Sign in to follow this  
OG Moti

Some Somali songs are a piss off and pointless

Recommended Posts

OG Moti   

I was listening to some somali songs, and I was a bit disappointed the low quality and wrong choice of words in these songs, some had no point to make, some supposed to be romantic songs but i see them far from romantic.. examples:

 

1. Juba aaka aka shololob : what the hell that suppose to mean, for Allah sake someone tell me what was/is the point of this song..

 

2. Gacmaheeda xaada leh: so what?

why does he have to mention a hairy hand and make it look good, what is the point again, nice to touch hairy hands? or what?

 

3. Waranaa igu taaganee: if an arrow hit your body, you dead, and if he says the love i feel is killing me, then i would say to hell to that love..

 

4. Itaabo aan kutaabto: what smile.gif is that?

 

5. Adunbaa daraadaa dibadaha wareegaayee,: I am sure she didnt ask him to walk around pointless..

 

so guys please tell me do you see what i mean,

if anyone has a song that has a good point and good choices of words .. let me know.... cause i havent so far... peace

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

loooooooool sxb Moti, waa wax lala yaabo waxas sxb gacmaha xaada leh kulahaa looool

 

heesaha somalida qar baa yaab leh wallahi, ayaga laakin ammaan bey ka tahay inta badan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

here he goes, i told ya to get out of bloody cambodia, madax adeegi waxad ku darsatay indho adeeg! war anagaa yaabnay :D

 

1- jubba aaka aka shololob = is merely a happy song, just to dance around with. so meel dheer haka doonin.

 

2- gacmaheeda xaada leh = is actually much loved love song. remember somalidi hore gacmaha xaada leh was considered a beauty. it refered to highly passionate woman.

 

3- waran aa igu taagan = moti that was yr favourate somali song. i remember u givin me headache over it. not to mention u sang it loudly all the time :rolleyes: now what happened? what has she done this time?

 

4- itaabo aan ku taabto = never heard of it. bt it sounds an old man trying to trick a young lady

 

5- aduunbaa daraadaa = ooh that is lovely song. it means without her life is pointless, he lost his direction and his aim.

 

geel maxaas kuul ka kasaaa..... smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta mushkiladaha badan ee ina haysta waxa ka mid ah qofku wixii uusan garanayn buu caayayaa,,, hadda inta aadan POINTLESS iyo wax la mid ah ku tilmaamin waxa ay ku fiican tahay horta inaad as a question meesha u soo dhigto ka dibna la isla fiiriyo sida ay tahay,,,, laakiin hadda waabad caydayba,,, check plz the subject for da post.

 

Second thing,, dadku heesahooda iyo waxa ay xambaarsan yihiin way ku faanaan,,, hada gacmaha xaadda leh inaga soomaali ahaan waa amaan,,,, xataa gabayo badan bay ku jirtaa oo gabdhaha lagu amaanayo inay xaad leeyihiin,,, if it is not good for u coz u are in another country then just keep quiet,, it's better than abusing your own society.

 

Mise waan muranaa /??????

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG Moti   

loooool ala dadkeyga somalida dagaal jecelaa, hada heeso ayaan kahadleynay iyo faa iido yaridooda, anigaaba dagaal leygu furay, war ileen tanookale...

 

Nuune sxb waan arkaa inaad ila arganay qaabdarida heesahaa, oo xaad dumar in la amaano oo dibada lasoo dhigo ayeyba dadkan leyhiin waa hagaag iyo wax wacan... cajiib

 

Juxa ala jecliyaa mar uun hadaan ku arko adigoo qorsho igu raacday oo leh waa runtii ee daaya...

 

Jaceylbaro you are a member of Baro family, waxey aheed inaad haga wanaagsan ka eegto areyada aan soo sheegay, ma aha inaad guulwado igu noqotid, miyaad aragtay anigoo gabay caayaya, hasa ahaatee meeshan waxba maanan cayn ee waa uun layaab aan yaabay, bal adigu iisheeg heesaha aan sheegay iyo qaar aan soo wado, macnahooda, iyo murtida kujirta.. anigu ilaahey baa ileh murtina ma arag, wana garan meeshey usocdaan..

 

Peace

Share this post


Link to post
Share on other sites

Moti,

 

Heesaha soomaalida murti badan baa ku jirta marka laga waramayo heesihii hore,,,,, kuwan dambe oo USA ama Europe lagu sameeeyay weeyaan kuwa inta badan qaabka daran oo macno darrada ay ku badan tahay laakiin kuwii hore oo Hadraawi, Gaariye,, Sangub, etc. ay samayn jireen wax ka murti fiicaniba ma jirin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Moti, have you heard cross-cultural conflict? :D Taasa ku haysata saaxib,,markaa ogow there things which are valued highly in our culture, so please don't do direct translation,,(either direcly translation by language or by culture).

 

Medho barde Duduub baa lagu leqaa

 

wasalaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

4. Itaabo aan kutaabto

^----lol dont them lyrics come from the G-unit song...i wanna be your lover?

 

50cent: "C'mere, let me touch on you, I let you touch on me

Put my tongue on you, you put your tongue on me,

Let me ride on you and you can ride on

We can do it all the night, we can have a baller night"

 

 

i guess somalis use alot of metaphores in their song lyrics...to describe things...sometimes i feel like they talking in code...

 

but then i guess so do the R&B, artists....i mean...PEACHES AND CREAM?, YOUR MY CHOCOLATE BOY?...STRAWBERRIES?

