Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Onward and forward - hore ayaa loo soconaayaa

Recommended Posts

Another achievement by dowladda. First it was the relocation of the UN's political office from Nayroobi to Muqdisho. Then hay'adii maamulka hawada. Then this. There were other smaller hay'ado that relocated in the past year and so as well, including FAO's headquarters in Nayroobi to Muqdisho.

So now canshuurta ayee dhiibayaan and can hire hundreds of Soomaalis, instead non-Soomaalis in Nayroobi.

 

  • Thanks 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
7 hours ago, cadnaan1 said:

Whenever you create new topic waxaan modaa inaad garbaash soo watid but this time I m bit disappointed..kkkkk

And the "karbaash" he intends for others usually comes back to bite him in the butt. Sometimes it seems he actually enjoys pain like some sick masochist. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
17 minutes ago, Tallaabo said:

And the "karbaash" he intends for others usually comes back to bite him in the butt. Sometimes it seems he actually enjoys pain like some sick masochist. 

Fiqqi tolkii kama jano tago miyaa? Adna ma uraacdey?  

Si khastoo laguu aflagaadeeyo, caayo, High respect for MMA, for being  fearless.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
1 hour ago, maakhiri1 said:

Fiqqi tolkii kama jano tago miyaa? Adna ma uraacdey?  

Si khastoo laguu aflagaadeeyo, caayo, High respect for MMA, for being  fearless.

I am just pointing the finger at what happens in here. MMA posts a provocative thread with a click bait title thinking he could land some good punches on the collective chin of the secessionists and then his nemesis suldaan Oodweyne comes in and does his usual Guantanamo Bay style torture on this poor fellow. So I am just a reporter of events 🤗

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think ilma may may are on the lowest foodchain in the wanlaweyn hierarchy. They speak a galla dialect language barlaam ma dhanaan.  Dawarsiga yaa alah waxsiiyey aad bay ugu dheereyan

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
13 hours ago, cadnaan1 said:

Whenever you create new topic waxaan modaa inaad garbaash soo watid but this time I m bit disappointed..kkkkk

happy0001.gif happy0001.gif

Laakiin bakoorada lagu tumo in order to keep the sewage-dwellers in their boosaneero inay jilicdo lama rabo. Too much tumid wey ku jabeysaa bakoorada ama garuunka, plus standing on the top of the sewage, keeping them in their wretched boosaneero, while holding your breath from the stunk, is not something any decent person enjoys as the sewage-dwelling zombies do. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, maakhiri1 said:

Fiqqi tolkii kama jano tago miyaa? Adna ma uraacdey?  

Si khastoo laguu aflagaadeeyo, caayo, High respect for MMA, for being  fearless.

Tallaabo hala yaabin, the habar wacasho waa lagu yaqaanaa sewage-dwellers in a boosaneero. Even Tallaabo qof daahirsan ayuu iska dhigaayaa, but habar wacasho couldn't be resisted.

Mar dhow ayee taalo about my garuun ama bakoorad lagu tumo taalo loogu dhisi doonaa in some dusty town in Waqooyi in order to have some kind of memorial xus oo ah waa nala karbaashay, waa nala tumay by dowladii SOL ka jirtay, like that poor air force plane in that dusty square laga taagay. cool0008.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaaliya iyo Qadar oo kala saxiixday seddex heshiis oo shaqa abuur u ah dhalinyarada Soomaaliyeed

FB_IMG_1537871388652.jpg

 

Dowladdaha Soomaaliya iyo Qadar oo xiriir wada shaqeyn wanaagsan uu ka dhaxeeyo ayaa magaalada New York ee Dalka Mareykanka waxay ku kala saxiixdeen seddex heshiis oo lagu hormarinayo dhalinyarada Soomaaliyeed.

Heshiisyadan ayaa u suuragelinaya in lagu awood siiyo dhaqaale ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed, iyadoo laga abuurayo 75000 fursado shaqo gudaha dalka Soomaaliya.

Munaasabada lagu kala saxiixday heshiisyadan waxaa goobjoog ka ahaa Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Marwo Sheikha Moza Bint Naasir, Guddoomiyaha Golaha Xoghayeyaasha Hey’adda Silatech.

Dhawaan Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani oo ah Amiirka Dalka Qadar ayaa saxiixay labo heshiis oo hore ay u wada galeen Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar kuwaasoo kala ah mashruuca ddeega duulimaadka iyo iskaashi dhinaca caafimaadka.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Midowga Yurub oo Soomaaliya u ansixiyey miisaaniyaddii ugu horreysay taariikhda

Midowga Yurub ayaa waxa ay meelmariyeen dhaqaalihii ugu horreeyey abid ee ay ku tageerayaan miisaaniyadda Soomaaliya. Lacagta lagu kabi doono miisaaniyadda Soomaaliya ayaa gaareysa €100 million waxa ayna bilaaban doontaa rubuca dambe ee 2018 ilaa iyo 2021.

