Sign in to follow this  
Abdinasir Kadawo

Where are you from?

Recommended Posts

BOB   

Originally posted by The Zack:

^Lol. What do u mean by Galti? After I searched the word it came up as an "immigrant". Aren't we all immigrants?

People from Wamo refer to people who are not from South as Galti regardless of their tribe...so no offense cuz. smile.gif

 

 

BOB, hayeh? Gabar Galti aa u kulushsahay aa maqlee? Mid markaa af jinigii Kismaayo 'xajaa xujuuu xijiiii' aa la gashid, afka kuugu dhufato oo 'Af Dayuuus' kani waa maxay ku tiraa, L0L. sidii nuune Hargeeso loogu soo caaayay camal.

:D:D Hada ka hor aa waxaan arkay sawiro laga soo qaaday Aroos ka dhacay Qabri-dahare oo waxaa guursanaayey wiil ka tagay S.A and I was amazed at the quruxda gabdhaha meesha isugu imaaday...isma xasuusto ee maybe dhareer baa iga socday...hadana wuxuuba madaxa isii xanuunay markaan dhowrkii gabdhood ee ay indhaheyga qabteen la ii sheegay iney gabdho yihiin...Allah hooyoy ciil weynaa... :D Af Jiniga waan bari lahaa iyo waxyaalo kale oo badan oo mac-macaan ee Allah igama qaadaanta yaa ii keena aan dhaqde... :D

 

 

Sheikh BOB, your research is really late. Anigaa waa hore sameeyey e holla.

 

Teedakale, afka badal sxb, Gaalti iyo reer waamo waa horaa laggatagey....tolku waa hal (afkaaga hadaan kuugu sheego: Moja).

:D Awoowe raggeedii baa tahay ee SALUTE baan ku iri kow dheh ee ninyahow ciddii intaad la hadasho gabar aan tigikeeda udiro hala ii raadiyo markaas aan iraahdo 5 dhinacba gabar baan ka guursaday...mid reer waamo ah (Koonfur) oo caano ma daadiso ayuu Allah iigu deeqay...reer Somaliland odaygii Jaceylbaro ahaa ayaa ii maqan...reer North Eastern faro kulul ayaan isku heynaa illaa iyo hada...reer Jabuuti, su'aalaha badan baan ku nacay mooyee waa dad fiican hadaad is barataan...'ma aha' markey eray walba raaciyaan unbey sokortu igu kacdaa...marka howl halkaas ayey mareysaa ee aan kaa helo war aan ku farxo Insha Allah... ;)

 

 

Salam Aleikum W.W

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Im from Cabdiyo Cabdi.You won't find it on any old maps,because it was recently named after me :D .But it's near Cabdi Cawil & Qaloocan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by M.M.:

Ilax@Suubaan Ballal...Dee nagga daa reer dhuunta laggu dhufey yeyna moodin inaa loo duur xuliyey
:D

:D:D:D OG: ZACK (M.M that was good!)

 

Down with BOB and his divions! eeyaa ma saa saad sheekh ku tahay!

 

LX- salaan sare saaxiib. Will need to see Barsha dhexe some day soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mujahid: Red Sea:

Dhulqarnayn
ninyow dadka markay ku dhahaan "naga ganbiso iyo cantarabqashta latag" It usually means that you have been ignored.

 

You can either go back to your role as cyber burcad stealing other people's work for the lack of confidence in your own thoughts, or simply come bother red sea with your so call caano boori nonsense. Anaa kaa dhagaysanayee kaalay baacyahay.
:D

LOL@ baac :D

 

WaaWareY! Red Sea, waad soo dhigatay ma istiri? Secessionist caano boore raadinaya adaa iigu hooreeyah saaxiib. And it's bloody effing hilarious to tell you the truth!

 

Such valiant buffoonery on your part will hardly suffice in securing YOU a batch of my potent caano boore. I hope you will understand that SOL's mysterious elixir of vacuousness belongs solely to the ONE and ONLY pathetical nit on this thread who just published his usual piffle right above this post of mine. ;)

 

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^^^

 

You know, I don't even know who you are anymore. Ever since you started stealing people's work and posting as your own so that few people could tip their hats for you; I personally thought that was new low for you even. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Letter to Libaax-sanka-taabte

 

It was so kind of you to allow everybody to take part in this forum, regardless of the disparities in age, experience, and intellect. Clearly SOL has achived a lot in reviving somali self-pride and identity, and is a very useful forum where ideas and issues are discussed. I have learned a lot of good things.

