Dalmar1

CUNSURIYADDA QAAWAN MAXAA U XAL AH?..... GAAS OO AFLAGAADAY BEESHA **** ****

Recommended Posts

Dalmar1   

image.png.bedcf4dde6ff7043693d12264868e2af.png

Wuxuu yiri Prof. Gaas , "wiil ka yimid Xudur, Diinsoor, Buurhakaba oo qaba kabo dacas ah nagu ma xukumi karo dalkayaga", dad baanna u sacbiyay. Sida adiga oo Dhuusamareeb ka yimid aad u xukunto dhul aadan ku dhalan ayuu wiilkaas dacaska qaba, kuwa badan oo aan xitaa dacas heysan, kana imaann degmooyin, ee ka yimid tuulooyin ka sii yar ayaa xukumi doonna. Dhibka jira ayaa ah Soomaaliyada kuu sawiran iyo tiisa ayaa aad u kala duwan.

Waxaa ayaan daro in qof isku sheega masuul, aqoonyahanimo hadana ku hadaaqo hadalo deel qaaf iyo meel ka dhac ah iyadoo weliba uu isticmaalaayo ereyo bahdilaad ah hadii su,aal laga keenana meelo aan loo jooey kula aadi doona marwalba taariikhda waa mid ma dhamaato ah kuna keydsan yihiin waxii lasoo marey .

Maamulka Putland markuu yimaado xifaaltan siyaasadeed ee Soomaalida gudaheeda waxay sheegtaan iney Putland tahay Hooyadii Fedraaliska Soomaaliya .

Mar hadey sidaa tahay masuulkooduna  uu noqdo qofaan ka xishoonin cunsuriyada iyo meelka dhaca joogtada ah sida hada inooga muuqata Madaxweynaha Maamul Gobaleed Putland C/weli Gaas  qofka nuucaan ah oo looga fadhiyey inuu  wada maareeyo bulshada qeybaheeda kala duwan maxaanu ku tilmaami karnaa waxaa jirta xigmad Soomaaliyeed ayaa oraneysa HADII DABKII DHAXMOODO MAXAA LAGU DIIRIYAA hadii horjoogigii  sidaa ku hadaaqey maxaa moodaa taageerayiisha waa ayaan daro weyn .

Bulsha weynta kasoo jeeda deegaanada KGS waa kuwo ku dhiban meelo kala duwan mar hadii sidaa ay tahay maxaa idinla gudboon , aan isku dayo jawaabta idinku quman oo ku aadan dulmiga qaawan aan geed loogu soo gaban oo ay ku hadaqaan dadka aad la nooshihiin inaad u hiilisaan Maamulka aad kasoo jeedaan kuna boorisaan iney wax ka qabtaan amniga iyo cadaalada  waxaan oran lahaaa tashada ma teeco ee ogaada inuu degaankiina aad wax ku tihiin hadii saas ay noqon waxaa u tagey tashan weydiyee waa laguu talin ama daranyo lakala qeybsado jiritaankooda .

 

Maamulka KGS waa inuu jawaab deg deg ah ka bixiyaa hadala meel ka dhaca oo kasoo yeerey Horjooga Maamulka Putland oo ka xishoon waayey inuu si bahdilnimo ah uga hadley bulsho ganacsi u joog ah ee ku sugan halka uu ka sheegey warkaasi ee Gobalada Bari ee Sooomaaliya.

Masuuliyiinya ahana musharixiinta waa iney ka dhiidhiyaan hadalada qadafka oo lagu weeraryo dadyowga   aad masuulka ka tihiin waxaan rajeynayaa in looga jawaabi doono.waxaa hubaal in maanta ay wada daawadeena oo dhageysateen intiina badan  oo ay dheregsan tihiin dhacdadaasi ee cidna ma maaqo qalinkeena waxaan ka hadalnaabi waa xaqiiq jirta oo dhab ah.

 

 

 

 

http://baidoanews.com/articles/36577/CUNSURIYADDA-QAAWAN-MAXAA-U-XAL-AH

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaas awoowiyaashiisa markee Bakool soo dageen boqol sano ka hor only with buraashad, waliba bilaa dacas ahaa. Waala soo dhaweeye, waana la marti sooray. Some of them still live there, dhibna laguma haayo.

