Sign in to follow this  
Maaddeey

SOL-er Cusub, soo dhoweyn ma jirtaa?

Recommended Posts

Maaddeey   

Asalamu Calaykum,

 

Waa Igaar cusub, 15 beri ka hor ayaan is qoray, ugu dambeyn maanta ayaan nasiib u helay inaan idinku soo biiro.. bishii ugu dambeysay oo dhan maalinle ayaan u soo gelaayey.. waxaan damcay site 2001 la furay inaan dhowr maalmood ku koobo.

 

Waxaad tihiin dad yaab leh! weligey ma arkin dad Muntada (forum) isugu yimaada oo sidan isugu xiran-waxaan ogaaday in qaarkiin si LIVE ah isu arkeen.. farxad & murugna wada qaybsateen.

 

Markii ugu horreysay een soo booqdo SOL waxay ahayd anoo raadinaya MIRO (Lyrics) heeso, mar kastana adeer Google ayaa ii kiin soo diraayey!, habeen uun baan is iri bal sii fiir-fiiri (kolley faa'iido badan malehe) laakiin waxaan ku noqon rabaa Addicted, sida nin aan ogahay (Magaciisa ma sheegaayo si aan GAR la iigu qabsan dabadeedna XIIN uu xaal igu qaado!).

 

Habeenkii ugu horreeyey een Miraha raadinaayey akhyaarta aan ka faa'iideystay waxay ahaayeen NUUNE, WIILO & BUUXO , ETC. waad mahadsantihiin.

 

Maalmahaan Wiilo ma arkine ma nabad qabtaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Thnx Che, Allah Yacizzak, Soomaaliga inaad isku fiicneyn aan moodaayey laakin hadda waxaa iigu jirtaa liiska: "MMA &TUUJIYE", ma kasti??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Maaddeey, adeer bal soo dhowoow. Marti waa la sooraa, maganna waa dhawraa ayuu xeerku ina fari jirey, balse kol haddaadan marti iyo magan midna ahayn, waxaan ku leeyahay, gacal isma ciriirshee, shaahan bal yara fuuqso.

 

FG: War ninyow adigu dadkii SOL intooda badan taqaanidee, halkeed ku kulanteen? Mise wiido ayaad ku baratay? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Lol@ Jamaal11, sxb 10 ki beri een dhex mushaaxayey ayaan wada bartayoo si kale uma taqaanide waxan qaatay "CRASH COURSE", inaad Paragon iska bedeshaybaan moodaaye ma saxanahay? si kastaba sxb..Contribution-kaaga & edebtaada ayaan ka helay, waxaan aad ugu qoslay CIRROOLEYDA QURBEYSAN!, Gartii Hunguri & A & T-na gacan ayaan kuugu taagay daacadnimadaada, Adoo kale Alle ha noo badiyo, Allena ha ku sugo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Wallee magac bilaash uma baxo, Maaddeey welcome sxb, si fiican oo turaanturo iyo takhaantakho ku jirto ayaad noo soo gashey, sidan ayaana ugu wanaagsan waayo horey dadkii waad kala qabsatey oo nin cusub maba tihid smile.gif

 

minanka minankaa waaye ha is martiyeenin murtidaada nagu soo quf oo maskaxda soo tuuji aan ka faaiideesanee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Bas bas, intaasoo amaan ah dhanbo hadey Jamaal kusocoto caawa hudadiisa maxaa ladhihi jiray 'tarankuwile' uu u seexanaa... :D

 

Maaddeey, soo dhowoow...Hadaad sidan reer SOL ukala taqaano adoo baryo kaliya meesha joogo, ha'isoo marin adoo sanadyo meeshaan dhex mushaaxaayay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

 

 

Maalmahaan Wiilo ma arkine ma nabad qabtaa?

belo,and I thought I was a stalker.nin iga daran baaba arliga yimid walle.waryaadaheen anigana E-martisoonka ha la igu daro maadama aan FOB ahay,oo waliba hashii gabayaaga la siin jiray ee ii dhiirtahay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Nuune, sxb mahadsanid, laakiin duqa ii sheeeg adi KIYAAWE INGIRIIS maa tahay? af-soomaaliga waaweyn ee signature-ka kuugu yaalla & waxaan is qaadan karin kan aad mar-mar ku hadashid markaad is heshaan ragga qaar!.

 

KK,

Mahadsanid, waxaan u maleynaa inaad "naturally funny" tahay! su'aal: "weli macawista ma sidaadii baad ka taagantahay?"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

:mad: @naturally funny! As a dear friend of mine would say 'aabahaa w*s kaliya caay ma'aha'...Kufako intaad meesha kucusub tahay darteed...

 

Macawistana wili kama helo, still goono dheer uun bey iigula egtahay...Hee ma macawista ragga xirtaa ku jirtaa? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Koolkat, good to know you are doin' good sis. Alhmadulilah just enjoying my long weekend. Feels good to be off school for four days...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this