Dalmar1

Farmaajo wants to install his nephew ''Lafta Gareen'' for the KG, while threatening many candidates and Abu Mansor from participating the KG Election

Recommended Posts

Dalmar1   

Ariirow2020 (@Ariirow2020)

@HarunMaruf Farmajo & Kheyre met Robow few days ago b4 he flew to Baidoa to announce his candidacy. They asked him not to run for that post as they have their candidate (Lafta-gareen), Farmajo nephew. Robow rejected their plea included $$. This is their last attempt. Tough...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

How do we know Rooboow is not going to use South West as a  clandestine base for Alshabab, legitimizing their struggle while pretending he is fighting  against them? As some SOLers have already pointed out, what if this is all a scheme to gain legitimate power?

I don't support Farmaajo, but I have my reservations about Rooboow after reading more about the guy. 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

LoL at 'nephew.' Haddee Laftagareen hooyadiisa tahay qoloda Farmaajo automatically nephew miyaa. Xataa waxaa laga yaabaa hooyadiisa inay tahay qoloda Buuloxaawo iyo Garbahaareey dego. Farmaajo farac ahaantiisa waa Reer Galgaduud haddii meel lagu sheegaayaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA mala abtiirsiinta  sarreh  bu  kaeegaya ileen somalidu  are qabiil obsessed and love inay u abtiriyaan every thing and every one. So let me get this straight the cheeseman wants  a guy oo u abti  yahay  inu  xilqabto. Reminds me of afweyne in the 1980s.  Dowladi  candhowadaag.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Roobow  defected just last year after long reign of terror. He celebrated when his group bombed markets and Hotels. It is too early to jump from Al-Shabaab to leader of South West.

I do not like the idea of using defectors. It is a lazy and cheap policy of fishing individuals from these movements. Historically, it never ended insurgency any where. In fact, it creates more animosity between him and his former comrades. Everyone knows that the moment Kenyans leave so does Ahmed Madoobe.

If you want to change policy, talk directly to the Al-shabaab leaders rather than court defectors.

On the issues of Farmaajo nephew, I would like to say few words.

I am not surprised. It is a new way of covering up or misleading people in order to hide and trick people. Those us from Somaliland are familiar with these things. When Ahmed Siilaanyo or I should say, Hirsi A. Hassan nominated the early ministers of the Siilaanyo government, almost half of them were either family members, in laws or people who were related some how. Two of the ministers from Awdal were married to ladies from Burco. 

Another way that is done in Hargeisa is that if a minister is from the wrong clan or not belonging to the inner circle, then they appoint an associate minister or the director general who might have more powers. Have you seen "Xaflada soo dhaweynta Agaasimaha Cusub",  where top government ministers show up for the proclamation of the new guy?.  The idea of Farmaajo using in laws or people married to them is familiar now in Mogadishu. All most all the early police and military leaders were related from the mothers said. I wouldn't mind if they were competent.

Ama gabadh baa dhashay, ama gabadh buu ka qabaa, ama xigto kale ayey yihiin. Raisal Wasaaruhu sidaasu ku yimid , kuwa kalena wadadaas ayey ku yimaadeen.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

I think roobow is the right person now to lead the south west community out of this endless violence  

His first job should be reopening the road between xamar and baydhabo and after that clearing the rest of South West region from clan militias and shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
17 minutes ago, Oodweyne said:

Well, let me a hazard a guess in here and say, that, your "rationale" in this argument of yours is to say if one wants to end "the-thieving-mayhem-of-a teeming-looters" then your best bet is to appoint the most deadliest, the most brazen, the most "shamelessly-ladies-knickers-looter" you could find, and then make him a the "head-honcho" of the place. 

Similarly, you reckon if one wants to end this Jihadi's terror, once and for all, then it's best to appoint the "worst-chief-two-bit-Jihadi-murderer" in which one could find in the "Jihadistan-central" of your concern, and then appoint him to be the "Murderer-misfit-in-chief" of the place. 

But, suppose, if the idea or the thinking that says get a thief to get other thief, or this idea of getting a Jihadi to get the scalp of other Jihadi, is all wrong, as Holac, have alluded to already. And in particularly what if both of them actually start working in tandem against you.

Specifically, in the sense of seeing the looter you thought you have had in your hand in the hope of him getting a more deadlier looter for you actually starting to "coordinate" his looting racket or scam against you with the one you thought he will catch for you.

I am sure that has crossed your mind, particularly knowing how well you are versed in the "inner thieving deliberation" of your "looting cousins". 

