Sign in to follow this  
Dhimbil

Music Video: Waayaha Cusub

Recommended Posts

^Freaky? You havent seen what comes out of kenya haye?[Lets just say its too xplicit to be shown in a G rated somali website).

 

She has a nice voice; shes also kinda cute smile.gif

 

Laakin[Excuse folks; ama be the critic here for a minute]; What is up with the brother in the red tshirt & Kaaki pants? Did someone forgot to tell him that the dance is wayyyyyyy girly girly?

 

Overall, Its better than what i have seen in the past. Not bad at all

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baluug   

I'm liking all 3 of those girls,man,they cute!!Hey,did anyone notice the President's Choice shirt the guy is wearing?LOL I didn't know they had Superstore in Kenya!! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Whats with the guy with the red shirt?

he's got some mad niiko!

 

They'r in desperate need of chreographers. Brown:you should teach them how to crip walk, and do the harlem shake! :D

 

LOL @ the rapper!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

 

looooool...waraa aniga xagee ku maqnaa markaa waxaan la qoraayee...lol..waraa khadar xasad aa tahay waraa aniga waxaan hoolaheyga waaye nin yahoo aniga in aa ii sheegto ee aheed about this side..lol...

 

Waraa niarobi ileen rafaada dadka aniga camal ah lee soo maray..waraa saas ee u baashaal ileen asbaxyaasha lacagta naga dhameeyey saas u direynay..aadaale aadaa!!!!...........

 

I like somali rab MAAAAAAAAAAAAAAAN!!! the letter "B" buu ninkaas dhiig ka keenay..lol..

 

I have to admit walaahi..saan hadee noo danbeysay anagoo wili tacbaan ah, Imagine when somalia becomes normal and people go back to Somalia...LOL..how crazy it will be..subxanalah...Iga tag.......

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

horta kaaley kan yaa af soomaliga soo barey waraa waraa waraa un buu kuhayaa, carabka miyuu la'yahay.War sida isu dhaan oo afka haa nooga cayaarin balo ku tuujisey ee :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

iyaaaaaaaaaaaaaaaaaah!! laqaaye..orgiga iska tuff baaba aduunka hada wax kale aa la laqaa oo orgi ka macaan marax yahee..wili rumayga xididka iyo shaal dhamaad ah aa xirantahay oo aad Orgi cunoow raadinee..dhoore fooqul dhoore..

 

WARAA waa la ilbaxay marax yahoo...LAqaaye hadakabacdi lagu dhahaa jar orgiga..lol..Anba garab tuujiye aa la i dhihi jiray oo hada waa i kaas oo gorab dhan aan lakacay..Maxaa tuujisaa aa la igu waalay..adna maxaa laqdaa halugu waalo...

 

Wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

somaali ma saan baa udambeesey.....udhamaatey somaali. hada kuwaas waxey ismoodayaan in ay hormar saas kugaaren, caku iyo doqomo ayaan nacay.hadey ogaan lahayeen sida aay u liitaan saas masameeyeen

Share this post


Link to post
Share on other sites

kix kix kix

 

war waxaan yaa af yaqaan oo noogaqabta afkeena soomaliyeed

 

waryaahade kix kix kix kix kix

 

war maxaad tiri garob ban ahay miyaad tirii aleylehe intaas waan fahmay hase yeeshe waxaan umaleenahaya in aad qolyooyinka gadaal ka ilbaxay in aad tahay sida aad dontid ufaham ee

 

walaale anigu karti aan magacayga kuhaysto ayaan leeyahay ee bal adigu xinayahaas la imow doqon yohow doqon kiisa kale aan la arag.

 

war muxuu yiri garab baan tuujiyaa oo ma tuf baad umadda ku akhrisaa!!!!! kix kix kix

 

horta waxad doontid noqo waad iga qoslisiisey kix kix kix kix

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lol

 

 

the lady got some voice, though it is a mixture of some melody, great stuff from nairobi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

walaale anigu karti aan magacayga kuhaysto ayaan leeyahay ee bal adigu xinayahaas la imow doqon yohow doqon kiisa kale aan la arag.

ilbaxnimadii hore hadii ee saan u hadli jireen, koley aniga ilbaxyada danbe aan ahay..ha ila yaabina.............!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this