I guess marti soorida waa loo dhashaa. Eniwey, he is mad Reer Arlaadi meesha shaqooyinkii ayee la wareegeen, gaar ahaan gobolka Sanaag. Waa kuwii lahaa RRA ha inaga baxaan, in that same region.

Haddaadan shaqeysanin, shaxaad iyo marqaamid ku nooshahay, dad shaqeysanaayo ayaa imaanaayo. And they are not going anywhere.

Here is a quote  I found online about Buraashadleey by my own father that happened in the '50s and '60s. The quote is from 2000 in a meeting honouring C/risaaq Xaaji Xuseen

"C/risaaq waan sheekeysan jirnay, waana kaftami jirnay. Marar badan ayay ii imaan jireen qolo berigaas loo yaqaannay ‘Buraashadleey’ oo **** u badneyd, kuna nooleyd dhulka Xudur iyo agagaarihiisa ah. Qoladaas Buraashadleey iyo jilibka aan ka dhashay ee ****, waxaa aniga dhankeyga ii imaansho iyo wax-doonasho badnaa Buurashadleey.

Berigaas, illaa maantaba, caadi ayay ahayd in dadka baaddiyaha ka yimaada ay magaalada u soo raadsadaan arradbax iyo dano kaleba, oo markaasi wixii ay shaxaadi karaan ay gacanta mariyaan. Marar aan yareyn ayay niman Buraashadley ah iga dalbadeen inaan u geeyo C/risaaq (oo mar ahaa Xoghayaha Guud ee Leegada, marna ra’iisul-wasaare), dhowrjeer ayaana u geeyay. Maalin ka mid ah maalmihii aan dadka u geeyay ayuu C/risaaq igu yiri: “Kuwaan (Buraashadleey) kaliya kuma soo daaranine, dadkii kale ee ku soo doortayna ha hilmaamin, kuwaan anigaa ogoo waa dhib badan yihiine, yeysan ku wareerin...”

Gaas needs to read history, siiba taariikhda tolkiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

He's referring to Alshabab footsoldiers that are trained and ordered from those regions. So if you going to search the net for anything to score points against him at least mention the context.

It is not a secret Alshabab take advantage of the poverty and lack of government services in those areas to influence small boys still in their teens to do the targeted killings, suicide bombings everywhere in Somalia.

Our objectives should be therefore to free South West from the grips of Alshabab so that they can access education, health, jobs and all government services.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don’t know what y’all trying to achieve with this sophomoric claptrap and unnecessary brouhaha.

President Gaas is right! If he used for an example— people from towns in Bay & Bakool to elaborate the gist of his message, which is that only Puntlanders have the right to determine the fate and destiny of Puntland affairs— then so be it.

Need I remind you lot that this is not news and is precisely the objective of our much coveted Federalism, that each and every Somali must learn to manage the affairs of their own local towns, districts and provinces...

Marka, niic-da raqiiska-ah inta yaraysaan, saaxiibyaal, fantashiruu fil Ardhi—wabtaquu fii sabiililaah! 😎

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dadkaas uu magacooda u adeegsaday si guud wuu ku khaldanyahay aragtidayda

Haddii sida ay noo sheegeen uu yahay qof wax bartay waa inuu intuusan banaanka usoo bixin muraayad hor istaagaa isla hadlaa keligiis asagoo is fiirinaya. 

Ka dib soo istaagaa meel fagaare ah, raali gelin buuxda iyo xaalna siiyo dadkaas uu si guud ugu xad gudbay magacooda waayo qabiil labo qof oo dacas wata ma'ahan.

Waxaa jira dad fara badan oo wanaagsan oo kasoo jeeda goboladaas uu sheegay ay ku nool yihiin puntland kana shaqaysta lagana yaabee inay asaga ka jecel yihiin dhulkaas u ku doodayo inuu gaarka u leeyahay.

Wadada kale oo furan waxaa weeye inuu isugu yeero afartii wiil iyo gabadhii carrabku ku dhalay puntland. 

Ka dibna u sheego in dhulka la dhaxlado si qaybta asaga kusoo aada uu ugu diido in reer buur hakaba dacas wata ay soo galaan.

Labadaas arimood daaway keeni kartaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is taken out of context,  and  edited to make it look bad, he is definitely talking about the  shabaab boys in Galgala , and many of  them came from the region.

