Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Onward and forward - hore ayaa loo soconaayaa

Recommended Posts

Beesha Caalamka oo taageertay qorshaha amniga ee dowlada Soomaaliya

beesha-caalamka.jpeg

Qoraal ay si wadajir ah  soo saareen maanta  Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, UK, iyo Mareykanka ayaa lagu sheegay inay soo dhoweynayaan hindisaha uu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre u soo bandhigay saaxiibada ee ah is-beddelada dhinaca amniga iyo qorshaha dowladda Soomaaliya ee ah inay sii waddo hormarinta amniga.

“Waxaa na dhiirigeliyey go’aanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay ku fulineyso is-beddelada lagama maarmaanka ah ee amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda, waxaana hoosta ka xariiqeynaa taageeradeena shaqadan” ayaa lagu yiri qoraalka beesha caalamka.

Beesha caalamka ayaa sidoo kale sheegtay in Kheyre ay mar kale kula kulmi doonaan magaalada Washington ee dalka Mareykanka, halkaasi oo bisha April lagu qabanayo Kulanka Soomaaliya ee hay’adaha IMF iyo Bankiga Adduunka.

“Waxaan sidoo kale sugaynaa go’aannada muhiimka ah ee ku saabsan sii wadidda taageerada Amisom, oo mas’uuliyadda amniag Soomaaliya ku wareejineysa ciidamada Soomaaliya” ayaa lagu yiri qoraalka.

Beesha caalamka ayaa ugu baaqay dalalka daneeya Soomaaliya inay taageeraan oo ay Soomaaliya kala shaqeeyaan sidii dowladda iyo dadka Soomaaliyeed ay ugu guuleysan lahaayeen is-beddelada ay wadaan ayada oo loo marayo wada-hadallo loo dhan yahay.

Hadalkan ka soo yeeray Beesha Caalamka ayaa ka dambeeyey kadib kulan uu dhawaan rai’iusl wasaaraha Soomaaliya la yeeshey wakiilada beesha caalamka iyo AMISOM, iyagoo ka wada hadlay,qorshayaasha horumarineed oo ay wado dowladda iyo sidii loo taageeri lahaa.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

@MMA

I remember the international partners welcoming such "reforms" and "progress" five years ago, ten years ago, fifteen years ago, and so on. I guess the more things change in Koonfuria, the more they remain the same. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Talaabo, I also remember the elusive never-coming dream of aqoonsi that was expected to arrive in 1991, in 1996, in 2001, in 2006, in 2011, in 2016, in 2019, in 20... War lee maa wadeynaa.

Ilmihii dhashay 1991 waa aabayaal, awoowe ku socdo and some wretched secessionists are still marqaan-dreaming of this in their deep daily marqaamid sessions

At least beesha caalamka Soomaaliya oo dhan wey aqoonsantahay and is engaging her government, but Muuse Muqayil iyo xulafadiisa in a dusty mundul yaa aqoonsan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
1 hour ago, Oodweyne said:

I am sure that our Mr Tallaabo would so easily have no difficulty in "disposing" of this silly argument that is comparing Somalia, a perennially failed state with terrorism at the heart of its precarious existence on one hand. And that of Somaliland on the other hand. If that is Mr Tallaabo, had seen fit enough to dignified such challenge.

😁 It looks like you have read my mind!! As you have noticed, I couldn't be bothered to challenge such a ridiculous argument. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

The old man failed again to read between lines or maybe thinks others will not read. Basically the emergency declaration gives the president to implement his own policy without notification of parliament. This is not an usual the west umpires dealing with third world countries . However it is not sections against Somali rather forieng policy.

 

The issue here is that the nation of Somali is getting back in many different ways, specialy southern Somalia.  Economic is improving and moqdish is booming. Violence is decreasing and security is improving. The reforms that current Somalia government implemented has been successful. Tax collections and army registrations  are too main area. With that you should not surprised that foreign countries are interesting the  deal with Somalia, a potential and strategic nation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hore ayaa wali loo socdaa. No turning back. Wixii Soomaali iyo Soomaaliya horumarkeeda necboow ka naxoo nafta waaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.