Suldaanka

Hargeisa 1988

Recommended Posts

Alla maxa  rag naga dhintay but we had mujahid axmed dhagax  muj biixi ina askar barkhad  and maxammad cilmi galaan. Dhagoweyna cadaadlay banu u dirnay carab ducaale saaxil.  Geedeeble iyo biyaha shiinah  marka la marayu uun ba la haraadaya. Our darkest hour 1988. 27 may. Laakin weynu galayna sheikh cumar wa duceeye sheikh daahir wa duceeye.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aun.

Dagaalka si qurux badan ayaa looga adkaan lahaa hadii sidii Qaybta Makkah lagu socdo. Laakin dhanka Madinah ayaa u reer galbeedaysay oo u seexatay... :D

Ahmed Mire's men captured the whole SNA/Somali Gov't leadership alive in Burco. The whole army base was overrun run like a hot knife goes through butter. 

Qabsashadii xerada saadka ee Cadaadlay ayaa ahaa mid faraha looga gubtay.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mujahid Axmed mire nuux dhakada labba xabadood bakaga jira.  Iyadu xabadu dhakada kagajirto ayuu isagu is tolayey. And ofcourse ina kahin  commandows al daahirya

And we had colonel libaaxe south of Oodweyne  and later he went to bohol.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

It was always funny afweyne groupies in the 1980s inay dadka niyad jabiyan bay doonayen. So when we were in diredawa  sheikh cumar said always war iska bakhtiya recordhada kuwi ehlu shirkigi ilma linin iyo stalin ba dhegeysanaya. Saliga nabiga before anything else. Dhulku wa harighey

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Mucjisooyinka dagaalkii snm lagu arkay waxaa ka mid ahaa

Markay qorigooda xabad ka ridaan oo ku ridaan ciidanadii dalka, ubax cas bay isu bedelaysay oo askarta dawladda qalbigooda dejisa 

Mudanayaal iyo marwooyin labo isma gasho

Waan dagaalanay iyo maxaa naloo dilay wax is qaadan kara ma'ahan.

Indhahayga waxaan saaray askari qorigiisa iyo darayskiisa wata oo gabar iskool kasoo baxday ka cararaya si aysan qoriga ugu qabsan

Haddii siyaad barre sida suuriya uu berigaas fuusto cirka ugasoo tuuri lahaa maanta sheeko ka fiican tan aad haysaan baad noo sheegi lahaydeen waana dabiici bini aadamku xarriirta qodaxduu ka jecelyahay.

Dagaal waa dhacaa dunidoo dhan mid foolxun iyo mid dhexdhexaada iyo mid sahalan mushkilad ma leh

Mushkukadda mar walba iga yaabisa waa oday cuqdad aan jirin oo diintu ogalayn caruurta ku beeraya, sida ka muuqata awlaadda snm oo aan ayagu wax dambi ah lahayn goob joogna ahayn.

Xaaji

Mujaahid baa asagoo xabadu madaxa uga taal is tolayay waxay dhiiri gelinaysaa in caruurtu "toy" lagu ciyaaro u qaadato xabadda. 

Mujaahidka waxaa ku sheekeeyayna darajada mujaahidnimada ha laga qaado hadduusan ahayn nin qaadku waalay.

Talo

Walaalayaal cuqdada iska saara waxaad tihiin jiil qurux badan wixii tagay waa tageen soomaalidu idinkama maaranto adinkuna kama maarantaan

Uk aqoonsi idiinma hayso waa dal gaalo dhisatay ilaahay baa muslin idinka dhigay asagaana idin aqoonsaday  الحمدلله علي نعمة الا اسلام 

Itoobiyana walaalihiin ma'ahan anagoo gacmaha is haysana oo walaala ah wixii horana ilownay aan gudniinka fircooniga ah  meel ugasoo wada jeesano.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.