Che -Guevara

Mukhtar Roobow being groomed to replace Sharif Sakiin

Recommended Posts

14 hours ago, Khadafi said:

Kolley  Koonforgalbeed waxaa lu ogyahay cilmiga iyo xadaarada. I hope the better educated and qualified make a dig on corrupt Sharif Sakiins job.   Koonfurgalbeed is the richest part of Somalia with its fertile land and better soil. With stability and a better infrastructure It could make a dramatic comeback..

Prof Xaaji Mukhtaar would have a been a great contender.  Unlike other parts of the countrey dhoobleyda waxaa lo ogyahay in ey keenan hogaamiye nabadda iyo horumarka jecel.  Roobow would have been anomaly to that rich history. Remember MMA, such leaders have before shown to have tendency to carve up small fiefdoms.

Khadaafi, maanta waxa hoggaanka badanaa Soomaaliya sheegto waa kuwa ugu liito. Waxa doortana waa kuwa ka sii liito. This same Shariif kor iyo hoos ayuu u koray inuu soo xusho xildhibaanno asaga ka liito aqoon iyo garasho ahaanba. Isla iyagaa doortayna. He also tried to use this same trick xildhibaanada Koonfur Galbeed u matalo dowladda dhexe, which he succeeded in many. Same with xildhibaanada Aqalka Sare, some of them waligood lama maqlin, some of them dad aanan siyaasad war u heynin, iska yar yar suuqa ka keensaday.

Kuwa badan oo aqoon lahaa oo dibadjoog ahaa ayuu ka reebay xilka xildhibaanimo, u adeegsadayna doolarkuu ka helo beesha caalamka. Dadkaas waxaa ka mid ah Fargeeti; wasiirkii hore maaliyadda; Xaawo Laheloow, wasiiradii hore caafimaadka; Saalax Sh. Cismaan, wasiirkii hore ee howlaha guud. Waana wada qurbojoog oo deegaanka ma joogaan.

Now, some of them are back in Baydhabo, challenging him, but I don't think they can succeed. Waxa kaliya meesha ka kicin karo waa kuwa iyagana aqoon weyn saas u lahayn, sida Saransoor iyo Mukhtaar Rooboow. Kuwa aqoonta leh didn't want to get 'dirty' before, so I don't know if they can get dirty now.

Having said that, Shariifka Xabashada Adisababa joogto ayuu isku haleyn jiray and that door is closed, same with Axmed Madoobe oo Kiinya iyo Xabashada meesha ku heysay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is official now. He landed in Baydhabo today and declared his candidacy.

Mukhtaar Roobow oo Baydhabo kaga dhawaaqay in uu yahay musharrax u taagan jagada madaxweyne ee Koonfur Galbeed

robowbaydhabo.jpg?w=700

Sheekh Muqtaar Roobow Cali oo ku magacdheer “Abuu Mansuur” ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Soo dhaweyn kadib ayaa shir jaraa`id uu qabtay waxa uu u mahadceliyey dadkii soo dhaweeyey, waxana uu ka hadlay ujeedka uu xilligaan u yimid magalada Baydhabo.

Wadaadka aya sheegay in codsiyo badan ay uga yimideen shacabka Koonfur Galbeed, islamarkaana xilligaan uu yahay musharax u taagan xilka madaxweynenimo ee maamulka Koonfur Galbeed.

Muqtaar Roobow ayaa horay uga mid ahaa hoggaamiyeyaasha sare ee Al-Shabaab walow markii dambe uu isaga baxay, isla markaana uu dagaal kula galay kooxdaasi deegaanno ka tirsan gobolka Bakool.

Musharraxnimada Roobow ayaa kusoo aadeysa xilli dhawaanahan la hadal hayay in uu isu soo sharrixi doono xilka madaxtenimo ee Koonfur Galbeed.

Xigasho

__________________

Getting rid of cimaamad, dyeing the beard and on koofi baraawe iyo fresh fitishaari reminded me the early days of Shariif Sh. Axmed iyo Axmed Madoobe, after they left Maxkamadaha iyo Xisbul Islaam respectively. Filinkaan horaa u aragnay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
7 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

m1.jpg

Kii la arkaba caddaalad iyo sinnaan ku haayaa.

Kkkkkkkkkk 

Laakiin anything is better than sharif sakin xataa abuu mansuur ha ahaado

Share this post


Link to post
Share on other sites
16 hours ago, cadnaan1 said:

Kkkkkkkkkk 

Laakiin anything is better than sharif sakin xataa abuu mansuur ha ahaado

Shariifkaas waa tuug weynaaday and Rooboow could be better than toban Shariif Xasan la isku daray. He is kinda rigid ideologue and not that corrupted. Morally and religious-wise, he could be corrupted, but not corrupt financially like Shariifka.

He also knows Barbaarta's deepest secrets, hideouts iyo  meelahee ku suganyihiin in Koonfur Galbeed iyo Jubbooyinka. Marka bir bir ayaa lagu jabiyaa, perhaps he can do it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaaliya oo ka hor istaagtay Mukhtaar Roobow in uu isu soo sharraxo jagada madaxweyne ee Koonfur Galbeed

 

robowxil.jpg?w=607

 

Wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa war qoraal ah kasoo saartay musarraxnimada xilka madaxweyne ee maamulka Koonfur Galbeed ee uu shalay ku dhawaaqay Mukhtaar Rooboow Cali “Abuu Mansuur” kaas oo horay uga tirsanaa ururka Al-Shabaab islamarkaana ku jiray masuuliyiintooda ugu sarreysa.

Dowladda ayaa sheegtay in musharraxnimada Mukhtaar ay ku horgudban tahay dhowr shuruudood iyo cunaqabateyno xagga caalamka ah oo saaran.