 

i think somali songs are romantic (once ive had them decoded)

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

Alla moti is back,,yipeee let the attacks begin! :D

 

Moti, war anagaa wax aragnay, maanta wuxuu ilaaheey qoray in aan waxa aad sheegeeyso kula raacsanahay.

Heestaas aad sheegeeyso markaan maqlay niyada intaan ka qoslay aan is dhahay "walle tii heestaan loo qoray aa meesha ku dhimatay, waayo aduunka dhan aaba laga soo naadiyay in eey xaad leedahay"

 

Nimanka aa xaad lagu tilmaami jiray, weligeey neh gabar/habar gacmaha xaad ku leh ma arkin, alle neh ima tuso. Qoftaas camal wax on wax off aa la baraa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khayr   

Originally posted by silent-sistah:

quote:
4. Itaabo aan kutaabto

^----lol dont them lyrics come from the G-unit song...i wanna be your lover?

 

50cent: "C'mere, let me touch on you, I let you touch on me

Put my tongue on you, you put your tongue on me,

Let me ride on you and you can ride on

We can do it all the night, we can have a baller night"

 

 

i guess somalis use alot of metaphores in their song lyrics...to describe things...sometimes i feel like they talking in code...

 

but then i guess so do the R&B, artists....i mean...PEACHES AND CREAM?, YOUR MY CHOCOLATE BOY?...STRAWBERRIES?

 

i think somali songs are romantic (once ive had them decoded)
Sidha oo qoslayi baa caalooshi igo xaanoontey :D

 

U guyz are a Bunch of Clownsss

 

Laakin ruunti xaadha laa isgooshego,

Somali Love Songs are where its at.

 

Waryaada, gaabanga noo deeba, Microphonka reer Cambodia gaabsoo ! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

hey xaad iyo timo kala saara 2 things ee kaliyihiin.... hairy is ugly. xaad is beautiful... maxaa idinka afsoomaaliga maa iska kiin darsamay...

 

i agree with Moti.. heesaha soomalida waa quran iyo wax aa la fahmi karin.

 

kuwaan ilmo gurillaa na kaba sii daran, g unit kulahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

" isoo dhawoow

ha i dhaafinee

dhabankaa isaar

dhexyaree"

 

Moti wax yaalo badan aa ilowday yaaqee!!

 

"bakara bakara baabuurka ii jooji...hee"

"beedaankaa soo hoobiyee alahoo isii..hee"

"igili igili! sariirta hoosteeda igili"

"walaalkaa waaye waraaba hasiinin"

" zuktaa hadana zuktaa!! baaquli haduus buqo wac..waa al xamaa waa alxamaa"

"isii isaar shab shalolob gadaal shololob, abaloo baaq aan wadnaa"..lol..

 

thats clasic reer xamar songs sxb..specialy for niikis..lol..

 

watuu Cumar dhuule yidhi..

" gacmahaaga xaadaleh markaan soo xasuustaaba heeeeee ..xadantoodayee" woow woow..

 

waatuu yidhi " isha bidixdaa i ooyeysee"

 

waatuu showli yidhi" dusha ha iga xaganinee, ladabaalo caashaqa"..damn

 

Mooootiiiiiiii somalida heesahooda macno bee leeyihiin sxb..Waxa xun xunka hada soo baxayna nah iyo nuh ma laha..Adiga waxaanba is dhahaaye since aa wayeel tahay, waxaa ka heli doontaa Cumar Dhuule iyo Maxamed saleybaan..lafihii hore in aa ka hartay aan kuu maleye..

 

waraa boolbaro admaa maan " juba aaka aaka shololob" wax ka sheegay..lol.. Luqadaada aaba iska ceysay...

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@Feebro

 

OG,

Heesahaas waa khatar iyo nus walaahi hadaa micnahooda fahamtid. Lakiinsa kuwo waxaa jira gaadaha, adhiga, cawska, gaala faanis kala daala, acuudkiyoow. Waan la yaabi jiray kuwan markii ugu horaysay aan maqlay, but now I love them.

"walaalkaa waaye waraaba hasiin" I'm like, naa maxuu yidhi.

 

"waanku salaamay waan kaa qaaday" okie

 

"gabar yahay gambaalo

aan ku wadaa hoo gareeyskaan

Gurigii ku geeyn lahaa

ee go'aan noo ahaa"

 

"Geesiyoow anwaan ku gartaa

gacal inaasku galaa

makugu gaarikaraa

waa ku darbaahaayee

gooska gadaal

gadaal gadaal"

 

Some of them are bit too perverted too...hab isii horaadkaa isaaqaa....cambaruudka naasaha...iyadoo doogdhex jiiftoo, daaranaysa ubaxoo, soo raaxo damacdayo, durba qarayskii furatayoo. loool warnaga jooji lagu sii qaadye.

 

Maaan, Somali songs rock nevertheless.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Sweet Gal That would be "ZULFA" in the Song "jaceel faan magalo"

 

"Warankii jacelkaad walaal wadnaha iga taagtoo"

Wadnaha iga taag tayoo anigu wara yeeli mahayee"

Waran yeelimi mahayee walaal waxaa la iga wacayaa xagee wiris ee ku neeshee" tan taran tan tan taran...lol..ZULFA..ya don'tknow!!!!

 

Qacbaro garila unit is ka daa yaaqee..ragaas faceen ma aha..surweel ka dhaadhacayo iyo katiinado culees badan ee xiran yihiin hadaa isku waashidna waxee ku dhahayaan " you got beef".markaas baa dhihi maya adeer waxaan haayee labo calal oo ah kuwii awoowgey ka dhintay...lol..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this