Saalax

General Morgan sub clan reject lies of east Burco community and warn them not to associate with Morgan community

Recommended Posts

Saalax   
6 minutes ago, Aroori said:

Some friends of mine from East Burao community genuinely believe the late Siad Barre hails from their clan.

 

They need a shrink then.  :D 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aroori   
22 minutes ago, Barwaaqo said:

Walaxaa jira hadaan waxba jirin maxaa didiyey? Bal caawa iyo beriba Aroori aan ku idhaahdo reer Caynabaad tahay inuu ka gubto!   

exactly, waa runtaa barwaaqo, malaha taariikh aynaan la socon ayaa jirta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
32 minutes ago, Barwaaqo said:

Walaxaa jira hadaan waxba jirin maxaa didiyey? Bal caawa iyo beriba Aroori aan ku idhaahdo reer Caynabaad tahay inuu ka gubto!   

 

This is the age of media. If you make up lies about other communities claiming them you will be addressed by them. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   
18 minutes ago, Saalax said:

 

This is the age of media. If you make up lies about other communities claiming them you will be addressed by them. 

Afarta boqol  ee wiil May sheegteen reer aanay ahayn may yidhaahdeen Lantaan ku biiray ee sida Mujaahid Caare uu isagoo Qardho jooga uu proudly Shankaroon u sheeganayo unbay iyana mucaarad baanu nahay u odhan lahaayeen, Dee xaafadaa waligeedba Qaramayn waa laga yiqiinay.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
23 minutes ago, Barwaaqo said:

Afarta boqol  ee wiil May sheegteen reer aanay ahayn may yidhaahdeen Lantaan ku biiray ee sida Mujaahid Caare uu isagoo Qardho jooga uu proudly Shankaroon u sheeganayo unbay iyana mucaarad baanu nahay u odhan lahaayeen, Dee xaafadaa waligeedba Qaramayn waa laga yiqiinay.

Waxas wa iska propaganda. Odayaashoodi wa aragta they said no soldiers of ours joined Sland. Morgan sub clan maha daad ku cusub reer Puntland, waligood reer Puntland bay ahayeen.If the east Burco think shopping for clans in 2018 will work they are in for a rude awakening.  :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

In ay dhahaan ana bay baga tageen kuwa Xiis jooga baa wacneeyd, sheekadan waxbaa ka jira, isu egaanshaha ka sakoow, odayadani hadalka ma fogeeyn, toosna uma inkirin, dhalinta laagayaabe warku soo gaadhin, baa hadalkoodu qaloocnaa.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
2 hours ago, maakhiri1 said:

In ay dhahaan ana bay baga tageen kuwa Xiis jooga baa wacneeyd, sheekadan waxbaa ka jira, isu egaanshaha ka sakoow, odayadani hadalka ma fogeeyn, toosna uma inkirin, dhalinta laagayaabe warku soo gaadhin, baa hadalkoodu qaloocnaa.

 

War Maakhirow iis ilaali bal. New shopping ba lagu jiira, barina adiga lagu sheegan doono.  :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
12 hours ago, Barwaaqo said:

Afarta boqol  ee wiil May sheegteen reer aanay ahayn may yidhaahdeen Lantaan ku biiray ee sida Mujaahid Caare uu isagoo Qardho jooga uu proudly Shankaroon u sheeganayo unbay iyana mucaarad baanu nahay u odhan lahaayeen, Dee xaafadaa waligeedba Qaramayn waa laga yiqiinay.

Barwaaqooy iskabadaa beesha cabdiraxiinee mama malyuuun iyo beesheeda ayaa katar kujira oo ka cabsanaya in maanin dhaw iyagana shaadhka beenta ah ee ay xidhan yihiin laga saaroxD

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.