 

Sadly, like any public forums, It is also like a dovecot. All kinds of people and bipeds who resemble people, all kinds of misfits made their ways into it. There is no crime in having deficiancies of character and substance, but when it is coming due to the age factor, it can be stopped. Just open a section for kids so that they can keep on exchanging immature, although innocent, jokes and chats.

 

Just a recommendation. :D Otherwise, grown up people here will never rest. Caruurta dhawaaqoodii baa na kharibay. And we don't like to be seen as child-beaters.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A & T, I may agree with you in certain things. But I think there are individuals (adults, not kids) who have made their sole mission to sabotage the very idea of SOL. I haven't seen only in this thread but in other threads, where they have ruined its aim. It would have been interesting if there have been an option where you can BAN certain individuals from your thread.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Aadan waraabow

Abag dheere

Abal

Addow

Afgooye

Alla gabe

Aw aadan fayi

Awdey

Badanbadu

Bakaar yar

Bakar weyn

Banbusul

Barkale

Biyoley

Borow

Buqkoosaar

Buulo

Buulo bilaan

Buulo fajir

Buulo sabar

Buur caddey

Buur dhuxunle

Caddayle

Cashur

Ceel gudo

Ceel heji

Ceel ya

Ceel-garas

Doomaar

Doon dheero

Doora weere

Doygab

Drersin

Dugsamey

Dugsiilow

Dusiilow

Duubugaas

Duuray

Erjegle

Etiyal

Etkiyal

Faajir

Faarax

Faarjarley wiila

Far aqable

Fiinka

Fiinka weere

Futuug

Gaal dheere

Gaal madoobe

Galol

Galool

Ganug

Garas weyne

Garsaley

Geba gebah

Geed buureed

Geydho

Goberreh

God colow

Godey

Gomor

Gonreh

Gudoqor

Gumuurta

Gurabow

Hare

Harrow

Haydabale

Ibdow

Idannug

Illay

Ilooyi

Inasoogsatu

Isgeed

Jannai

Jilibey

Jiumcaale

Kaban jife

Kaiin

Kashida

Korar

Korey

Korkoor

Korkor

Kukay

Kurar

Kurta

Laandhi

Labatan jirow

Lafaale

Lojir

Madax maroodi

Madax waraabe

Madooda

Marobey

Mesaar

Molmad weyne

Mubarak

Odomow

Ofidow

Olondow

Orgaafan

Orugley

Qalemoow

Qalmoow

Qonle

Qormari

Reydab

Sankor

Sarman

Shimbiro

Suntay

Tagaal

Tayeeglow

Tubooy

Turgan

Unramade

Waajid

Waday roma

Waney

War weyn

Xabsac

Xarerte

Xuddur

Yafeyi

Aantaara

Adinsoone

Af karin

Af ruugleey

Afkala haya

Bacaad

Balleysle

Balli dhiddin

Bandar murcaayo

Bandarbeyla

Bargaal

Beeli wacatay

Bereeda

Boosaaso

Buq atoti

Buruc

Butiyaalo

Buur gaaban

Cadayo

Cago

Caluula

Cambaar

Canjeel

Ceel buh

Ceel carab

Ceel doofaar

Ceel gaal

Ceelay

Ciiradhame

Dadar

Duud hooyo

El gaimeddo

Gaatir oodan

Galgalo

Garan koof

Garsa

Geesaley

Gubato

Gurur

Guud cad

Hurdiyo

Iskushub

Iskushuban

Jiingadda

Juurile

Karin

Kod dhexaad

Kubo

Laag

Laas dawaco

Laasa jaddad

Libow

