of the reasons is  Ethiopia has  Eritrea ports now + Djibouti. The need for Berbera died down.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Warya Sewage dweller,

Leave the honorable and sacred Awdal women out of your stupid argument . What kind of culture this old fart is brought up? don't you have wife, mother or sister? leave the honorable Somali women out of your dirty argument.

If you want to bring Me to your debate , there are other ways to .. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
11 minutes ago, galbeedi said:

Warya Sewage dweller,

Leave the honorable and sacred Awdal women out of your stupid argument . What kind of culture this old fart is brought up? don't you have wife, mother or sister? leave the honorable Somali women out of your dirty argument.

If you want to bring Me to your debate , there are other ways to .. 

 

Did you forget about that ina mucjiso name it was  given that name for good reason, asalkiisa xalaal ma ahan dhaqankii wuu leeyahay kuwa aan xalaal aheen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cadnaanku wa umulo doox in the minds of the demolition crew there is no such things birmageeydo.  Aboow buufka ka buufiha war kadaa  waslaanweyne. Magaranayo ileen waxani assalkoodu wazulu Somali maha xita.  They only know how to drag dead and steal furtniture.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

loool

niyoow i told inamucjiso few days ago there is nothing real about this. of course as usual, caydii iyo xaarkii bu ka waregay after i gave him the bad news. 

let me say this again. Berbera DP world way dhisaysa, laakiin it will be fake dhisid. they will paint old buildings, add few cheap blocks to existing decaying port and that is it. of course biixi doesn't want to show up for things like this because he was already told there is no money niyoow.  UAE has other priorities right now. their hands are full.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sewage-dwelling creatures in boosaneero cabaadkooda, caaydooda iyo calaacalkooda yaa howshooda ku jiro. In the meantime, straight from the horse's mouth, the secessionists are writing (albeit in bad writing):

Warar Kala Duwan Oo ku saabsan Sababta Ay Itoobiya Uga Maqnayd Munaasibaddii Loo Qabtay Balaadhinta Dekeda Berbera Ee Madaxtooyadda Somaliland Lagu Daah Furay

Warar Kala Duwan Oo ku saabsan Sababta Ay Itoobiya Uga Maqnayd Munaasibaddii Loo Qabtay Balaadhinta Dekeda Berbera Ee Madaxtooyadda Somaliland Lagu Daah Furay.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Sababta ay Dawladda Itoobiya oo dhinac ka ah Heshiiska Maalgashi ee Dekeda Berbera ay uga maqnaatay Munaasibaddii lagu daah furay Madaxtooyadda Somaliland ee balaadhinta iyo dhismaha Dekeda Berbera,kaasi oo ay isku keliyaysteen oo qudha Dawladda Somaliland iyo Shirkadda Dp-World, waxaanay arintani ku soo aadaysaa wakhti uu Itoobiya ka qabsoomay isbadel siyaasadeed oo saamayntiisa lehi.

Ugu horayn Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire Oo Wax laga Waydiiyay Sababta Itoobiya uga maqnaatay Munaasibadaasi ayaa sababayn kari waayay arintaasi waxaana uu si kooban u yidhi sidan“Itoobiya kamay soo qayb galin, laakiin ka maqnaashiyaheedu macnaheedu maaha Heshiiskii aynu galnay ayay kawada baxeen, Nuxurku Maaha imaatinka iyo ka muuqashada, heshiiskeenu sidii ayuu u taagan yahay,waynu wada naaqishi doonaa Insha Allah,Waxay inaga Itoobiya inoogu danaynaysana maaha, Danta Itoobiya ayaa kujirta,Berbera Itoobiya ayaa u baahan”. Ayuu hadalkiisa ku soo koobay waxaana tuhun badan dhaliyay oo aad wax la iskaga waydiiyay kalmada Wasiirka kasoo baxday ee ahayd Itoobiya kamay wada bixin heshiiska,waxaanay weedhaasi muujinaysa tuhun iyo shaki ku gadaaman sii jiritaanka saamiga Itoobiya.

