cadnaan1

Another comedy

Recommended Posts

14 hours ago, cadnaan1 said:

Minii la wareero wax walba filo iga dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
2 minutes ago, Oodweyne said:

".....Nac-nacda iyo Tanac-tanacdu Waa Dhakh-Af-Gudhuu-Ina-Gumeed Dhaqankiis......" 

Who would thought this is writing of 50+ years old guy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cadnaan, you forgot this. This is beyond comedy and satire. It is a buffoonery farce on steroids, err marqaan. Only a marqaan-addicted  blank minds would come something like this.

__________________________

s3-735x400.jpg

 

MADAXWAYNE KU XIGEENKA OO XALAY KA QAYB GALAY XAFLADA XUSKA SAUDI NATIONAL DAY

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliand, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xalay ka qayb galay xaflad ballaadhan oo loo qabtay jaaliyadda Sucuudiga ee ku nool Somaliland, xafladani oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxa ka qayb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland, Guddomiyaha Xisbiga UCID, Maayirka, maayar ku xigeenka caasimada Hargeysa, Guddomiye xigeenka koowaad ee baarlamaanka Somaliland, masuuliyiin iyo Siyaasiyiin kala duwan.

____________________

The rest of the article is blah blah blah. Jaaliyadda Sacuudiga kulahaa. Not a single Sacuudi national present. Cimaamad gaduudan iyo khamiis cad ayaa lagu noqonaa miyaa Sacuudiyaan.

Few weeks ago it was Axmed Abiyoow meet me, see me supplication. Now xaalka waa ka sii karay. Sacuudiyoow, waa ku baryaa i aqoonso, we will even change dhaqan for you. For we might be your long lost illegitimate children. Ceebeey tacaal. Such a shamelessness waa dhalasho because there is no other way.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.