 

 

Video: This is the speech by the leader of Puntland Abdiweli Mohamed Ali Gaas that created the controversy.pic.twitter.com/2zYf93KSO9

 

https://twitter.com/HarunMaruf/status/1043203671838916608

 

 

 


 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   
3 hours ago, gooni said:

Dadkaas uu magacooda u adeegsaday si guud wuu ku khaldanyahay aragtidayda

Haddii sida ay noo sheegeen uu yahay qof wax bartay waa inuu intuusan banaanka usoo bixin muraayad hor istaagaa isla hadlaa keligiis asagoo is fiirinaya. 

Ka dib soo istaagaa meel fagaare ah, raali gelin buuxda iyo xaalna siiyo dadkaas uu si guud ugu xad gudbay magacooda waayo qabiil labo qof oo dacas wata ma'ahan.

Waxaa jira dad fara badan oo wanaagsan oo kasoo jeeda goboladaas uu sheegay ay ku nool yihiin puntland kana shaqaysta lagana yaabee inay asaga ka jecel yihiin dhulkaas u ku doodayo inuu gaarka u leeyahay.

Wadada kale oo furan waxaa weeye inuu isugu yeero afartii wiil iyo gabadhii carrabku ku dhalay puntland. 

Ka dibna u sheego in dhulka la dhaxlado si qaybta asaga kusoo aada uu ugu diido in reer buur hakaba dacas wata ay soo galaan.

Labadaas arimood daaway keeni kartaa.

Adiga nacnac baad haysaa. Xumaan baad ka raadinaysaa meel aysan kujirin. Dad uu leeyahay maso gaki karaana majirto. Wuxuu ka hadlayaa waa Alshabab laga soo diro Diinsoor iyo dhulka Alshabab ku xooganyihiin si ay dhibaato uga gaystaan Puntland. Tankale Diinsoor ogaantay waa Jubada Dhexe waxaana wax ka daga OGda Dblock. Marka qabiil cid ka hadashay ma jirto ee waxa uu ka hadlay waa wiilasha halkaas fog laga soo dirayo oo raba in ay reer Puntland wax ay laayaan iyo waxay carara ka dhigaan. Taasna ma la yeeli karo.

Adigase waa Suaale maxaad mucaarad ugu tahay waxkasta oo Puntland kayimaada ma SSDF wali madaxaaga ka qaylinaysa? Ama nac ama jecloow reerkiinu wuxuu kuraasta ay ku fariistaan ku helaan dadkaas aad nacabkooda kashaqaynayso maalin walba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaas was talking about Alshabab which uses the strategy of divide and rule. 

There is no other way to explain it because in Puntland, the Arlaadi people don't have great economic or political clout. Most Arlaadis run tiny bagaash businesses in major cities which is not significant to create communal rift. The Arlaadis make a living and most people in Puntland welcome their brothers without hostility. Puntland is their land and they pay taxes just like anyone. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
13 hours ago, Samafal said:

Tankale Diinsoor ogaantay waa Jubada Dhexe waxaana wax ka daga

Juquraafi barashadeeda ayaa u baahantahay. Degmada Diinsoor gobolka Baay ee ka tirsantahay.

Degmooyinka Afmaayga loogu hadlo Jubbada Dhexe ka tirsan waa Saakoow iyo Bu'aale. Saakoow qolodaa sheegtay ma degaan, Bu'aale ee gees ka degaan, marka Diinsoor iyo Bu'aale isku qaldeysaa.

Gaas awoowiyaashiisa buraashadleey loo bixiyey iyagoo wada barakac ah buraashad kaliya wato markii Xuddur iyo Bakool lagu soo dhawenaaye boqol sano ka hor, si fiican ayaa loo sooray. Faracooda midkood xataa heer xildhibaan Xuddur laga soo doortay noqday lixdamaadkii (kaas oo ahaa Aaden Diiriye, waana Nuuradiin Aaden Diiriye aabihiisa, kii musharaxa jagada kula tartamaaye Faroole sanadkii 2009, wuxuuna ku dhashay Xuddur). Gaas iyo wixii la mid ah taariikh loo dhigo u baahanyihiin.

Marka Gaas should apologize and move on. Inuu Soomaalida isku diro ma'aha asagoo guddoomiye gobol sheegaanaayo. Also this is not first time Soomaalida isku diraayo from his pulpit.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.