Magaaloyar

Majiyohan

Meeladeen

Olod

Qandala

Qardho

Qayaadsame

Qayjawa

Qoori

Qoort

Qoow

Qormo buur cad

Qural

Rako raaxo

Sala gon

Samaysa dheer

Seen weyn

Seen yar

Sheebaab

Unuun

Uskure

Waaciye

Wareegsimo

Xaafuun

Xabaal reer

Xabo

Xarago

Xidda

Xijijle

Xiriiro

Yaka

Yalaho

Abaaji

Bacadweyne

Balli cad

Bargaan

Bariir

Baxdo

Bohol

Bud bud

Bulac

Bur carrowlay

Cad caddey

Cadaado

Cagacade

Calasow aadan

Cali axmed

Cali cayda

Caliweyd

Callyabaal

Carfuuda

Ceel dheere

Ceel qoxle

Ceelbuur

Ceeldheer cammaara

Ceeldheere

Daaddaale

Dab xarar

Dabagale

Dumaaye

Gadoon

Gal gaafow

Gal hareeri

Galcad

Galdhabo

Galxodayo

Garable

Garweyn

Gidhees

Godinlabe

Goofado

Gorayeryaal

Guri ceel

Hareeri kalle

Idoole

Ilbir

Jacai

Jarad

Kaynaan

Lafowacayis

Lebi duule

Libimaay

Maalin nugur

Mareer-gur

Marjaan

Masagaweyn

Matabaan

Miliqo

Mirroon

Muqla axmed

Nooleeye

Qaradhi

Qeycad

Ris

Runungod

Salaxdhadhaab

Shaway

Sina dhaqa

Waabo

Wabxo

Xaraf

Aaminaay

Abaayle

Af yar

Ajaaw

Arilay

Baarbadan

Baardheere

Bakal

Bandar salaam

Bannaan

Baqtile

Bar ganni

Barta faniyo

Barwaaqo

Baygar

Biciidley

Bilis yare

Boqo

Bura

Busaar

Busleey

Buulo dhaaya

Buulo oon jirre

Buulo xaawiyow

Buur basle

Buur samarole

Buur samaroole

Buur xaraw

Buurfuule

Buuro bahale

Caanoole

Caqaqable

Caracase

Ceel cad

Ceel dhooble

Ceel garab jeelow

Cilaan

Dooday

Doolow

Faafxadhuun

Fuur

Gantamaa

Garbahaarrey

Garsaale

Geedweyne

Guduud

Guubey

Guuraay

Haro buyo

Hilo ari

Hilo shiid

Hureen

Korkaamaray

Kurmaan

Kuuniyo

Labi cade

Laf maakada

Luuq

Madhakaji

Makuboy

Maranga

Marayley

Marre

Mirriq

Mooyo

Mowkubow

Qayla dheere

Qooney

Raaudoole

Saamooley

Sarinleey

Shiidlay

Shiidole

Shimbiroole

Shongolou

Siidimo

Taliissa

Urkut

Waamo yarey

Waandhay

War dugsi

Washaaq

Xabaal suran

Aadan yabaal

Adale afweyna

Afar daar

Al cad

Aqab doco

Baacyar

Baalcad

Baarey

Bacaadlow

Bannaan

Baqdaad

Barre cali xasan

Beer xaano

Beerta siyago

Beled amiin

Beledweyne

Berdaale

Biyo kululo

Bukuraale

Buqda caqable

Burka giibi

Bustoole

Buulo obliko

Buulo qalaf

Buulo togoro

Buulobarde

Buur weyn

Buur xaano

Buurane

Buurdheer

Caadle dhalin

Caadley

Caag bashiir

Caag lebile

Caaqaboy

Cabdulle kudaad

Cabdulle xabad

Calidheer

Caloolacad

Cawle

Ceel baraf

Ceel baxay

Ceel cali

Ceel dheem

Ceel dheere

Ceel dhogonle

Ceel gaal

Ceel lafoole

Ceel xarar

Ceymog

Ceynte

Cilmi shiixaale

Cumar bulle

Dabaan

Dabayoodle

Dabeylley

****dheere

Dacaar

Docoley

Doola yaabeen

Doolo qoyan

Doon dheere

Doon soomaali

Doondheere

Dooyo cadde

Duurgoys

Fido

Gabxanlow

Gadoon

Gana weyne

Garab cadde

Garas barqo

Garesiyaani

Gariirow

Garsaale gaab

Gawaanka

Gubane

Gumarrey

Gumburlaawe

Gurbub