Lacagta miisaaniyadda lagu kabayo waxaa la soo marsiin doonaaa dowladda Soomaaliya, iyada oo la adeegsanayo nidamka ka jira dalka.

Fulinta waxa ay bilaaban doontaa Oktoobar kaddib markii lagu heshiiyey tallaabooyinkii ilaalinta, taas oo u ogolaaneysa in la dhiso awoodda dowladda Soomaaliya iyo maamul gobollleedyadeeda. Tani waxay ka dambeysay markii ay yaraatay cabsidii laga qabay in lacagtan lagu aamini karo dowladda, sidoo kalenna qiimeyn lagu sameeyey habka hanti-dhawridda Soomaaliya, taasi oo muujisay is bedello lagu sameeyey hab maamulka maaliyadda dalka.

Midowga Yurub waxa uu Soomaaliya ka taageeri doonaa marka laga yimaaddo taageerada miisaaniyadda ee sidoo kale loo yaqaan (Dowlad dhisidda iyo qandaraaska adkeysiga), Federaalka iyaga oo u soo maraya xoojinta maaliyadda ay dowladda u gudbineyso dowladdaha xubnaha ka ah.

Waxa ay xoojin doontaa heshiiska bulsho ee u dhexeeyey dowladda Federaalka ah iyo shacabka Soomaaliya iyada oo si tartiib tartiib ah u kordhin doonta awoodda mas’uuliyiinta Soomaalida u leeyihiin bixinta adeegyada aas aasiga ah.

Ansixinta taageerada miisaaniyadan waxa ay qeyb ka tahay jawaabo baaxad leh oo ay caalmaku ka bixineyso tallaabooyinka wax ku oolka ah ee ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka bixisay isbdelka siyaasadeed iyo fulinta.

Tallaabadan ayaa imaaneysa hal maalin kaddib markii uu Bankiga aduunka ku dhawaaqay markii ugu horreeysay in Soomaaliya ay gacan ka heli doonto taageerada caalamiga ah ee horumarka ‘Interational Development Assistance' iyaga oo dhaqaale taakulo ah siin doona dowladda Federaalka markii ugu horreeysay 30 kaddib.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali leader welcomes new envoys of Germany and France

Do6Zz2DXkAEtsqg.jpg

Do6ZzjlXsAATdjN.jpg

Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed has received credentials from ambassadors of Germany and France at his office in the state house in Mogadishu

In a statement released by the presidency, Somali President Farmaajo welcomed received the new Ambassadors of France and Germany Aline Kuster-Menager and Annett Gunther.

Mr. Farmaajo wished the heads of diplomatic missions success in their work and expressed confidence that their work would contribute to strengthening ties and developing cooperation between the countries.

The President assured his readiness to contribute to deepening of friendly relations between Somalia and France and Germany, after meeting at his office in the state house in Mogadishu.

“President Farmaajo today receives credentials from the new French and German Ambassadors to Somalia Aline Menager and Annett Günther respectively. HE Farmaajo encouraged them to work closely in improving the bilateral ties between Somalia and their respective countries”.

Germany and France have joined the western countries reestablishing their long absence diplomatic presence in Somalia as the Horn of Africa country is recovering decades-long bloody conflict.

French Ambassador Aline Kuster-Menager expressed her gratitude for his welcome and good wishes, stressing that she would exert maximum efforts to raise the Somali-French friendly relations to a qualitatively new level.

The trio sides discussed the strengthening of bilateral relations and cooperation between their nations and means of enhancing them to serve the common interests of the two friendly countries and peoples.

Somalia has been on its way to make a diplomatic come back across the world after more than two decades of war and extremists violances by Al Qaeda linked Al Shabaab group.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowlada Jarmalka oo boqol malyan oo dollar ugu deeqday Soomaaliya

43509433_339505773294467_595977482269412

Dowlada Jarmalka ayaa sheegtay inay lacag gaareysa boqol malyan oo dollar ugu deeqeyso dalka Soomaaliya taaso  Jarmalku  ku taageerayo Soomaaliya.

Danjiraha Jarmalka ee Soomaaliya ayaa ugaga dhawaaqday deeqdan lacageed munaasabad lagu xusayay midowga labada Jarmal oo lagu qabtay xarunta midowga Yurub ee magaalada Muqdisho.

Munaasabadan ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen Guddoomiyaha golaha shacabka, wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, wasiiro, xildhibaano, diblomasiyiin iyo xubno kale.

Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya oo ugu horeyn ka hadashay munasabadda xuska ayaa aad uga hadashay xiriirka Jarmalka iyo Soomaaliya, iyada oo tilmaamtay in Jarmalka uu ka go’an yahay xoojinta xiriirka labada wadan.

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay xuska munaasabadan inay wax weyn uga dhigan tahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, maadaama Jarmalka uu ka mid yahay saaxiibada Soomaaliya.

Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa u hambalyeeyay dhammaan dowladda iyo shacabka Jarmalka, wuxuuna tilmaamay in Jarmalka uu hawlo baaxad leh ka hayo Soomaaliya.


Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.