Sign in to follow this  
OG Moti

Some Somali songs are a piss off and pointless

Recommended Posts

OG Moti   

Dawaco thanx for the welcome, thou i feel it is not from the heart, but i will take the risk and assume you mean well smile.gif

 

Farxaan cross cultural beel, anigii buuba iga dhigay ajinabi... haye war are u implying that I do not understand the murtida kujirto in these songs.. i hope you are not saying that...

 

Feebaro ma ilaabin sxb, I left for others to add their version from the sadness i felt.. it seems you suffered from these songs as much as i did..

 

GlassEyeGirl waan fahmay, murti na waayey, bal wax igu darso ee ii sheeg murtida aad aragtay, wax waa lisu sheegaa, ee ha iga qarsan hadaad aragtay waxaan arki waayey..

 

Sweet Gal I did small research for you, i found out it was sang by a lady called fadumo qasim iyo mid laqeylinayey oo ahmad naaji ey yiraahdaan

 

Qacbaro I knew ilmo baro iney arkayaan meesha xun aan ka arkay heesaha somalida.. specially kuwan leh

Baabuurka iijooji, ma kuu jooji haaye cajiib mid baa baabuur (gaari) saaran mid buu kuleyhay kuuma joojinaaye, waaba conversation socotee muu bal joojiyo gaariga, uu ninka ladoodo.. mafahmin sheekadaa

waa kusalaamay, waa kaa qaaday war anagaa wax aragnay, bal iisheega waxuu kawado

walaalkaa waaye waraabe hasiinin smile.gif no comments..waan yaabanahay..

 

bal aniga iyo reer baro iyo dawaco nala dooda oo noo sheega heesahaa murtidooda iyo macna xumidooda... peace

Share this post


Link to post
Share on other sites

bisinka waryaa dude,,,,this is regular pervert lyrics,,,

 

"abaayo macaanay diricaga kor uu qaad, dabtaydana ku fariiso"

 

u nasty boy!!!

 

your cd must have a 18 certificate, even 50cent wasnt that explicit! (my advice to u is get married, then u wouldnt be fantasising and writing about your fantasy)

 

 

KHAYR,,,MashaAllah its good to see u laugh....dont fall off the chair now take it easy....breath deep..in and out ... (normally u a grumpy git and me has to walk on eggshells around u-->u know, wouldnt wanna piss the religious brothers off and all that)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

"Ciribtaada hoosteeda iyo naaskaaga caaradiisa cad xun kuma arkee" by Salaad Darbi,

 

naaska caaradiisa kulahaa, naakeeda uuba ka hadlaayaaba

 

by the way, heestaas waa hees ammaan ah weyna dheertahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

"casarkii cadceedo

lugta ciribta galisoo

kasokeeye caado

falaar wada casaan aah" by salaad darbi..

 

waraa Nuune caadi ma tihid. heestaas hees culus waaye sxb caadi ma aha...

 

Waraa mooji lol

Qacbaro I knew ilmo baro iney arkayaan meesha xun aan ka arkay heesaha somalida.. specially kuwan leh

Baabuurka iijooji, ma kuu jooji haaye cajiib mid baa baabuur (gaari) saaran mid buu kuleyhay kuuma joojinaaye, waaba conversation socotee muu bal joojiyo gaariga, uu ninka ladoodo.. mafahmin sheekadaa

waa kusalaamay, waa kaa qaaday war anagaa wax aragnay, bal iisheega waxuu kawado

walaalkaa waaye waraabe hasiinin no comments..waan yaabanahay..

sxb waa iga qoslisiisay ilaahey qeer haku siiyo...lol..adiga isku lood ma nihin...facaa dan bas ee noqdeen reer aaqiraadna shimee dhaafeen danbasnimadooda aa hada lagu heystaa..lol..caadi matihid sxb..

 

heesaan waa kaa danbeeyey..'baabuurka ii jooji ma kuu joojihaye meel aan ka daa hooyaa' sxb macna qali ah aa ka danbeeyo..waa sheeko uu sheegoyo..waxaa waaye koo gabar ku dhahay "yarta kaalay" oo intii la fiirshay laga sii socday oona lagu jeesteeyey..lol..baaburka jooji uu dhahay.. aloore asagana waxaa lagu dhahay iiiiiiiiiiinyoooow ee jambala i maqashii..lol..

 

"walaal kaa waaye waraabo ha siinin"

taas waxaa u sheegta hada gabdhahaan wiilasha somalida ka raacayo wiilasha aja nabiga ah. ;)

 

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this