Haan gale

Habas weyn

Halgen

Hara madheera

Haro-lugoole

Hesin

Hiiraan

Hilakalio

Hilla bacaad

Hillo aw mahad

Hilo axmadey

Hilobannaan

Iskushub

Jafoole

Jalalaqsi

Jameeco mubaarak

Jibiley

Jicibow

Jiif yarey

Jiiqley

Kabxanlow

Kala weyne

Kali dheenle

Karmale

Kaxarow

Kulan xagay

Kulanka xaji cabdi

Kulmis

Kuusow

Lebi

Leebow

Luktooley

Mabaax

Macaqal

Macow dhuldiid

Manaas

Maqax dameer

Maxaas

Maxamed buurfuule

Maxamed xasan

Miir toqwo

Mirta cali axmed

Mugtaar

Mukayle

Muluqey

Mundul

Muqakoori

Nawir

Nuur fanax

Oodadheere

Qajawlaha

Qoriley

Qoryole

Qoyaan

Qudhacley

Qurac faarax

Qurac jafle

Qurac madoobe

Qurac odiwaa

Quracdheer

Quracii tallal

Quracley

Saangadaale

Sagaarow

Seexiye

Sheybow

Shiin

Shiniile

Sigaalow

Siiboy

Soorogley

Sugow

Wabxo

Warabo jiif

Xamiir gaabo

Xoofow

Xoorwadde

Yasoomman

Abaarey

Af barwaaqo

Afguduudle

Bacaadweyn

Bajeela

Balanbal

Balli busle

Balliabees

Bandiiradley

Bardaale

Beyra

Biyomaal

Budbud

Buubis

Buuryaqab

Ceel huur

Ceelbacduur

Colguula

Docol

Doongaab

Gaalkacyo

Garacad

Gawaan

Godod

Golgol

Gowlallo

Habad

Jallam

Jirriiban

Kut kapan

Laqlaajis

Qalaanqale

Qaydarrey

Sabacad

Saddex higle

Salax darandoole

Seemade

War galoh

Wisil

Xarardheere

Xingod

Yaaq braawe

Adhicadeeye

Bohol

Boocane

Budunbuto

Cankhor

Carrooley

Dabataag

Doofaaro qod

Eyl

Fiqishinni

Garoowe

God cad

Godaalo

Godob jiraan

Il marodi

Kalis

Karin dabayl weyn

Karingorfood

Laanle

Laascaanood

Qarxis

Rabaable

Sinujiif

Taleex

Wailo

Xalin

Xas bahale

Xudun

Badhan

Baraaktaqol

Buq

Buraan

Cabaydh

Carmaale

Ceel afweyn

Ceel laqoday

Ceelaayo

Ceelbuh

Ceerigaabo

Celaya

Durdur

Durduri

Faaracood

Fiqi fuliye

Gal shiikh

Garabcad

Garadag

Geedlarifay

Gudmo afaf

Gudmo biyo cas

Guud caanood

Hadaaftimo

Hiil buraan

Huluul

Ilad

Jidali

Kaldaray

Karin tuurwa

Koolo

Laas doomaare

Laas xuliya

Laasqoray

Lo'aneba

Maraje

Masagan

Maydh

Midhisho

Mulaax beyle

Owrboogeys

Qol

Rad

Rugay

Sarmaanyo

Xabaalo camare

Xawaal shawacle

Xidid

Xiis

Xingalool

Yagoomas

Yube

Yufle

Afgooye cadde

Aqal saar

Aroos beenaat

Assaley

Axmed cigoow

Axmed maxamed cali

Baarrow weyne

Bacaadley

Bad-bad

Balad raxma

Balcad

Banaaney

Bannaan

Bannaaney

Baqdaad

Baraki

Bariirre

Barrey

Bayaxaaw

Beerta afaraad

Beerta lixaad

Beerta shanaad

Biyo

Biyosuur

Boodaale

Boska gulane

Busley

Buulo afrax

Buulo balley

Buulo dheer

Buulo eelay

Buulo feermo

Buulo ganaay

Buulo garas

Buulo macallim

Buulo madina

Buulo makiino

Buulo maxamuud aadan

Buulo moobleen

Buulo noofe

Buulo reer shiikh cabdulle

Buulo shiikh

Buurbishaaro

Buurfuule

Caamir gacandheer

Caano

Cabbaas

Cadale

Caddaan camey

Caddey

Caddow uul

Calasow

Cali alwaan

Caliyaale