Dhinaca kale Maareeyaha Dekeda Berbera ee Faraca Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi oo isna wax laga waydiiyay Sababta Itoobiya munaasibadaasi uga maqnayd ayaa waxa uu isna warbaahinta ka yidhi sidan “Ethiopia Haddii ay Ka Maqnaato iyo Hadii ay joogtaba Saxeex Baa Dhacay, Markaa Imaanshahani waa xaflad uun, hadii ay Ethiopia Mashquul ka noqoto dhibaato ma laha, laakiin saxeexii wuu dhacay, markaa wixii la saxeexday ayuun bay wax ku fulayaan hadii alle idmo” ayuu yidhi Maareeye Siciid Xasan Maxamed.

Mar la weydiiyay bal in ay xukuumadda Somaliland marti qaad u fidisay Xukuumadda Ethiopia waxa uu kaga jawaabay “Walaahi Runtii Waa La Casuumay, laakiin waad og tahayoo isbedel dheer baa ka socda Ethiopia dhexdeeda xaaladahaas awood mooyaane laakiin heshiiskii wuu dhacay” ayuu yidhi.

Hadaba Wargeyska Foore oo baadhis qoto dheer ka galay inuu wax uun ka ogaado sababta Itoobiya uga Maqnaatay Munaasibadaasi oo faalo iyo falanqayn badan abuurtay ayaa waxa ay warar lagu baahiyay mareegaha wararka Afqalaad wax ku qora ay hoosta ka xariiqeen in Itoobiya hakad galisay Saamigii 19% -ka ahaa ee ay ku lahayd Maalgashiga Dekeda Berbera, waxaana la sheegay in Bishii June ee Sanadkan ay Madaxa Hay”adda dalka Ethiopia u qaabilsan maalgashiga ee loo yaqaano EIC (Ethiopia Investment Commission),ee uu madaxa ka yahay Dr. Belachew Mekuria, uu warqad u qoray madaxa shariikadda DP World, islamarkaana uu u sheegay in dawladda Ethiopia ay hakad gelisay Mashruucii maalgashiga ee ay hore u saxeexeen, isagoo ku sababeeyay in isbedelka Siyaasadeed ee cusub ee xukuumadda cusub ee Ra’isal wasaare Abiy ay doonayso inay ku samayso dhaqaalaha iyo siyaasadda ka dib go’aan lagu gaadhay in Hay’addaha dawladdu ay gebi ahaanba dib eegis ku sameeyaan mashaariicda waaweyn ee ay dawladda Ethiopia dalka dibadiisa ka maalgashanayso.

Ma cadda inay Ethiopia doonayso inay gebi ahaanba ka baxdo heshiiskii seddex geespodka ahaa ee u dhexeeyay Jamhuuriyadda Somaliland, shariikadda DP World iyo dawladda Ethiopia. Balse waxaa cad inay xukuumadda Ethiopia ee uu hogaamiyo Dr. Abiy Axmed doonayso inay u wareegto magaaladda Casab ee dalka Eritrea, kana maarantay dekedda magaaladda Berbera.

Dhanka kale Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar(Cagjar) iyo Wasiirka Warfaafinta Dawladda Faderalka Itoobiya Axmed Shide oo hore Itoobiya ugu qaabilsan Saxeexa Heshiiska Maalgashiga Berbera oo la sheegay inay usoo xadhko xidhnaayeen ka qayb galka Munaasibadan ayaa la sheeegay in hakad la galiyay islamarkaana ay baaqdeen. Dawladda Somaliland ayaa iyadda lafteedu sida la sheegay maqnaashiyaha Itoobiya aan ka war haynin,islamarkaana ka war heshay uun Wakhtigii Munaasibada oo ay iman waayeen, balse markii hore raajicinaysay inay wufuudi ka timaado.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gabre waa hore Koonfurta Soomaaliya laga musaafuriyey, maantana Gabraha Waqooyiga Soomaaliya, Berhe Tesfay, boorsiyaashiisa iyo asagaba wey israacoyaan, back to Tigreyland and out of Soomaaliya. The last Xabashi spy Muuse Muqayil la qayili jiray is departing. Good riddance.

Screenshot-20181023-111258.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

When I saw the title I thought MMA and his cousins finally gathered some courage to kick out the 19th battalion of the Ethiopian defence forces. Shaw ninku Berbera iyo meelo kale oo aan dantiisu ku jirin ayuu wali ka hadlayaa!!! Misplaced priorities iga dheh 😒😛

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.