Well, let me end with the thought that say, that, for what is worth, I still hold, that, this "two-bit-murderer" call Roobow, actually deserved to put up against wall for a well-practiced firing squad to take aim at him for all the things he has done against his very own people.

Much less said about him being "garlanded with a full bouquet of flower" as a mark of his ascendancy to power in his region.

But, that just me, who never had much of a time or a thought for any passing "murdering-Jihadi" other than contempt for their ilks and all of their pernicious doings.    

Ina mucjiso don't be hypocrisy you yourself  have elected ex warlord muusa biixi who have killed many your own clan HY in early 90s 

As for South West community they only have two choices either sharif sakiin who is most corrupted or roobow ex terrorist.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warkaan run uu noqday. Meeshuu gaaro aragaana. Wuxuu keensaday baabuuro xabadda karin uu ku socdo and unmentioned $$$$$ kursiga lagu gato. He is already meeting malaaqyada sarsare ee Koonfur Galbeed, xataa guddoomiyaha baarlamaanka Koonfur Galbeed, who hadn't met none of the other candidates.

Will he fail again since he failed his candidacy for guddoomiyaha baarlamaanka dhexe in earlier this year?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is also this musharax, the just resigned taliyaha nabadsugidda. He went to Baydhabo, too, with his bulletproof car as well.

Taliyihii hore ee NISA iyo gawaari xabada ay karin oo gaaray Baydhaba

Osman-8.jpg

Osman-768x575.jpg

Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay inuu halkaasi gaaray musharax si weyn looga dareemay magaalada oo halkaasi la tegay gaadiid, ciidamo iyo Hub.

Musharraxan oo ah Xuseen Cismaan Xuseen (Uurkuus) agaasimihii hore ee Hay’adda NISA ayaa diyaarad gaar ah ka dejisay garoonka magaalada Baydhaba, waxaana ka sii horeeyay diyaarad xamuul oo geysay 4 Gaari oo kala ah: laba gaari oo aanay xabbadu karin, Toyoto Hilux, iyaduna aanay xabbadu karin, Gaari Cabdi Bille ah oo qori saaran yahay iyo ciidamo.

Xuseen Uurkuus oo ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Baydhaba, waxaana soo dhoweyntiisa ka qeyb qaatay siyaasiyiin, xildhibaanno iyo dadweyne fara badan.

Xuseein waxaa loo galbiyey goob loogu diyaarshay boqolaal qof si uu khudbad uga jeediyo, waxaan halkaas lagu soo bandhigay heeso lagu gubaabinayo xildhibaanada Koonfur Galbeed in ay doortaan Xussein Osman Xussein, oo ka mid ah siyaasiyiinta sida weyn looga yaqaano dalka.

Taliye Xussein ayaa uga mahadceliyey dadkii soo dhaweeyey wuxuuna yiri” Waan idinkaga mahadcelinayaa soo dhaweyntiina qiimaha badan, waxaana qaadan doonaa kulamo kala duwan, anigoo qaybaha bulshada la qaadan doona wada tashiyo ku aadan sidii loo bad baadin lahaa shacabka Koonfur Galbeed, oo dhibaato ka haysto dhanka amniga, dhaqaalaha, maamul xumada, caafimaadka iyo Waxbarashada” ayuu yiri Xusein oo war kooban siiyey shacabkii u la kulmay

Dhowaan ayaa sidoo kale waxaa Baydhaba gaaray musharax kale oo sidan oo kale hub iyo ciidamo la tegay magaalada, kaasoo ah wasiirka Tamarta xukuumadda Soomaaliya C/casiis Laftagareen.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
On 10/26/2018 at 7:27 AM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

There is also this musharax, the just resigned taliyaha nabadsugidda. He went to Baydhabo, too, with his bulletproof car as well.

Taliyihii hore ee NISA iyo gawaari xabada ay karin oo gaaray Baydhaba

Osman-8.jpg

Osman-768x575.jpg

Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay inuu halkaasi gaaray musharax si weyn looga dareemay magaalada oo halkaasi la tegay gaadiid, ciidamo iyo Hub.

Musharraxan oo ah Xuseen Cismaan Xuseen (Uurkuus) agaasimihii hore ee Hay’adda NISA ayaa diyaarad gaar ah ka dejisay garoonka magaalada Baydhaba, waxaana ka sii horeeyay diyaarad xamuul oo geysay 4 Gaari oo kala ah: laba gaari oo aanay xabbadu karin, Toyoto Hilux, iyaduna aanay xabbadu karin, Gaari Cabdi Bille ah oo qori saaran yahay iyo ciidamo.

