Sign in to follow this  
Cawaale

Nothing like bad news to start your day..

Recommended Posts

Kool_Kat   

Maaddeey, torobo quuq adi! Ilama aha Cawaale intuu meel fariisto inuu is yiri let me cook-up beentaan, sidii loogu sheegay ayuu inoogu sheegay...My point wexey eheed, not inuu isaga or his friend badaleen sheekada ama been sheegayaan, but by the time sheekada dhowr qof ey soo martay may be in wax laga tagay, wax lagu daray...Wax fahan, waa halkii NG!

 

BTW, long long ago baan iri xayawaaniinta waxa kaliya udhiman waa cannibalism, marka jarjarida lama yaabin but the fact that they didn't eat it baan layaabay... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
BUKURR   

KNOCK KNOCK

 

.. am still here, so if you guys need to kick these naargalyaal on the behind, am glad to do that, but so far is not needed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

MMA waryaa I am not defending anyone illogically , all I said was this news from FB doesn't add up, in fact believing this news is illogical I say. Why would Al-shabaab chop someone into peices and feed it to the dogs, for a crime that is so insignificant?

 

 

I have stopped believing anything I read long time ago, that is all icon_razz.gif

 

As for the Gurbaanka iyo Calanka, If I go to Baardhere anytime soon, I will comply with their rules which means no Music and Gurbaan :D Is not a big deal. We need to look the bigger picture here, the road between Baydho and Baardheere is so peaceful for first time in years. Marka dadka Soomaliya jooga specially South, they need peace waxa kale waa sheeko .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^waa Sheekadii Taliban-ka looga xoreeyey Afghanistaan, abitey 'abtiyaaro'='kite' ayay diideen in la buubiyo. :D

 

KK, sida aad u garatay sheekadan in wax ka qaldanyihiin muxuu ugu garanwaayey WERIYAHA SHARAFTA LEH, markuu SOL uu ogyahay ragga jooga ugu post gareeyey? :D

 

Ps. KK, Naceybka aad qof ama qolo neceb tahay, xaqiiqda ma beddelo ee taas meel ku qor, dembi eysan lahaynna inaad saarto maaha just because you hate them. Tusaale: Anigu waan ku jeclahay, lakin waxyaabaha aad ku qaldantahay ma difaacaayo 'no need to mention them here' sidoo kale, Cawaale waxaan aaminsanahay inuu been badan yahay, lakin haddii aad tiraahdo-anoo ku jecel- Cawaale waa 'dhiigyacab' waa beentaa baan ku leeyahay, waana ka difaacayaa illaa caddeyn buuxda oon shaki geli karin laga keeno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Dambi ey leheen hee? Dambiga aan aniga iyaga saaro ama saari karo, tii alla ka weyn...Hadaad joojiso madax adeygana, oo aad indhaha furato, waad arki iney dambiile yaal yihiin...After all they're humans...Qof ama qolo la'iska nacona majirto, horaana loo yiri 'barasho horteed ha'inicin'...Wax aan ku jeclaado kama arag, oo aan eheen argagixiso iyo diinta qurxoon oo ey siday rabaan u badashaan to suit their evil ways...Marka Maaddeeyoow dadka jaceylka ama difaaca ama taageerka waalaga keensadaa...Ma'ila garatay walaalkiis?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

maaddeey leave cawaale alone nooh, hadii kale :D

 

islan baa iisheegtay in middle of the night guriga lagu soo jabiyay cause the police got tip off in guriga lagu sameeyo waxyaabaha qarxa

 

talow numberkaas la waco intee laga helaa?

 

ps: maaddeey al-shabaab big fan base malaha, many do not agree with their policies and seef-labood tendencies, having said that they cant be blamed for everything that is going wrong with the south.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

KK, iney binaadam yihiim oo dembi galaan ama galeen maaha dooddu, waa-ila soco yaah- in Number Afar nin waalan oo hees-heesa ay hilibkiisa jar-jareen kadibna eeyaha siiyeen, taas leen ka hadlooyaa ee run miyaa mise been.

 

Juxa, waadigii lawyeradda ahaaye, kuwan dembi kasta Shabaab dusha ka saaraya, oo waxaan caqliga geleyn haddaadan ku raacin Irhaabi baad tahay ku leh bal dhegta wax ugu sheeg.

 

Ps. Taladii weli waan kaa rabaa e ogow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Heh. What a crazy story! Even worse that Cawaale is actually believing such nonsense (remove that girl from your FB warya). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

cawaale should never copy and paste that convo, that itself made people suspicious.

 

alshabaab wax walba ka filo lakin giving dead man's remains to eeyo? too far fetching

 

maaddeey haye, ogowse taladeyda normally dadka ma anfacdo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Maaddeey, would Bakaaraha made any difference? Ila soco yaah, haduu been noo sheegaayo Cawaale, simply Bakaaraha soo sheekada inoogama dhigeen? Wixii lagu yiri uun buu inoo sheegay ee maxaad u xagxagan? Naga daa hee, ee kadaba har igaarka...This is coming from a sister whom you claim to love and loves you back! (let's hope AlShabaab lee intaas ineysan aqrin) Talo qaado... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

horta maaddeey qolomuu yahay? mise do i need to bribe ngonge to find out?

 

what is this loyalty to al-shabaab? is it possible he is one of the founding members of alshabab? why uu iskaga indho tirayaa alshabaab are good for nothing bahalo?

 

one final question how safe is KK in toronto? i mean she has been publicly disapproving of alshabab lately?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Qoladiisa ma aqaan. So kuubka shaaha iga moo diidin? :D

 

KK, Idinka na Maaddeey ka hara. He asked a valid question in his first reply in this thread. How can Al Shabab kill someone (never mind cutting him to pieces and feeding him to dogs) in an area controlled by AMISOM? Naga daaya dee.

 

And this is not a defence of Maaddeey's Mad Support for Al Shabab. It's a defence of our bloody sanity. Qashin walba miyaa la rumaysanaya? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Juxa, publicly you say? 'I hate AlShabaab' pink t-shirt keyga ma'arag I guess? Maxaa laga baqaa? Tii alle meel kastoo lajoogo lama gafo, laakiin intuu afkaan igu yaalo kuwaas lagama yaabo inaan amaano!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this