Sign in to follow this  
Abdinasir Kadawo

Where are you from?

Recommended Posts

Haneefah   
:D @ BOB. We had a reer waamo sister come into our family not too long ago; I love her but boy did she come with a strange and often hard to undertsand lahjad. Sidaan every word ey tidhaahdo ugu wada qosleyney (maskeenah) bey hadda saaxiga keentey, no more 'jaa' iyo wax la mid ah; agga-da xitaa si quman bey hadda u tidhaahdaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ lool@agga-da xitaa si quman bey hadda u tidhaahdaa :D

 

Gabdhaha waamaha iyo gabdhaha sujuuga, anigu waxaan ka doorbidi lahaa kuwa sujuuga, in kastoo labaduba jaa, hii, yaa uu ay wada yiraahdaan, kuwa sujuuga xoogoow swahili ayaadba isku tuuraneysaan ugu danbeyntii nakupenda unbaad isla dhaceysaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Haneefah:

:D
@ BOB. We had a reer waamo sister come into our family not too long ago; I love her but boy did she come with a strange and often hard to undertsand lahjad. Sidaan every word ey tidhaahdo ugu wada qosleyney (maskeenah) bey hadda saaxiga keentey, no more 'jaa' iyo wax la mid ah; agga-da xitaa si quman bey hadda u tidhaahdaa
:D

Salam Aleikum W.W

 

Haneefa...oo maxaanba mareenaa in maanta nalagu qoslo? waxaan maqli jiray...nin adduun joogow maxaa aragti kuu laaban...maantaaba galti nagu qosleysaa...waa ilaahey mahadiis... smile.gif

 

 

Waraa Nuune...filimkaas caatada ah maa la timid adigana? waraa Sijui iyo reer Waamo waa same...after all most of them hail from Waamo hence our understanding when we meet because we have DEEP connections...

 

Waraa aniga waanba ka baxay...maba rabo gabartiina ee madaxa saarta...gabdhaheyga Waamo ee caano ma daadiyeyaasha ah aaba iga badan oo wax aan ku doorsanaayo la arkin. icon_razz.gif

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this