Roobow ayaa shalay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Xigasho

_________________

Amarkaan ma dhaqangali doonaa taloow? Aragaana.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

What's the dfference  between madoobe and roobow they were both shabaab. Why is roobow being singled out and discriminated by the amisom bunker admin. Beesha may may hada  irhaabigooga loo today wa bahdilaad iyaga my timi. Taasina wameelkadhac

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   
6 minutes ago, Xaaji Xunjuf said:

What's the dfference  between madoobe and roobow they were both shabaab. Why is roobow being singled out and discriminated by the amisom bunker admin. Beesha may may hada  irhaabigooga loo today wa bahdilaad iyaga my timi. Taasina wameelkadhac

Is this munaafaqad? your tone has just changed 360 degrees from claiming clan superiority to a clan instigator.

I disagree this letter whoever printed it and Roobow is not obligated to listen moqdisho or anybody else if he wants to run. Roobow is already cleared by those who matter. He was even outside the country. Roobow's candidate is scaring the anarchist groups who affiliated the continue violence in south Somalia.  They do not want to see change and prefer the corrupt people like sheik shariif.  

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not  at all  it's  just weird that they are singled out. And not madoobe. Second  the amisom bunker politics is based on 4.5 and  clan federalism.  So to say that tha may may community loo Hanjabo their irhaabist  while indhocadde and madoobe are both part of the amisom project these days.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
1 hour ago, Duufaan said:

Is this munaafaqad? your tone has just changed 360 degrees from claiming clan superiority to a clan instigator.

I disagree this letter whoever printed it and Roobow is not obligated to listen moqdisho or anybody else if he wants to run. Roobow is already cleared by those who matter. He was even outside the country. Roobow's candidate is scaring the anarchist groups who affiliated the continue violence in south Somalia.  They do not want to see change and prefer the corrupt people like sheik shariif.  

 

 

And who are these so called anarchist?

Walahi i am very happy that beesha HAG have finally realized your beesha gaajo reer Gedo fake nationalism,  walahi Waxaa ino Balan that we HAG shall kick your gaajo ridden uncle Farmaajo back to his Ghetto in Gedo to stay there with his gaajo like people that are under surveillance at the order of their Leader of Jubaland President Madobe, reer Gedo have shown to all Somalis that their nationalism was nothing but a qabyaalad fake bravado, if we HAG installed farmaajo as our puppet president then we sure as hell can kick him out at anytime.

Reer gaajo gedo have nothing, truly nothing 0%, and the last thing they ought to do, is bite the hand (HAG's Hand) that feeds them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Roobow “Wadada Afgooye iyo Baydhaba 3 qolo ayey u xiran tahay, waan furayaa haddaad i doorataan"

43169793_2197548713816254_76859660391625

1-14.jpg

43299323_2197549050482887_30916572522563

2-15.jpg

Sh. Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ah Musharax hadda u taagan qabashada xilka Maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ku qabtay shir weyn oo uu kaga hadlayey Musharaxnimadiisa.

Munaasabada ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed,Siyaasiyiin, Odayaasha Dhaqanka, Dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magalada Baydhabo..

Shiikha ayaa khudbadiisa ku sheegay in wixii uu u qaban doono Koonfur Galbeed uu kusoo bandhigi doono Xildhibaanada hortooda balse wuxuu hadda kasii hadlay qodob kamid ah waxyaabaha uu qaban doono haddii la doorto.

Muqtaar Roobow oo khudbad ka jeediyay Munaasabada ayaa sheegay in hadii Xildhibaanada Koonfur Galbeed ay doortaan uu Shacabka u furi doonaan wadooyinka ay Shabaab iyo qabaa’ilada ay xirteen.

Wuxuu Shiikha Sheegay in haddii loo doorto inuu noqdo Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu isku furi doono jidka u dhaxeeyo Afgooye iyo Baydhabo.

“Waxaan ku celinayaa maanta inaan musharax u ahay madaxtinimada Konfur Galbeed waxaan Ka shaqeyn doonaa saddex qolo oo Wadooyinka ay u xiranyihiin hadii aad i doorataan. “Alshabaab iyo Qabaa’ilada Wadooyinka KG xirtay wa idinka hor wareejinayaa," ayuu yiri Muqtaar roobow.

Roobow ayaa tilmaamay in jidkaas uu u xiran yahay Seddex koox oo uu ku kala sheegay inay kala yihiin:

1 - Xarakada Al-Shabaab oo uu markii ugu horeysay u adeegsaday inay yihiin Khawaarij

2 - Ciidamo u abaabulan hab beeled.

3 -Sidoo kale wuxuu qolada seddexaad ku sheegay inay yihiin kuwa xiran dareeska Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo dhibaato ku hayo jidkaas.

Wuxuu ballan qaaday inuu jidkaas ka dhigi doono mid nadiif ah oo ay si nabadgalyo ah ku isticmaali doonaan dadweynaha Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Koonfur Galbeed.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladda dhexe baaqa ee soo saartay kaga soo horjeedo Rooboow wey ku deg degtay. Waa ogahay dowladaha Reer Galbeedka ayee u bandhigaayeen laakiin ninkaan taageero badan ayuu heystaa, meelna uma socdo marka inay ka aamusnaanto u dhaantay dowladda.

Xataa eedeynta ee isticmaaleen ee ah dhaq dhaqaaqa iyo dhaqaalaha ayaa cunaqabateyn caalami ka saaran taas mid dhab u eg ma'aha maadaama bilooyinkii u dambeeye Rooboow ku maqnaa dalalka Sacuudiga, Cummaan, Suudaan iyo Kiinya uu dhaqaalo ololaha ka soo aruursanaaye - socdaaladaas wax dhib ah ma kala kulmin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.