Carmoole

Casirmaal

Ceel cad

Ceellow

Ceeshoy

Cumar cusmaan

Dacar

Doomcadale

Doon shuule

Dooncadayga

Doondheere

Duddun dheer

Dudunle

Duggaalley

Durgaay

Eji

Faarax gololey

Fakey moxamed

Farbaraki

Faylogooye

Gaabaney

Gaafaay

Gaashaanle

Gabaanis

Gal goof

Gal gub

Garas bintow

Garas weyne

Garasdeele

Garaska aw jeelle

Garasley

Gargaar

Gariirra caddey

Garsaale

Garsaalley

Geedo berkaan

Giir weyne

Gololey

Gololley jawhar

Gumar gaalo

Gumarrey

Guumeysle

Hareeri caadle

Herajeeran

Hidweyne

Hurway

Ilik madoobe

Isgaad

Jabada carbeed

Jameeco

Jameeco misra

Jawhar

Jeda

Jidoow

Jiilaale

Jiiq

Jilyaale

Kaadheerey

Kaluundi

Kaxarey

Kaxyalo

Kaysaney

Khajafey

Khamiisey

Kooreeba

Kor cad

Koriso

Kulaameny

Kulmisyerow

Labawaab

Leebo xeero

Libaaxle

Maagey

Maamoow

Maandheere

Madiina cad

Makaraan muudey

Malakaroor

Mansuur

Maqdas

Mareerrey

Masaajid cali guduud

Maxamed saciid

Maxatiifow

Mayoongaale

Megedley

Moorajiido

Moyka

Mubaarak

Mudul

Mukudheere

Mukuley

Muqtaar

Muryaale

Muuse moxamed raage

Naxarrow

Nuukay

Oobale

Qacdo

Qalimow

Qeyoloweyne

Qumbe

Qurunlow

Raga ceel

Raqayle

Raqaylow buurdheere

Ris

Saarsaaray

Sabbuun

Sabdoow

Sakhiiro

Salley

Shanlow

Shiikh

Shiikhxintir

Siicow

Sitey

Soohinreeb

Tuuwaarey

Walamooy

War dhagax

War gaab

Waraaboole

Waraxley

Wargaadhi

Warrey

Warshiikh

Xaabley

Xaaji

Xaaji cali

Xaanooley

Xagaay deg

Xagarow

Xaskulle

Xawaadleey

Xawaal barrey

Ximigaablow

Xuddur

Yaaqle

Afgooye

Badweyn

Balanbaal

Ballanbaal

Ballay hiile

Balli calanle

Ballicalanle

Barcad

Beer

Beerato

Beli adaax

Bilcilwayso

Bisiqa

Bodhley

Booc

Boodhlay

Burco

Cabdi faarah

Cadow jurara

Cali saahid

Camadheere

Caroweyn

Caynaba

Ceeg bilcille

Ceek

Ceel dheere

Ceel same

Ceelal

Cudanlay

Daba qabad

Dubur

Dula carcaraaf

Duur-cad

Fiqi ayuub

Gaba gabo

Gal madoobe

Galooley

Galoolley

Gedeys

Go'oo

Go'yar

Goonle

Gorayaood

Gosol

Gowsaweyn

Goyta

Gubataxil

Gugux

Gumburlibaax

Guumays

Habariheshay

Hadhwanaag

Haqayo malaasle

Hargo

Here

Ilma shiikh

Inaafmadow

Inadadan

Iskudhoon

Jaamac liibaan

Jable

Kal qaliifo

Kalabaydh

Kalarog

Kalbarre

Kiridh

Laaleys

Labiguun

Libaaxley

Megagle

Naqdhabijo

Nasiye

Oodweyne

Oog

Qallocato

Qalloocan

Qeedi haan

Qolqol ka madoobe

Qoorlugud

Qoridheere

Qoryale

Qudhacsafar

Qurac kudle

Sanyare

Sarmaantuqo

Shanshacade

Shiikh

Shiikh aba yoonis

Sugsade

Suryo qansax

Suuqsade

Tukub

Ununley

Wadamago

Wadhan

Wagar

War cimraan

War idaad

Warabeye

Widhwidh

Widwidh

Xaydhducaale

Xeyd diiriye

Xidhxidh

Ximan

Xuseen xamar

Yagoori

Yeyle

Abaarso

Abakor cadaawe

Aburriin

Agabar

Agamsaha

Akamso

Alaalacadka

Arabsiyo

Argeeg

Bacado

Baceyga

Balli kaliil

Ban-yaro

Bandar wanaag

Bartanno