Xuseen Uurkuus oo ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Baydhaba, waxaana soo dhoweyntiisa ka qeyb qaatay siyaasiyiin, xildhibaanno iyo dadweyne fara badan.

Xuseein waxaa loo galbiyey goob loogu diyaarshay boqolaal qof si uu khudbad uga jeediyo, waxaan halkaas lagu soo bandhigay heeso lagu gubaabinayo xildhibaanada Koonfur Galbeed in ay doortaan Xussein Osman Xussein, oo ka mid ah siyaasiyiinta sida weyn looga yaqaano dalka.

Taliye Xussein ayaa uga mahadceliyey dadkii soo dhaweeyey wuxuuna yiri” Waan idinkaga mahadcelinayaa soo dhaweyntiina qiimaha badan, waxaana qaadan doonaa kulamo kala duwan, anigoo qaybaha bulshada la qaadan doona wada tashiyo ku aadan sidii loo bad baadin lahaa shacabka Koonfur Galbeed, oo dhibaato ka haysto dhanka amniga, dhaqaalaha, maamul xumada, caafimaadka iyo Waxbarashada” ayuu yiri Xusein oo war kooban siiyey shacabkii u la kulmay

Dhowaan ayaa sidoo kale waxaa Baydhaba gaaray musharax kale oo sidan oo kale hub iyo ciidamo la tegay magaalada, kaasoo ah wasiirka Tamarta xukuumadda Soomaaliya C/casiis Laftagareen.

Xigasho

Laakiin ñinkan uurkuus asaga waa **** beeshaasna waxay haysataa gudoomiyaha barlamaankan south west.

Unless we iska casilaan kursiga barlamaankan chance ma lahan

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Cadnaan, haye waxaa leedahay miyaa Koonfur Galbeed 2.5 ayaa ka jiro? Kan guddoomiyaha baarlamaanka ah waa mid Shariifka keensaday, hadduu dhacana ka daba dhacaayo koley.

Laakiin ma dhici kartaa in hal beel ay wada hesho labada jago ee ugu sareeyo we koofur galbeed.

 

Teeda kale ninkii roobow ahaa juqdiisa waa la waayey maxaa ka haysaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rooboow ololihiisa labada musharax magaca dowladda ku socdo ayaa qash qashay, probably kala qeybinaayo xildhibaanada Koonfur Galbeed mucaaradka ku ah Shariifka.

Also wararka fadhi ku dirirka waxee qorayaan this:

Farmaajo oo (dowladda) Qadar ku amray inaysan taageeri karin Mukhtaar Roobow & Fahad Yaasiin oo...

Xog gaara oo ay heleyso wakaalada Warqaad.com ayaa sheegeysa in Taliye kuxigeenka Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Xaaji Yaasiin uu fulinayo qorshe Madaxtooyada Soomaaliya ay u abaabushay Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur. Fahad Xaaji Yaasiin uu fulinayo qorshe Madaxtooyada Soomaaliya ay u abaabushay Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay Wasiiru Dowlada Arrimaha Dibada Qatar ayuu u dhiibay fariin ku saabsan in Xukuumadda Doha aysan maalgalin karin Mukhtaar Roobow ama shaqsi kale oo u tartamaya Madaxweynaha Koofur Galbeed.

Villa Somalia ayaa qorsheyneysa inay soo xirto ilaha dhaqaale uu doonayo Roobow inuu ka helo lacagaha uu ku maareynayo ololaha iyo doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed uu isku soo sharaxay.

Dowlada Qatar oo Saaxiib dhow uu la yahay Mukhtaar Roobow ayaa u balanqaaday Dhaqaale ay ku maalgalineyso Doorashadiisa.

Fahad Yaasiin oo ah Wakiilka Qatar ee Soomaaliya ayaa fulinaya qorshe ay damacsan tahay Dowlada Soomaaliya oo ay dooneyso inay ku qasabto Abuu Mansuur inuu ka tanaasulo Musharaxnimadiisa.

Taliye kuxigeenka NISA ayaa lagu wadaa inuu safar ku tago Dalka Qatar isagoo u bandhigaya qorshaha Villa Somalia ee ka dhan ka ah Mukhtaar Roobow.

Si kastaba ha ahaatee Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa cadaadis ku heysa Sheekh Mukhtaar Roobow oo ay ka hortimid markuu isu taagay Musharaxnimadiisa, waxaana dhinac kale ay wadaa Dowlada dhexe dadaalo ay ku taageereyso Musharixiin ay wadato oo ka degay Magaalada Baydhabo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.