Beeyo doofar

Berbera

Bixinduule

Biyadhanane

Biyafoge

Boocda kabaab

Boodhka

Boodhlay

Boodhley

Booli diido

Boorama

Boqol jire

Boqor

Bown

Bullaxaar

Buramo boorama

Bus

Cabdi dheere

Cadaad

Cadaadley

Calaacule

Cali aadan

Canjeel

Carmaale

Carro muse case

Cayngala

Ceel baxay

Ceel gaal

Cumar aadan

Cuno qabad

Cuutooyin

Dabacaddo

Dacarbudhug

Dacawalay

Doon

Dubar

Duburaha

Dudweyne

Dugs sare camuud

Ergimo

Fadhixum

Fahday

Faraweyne

Fooda

Gaban hurudo

Gacan

Gadhka carmada

Gadhyogol

Gal cad

Galoolay

Galooley

Galoolley

Garabis

Garbodadar

Gargaara

Gebiley

Ged deeble

Geed abeerah

Geed diqsi

Geeri

Geli-darxumo

Gerisa

Getiitaley

Gibil-ku-dirir

Gobdheere

Godgal

Gofka

Gogays

Gogaysa

Gogol wanaak

Goonle

Gorayacowl

Goro jacawe

Goryo

Gulaanle

Gunbur skiikhdoon

Gurayar

Guulma waydo

Habaasweyne

Hadeytacawl

Hallaye

Har

Har cadaad

Hargeysa

Haro-shiikh

Hendheysa

Hulluuq

Hundulli

Idhan

Ijaara

Ilka weyne

Illinta bacaado

Illinta dhexe

Illinta qoryaale

Ilmadade

Isha gugban

Iskudar

Jaaraahorato

Jabdhurwaa

Jaleelo

Jameycada

Jidhi

Kadiga dhanaan

Kalabaydh

Kalawle

Karuure

Korji

Laagmaraa

Laakta daaso casays

Laaleys

Laas dhuure

Laaso dawaco

Lafaruug

Lafta-boqorka

Lo'ka-aroor

Lughaye

Maaga

Malluukta

Malowle

Mandheera

Maraaga

Mashruuca dibira weyn

Mashruuca tog-wajaale

Maxamed axmed

Mijacaseeye

Oromo

Qabri baxar

Qabri dhaweyd

Qaloocan

Qararro

Qool cadday

Qoolka

Qori jabley

Qoton-****

Qotonweyn

Reehalas

Reydab

Ruqi

Saarey

Sabawanaag

Saley

Sanlaawaha

Sareyaha

Saylac

Shariif

Sharmaarke

Shiikh abdaal

Shiikh awaare

Shiikh maldha

Shilmaale

Shimbiraale

Sobaad

Suradle

Teysa

Tulicagaagto

Tuur qaylo

Wacays oodane

Wadabariis

Wajaale

Walaalgo

Waraabaley

Waran weis

Waraqadhigta

Waxaralis

Weeraar

Xadhig xadhig

Xagal

Xamaas

Xaraf

Xareed

Xeego

Xidhinta

Xiinweyni

Xirsi jiciir

Xoorey

Xunbaweyne

Xuunshaley

Yaldo

 

 

 

PS:Bay region, Jubada dhexe, jubada hoose, shabeelada hoose are not included in this list, and they have more towns than all these put together.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Abtigiis &Tolka:

Down with BOB and his divions! eeyaa ma saa saad sheekh ku tahay![/qb]

Divisions? Meeee? Naah I was just teasing you 'Galti' lot... :D:D

 

Teeda kale ninyahow anigu sheekh iyo mid u dhow toona ma ahi...of course waan jeclaan lahaa inaan sheekh noqdo and follow the footsteps of my old man laakiin weli xaggii ilaahey ayeysan kasoo dhammaan...

 

 

hadeyba Sh. Cumar Farooq, Sh. Muxammad Umal iyo Sh. Mustafa Haaruun ayba leeyihiin anagu yaan sheekh naloogu yeerin ee magacyadeena hana loogu yeero...anigan caamaha ah inteen joogaa? :(

 

 

Salam Aleikum W.W

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this