Barwaaqo

War Deg Dega TVga Sacuudiga oo Baahiyay taariikhdda iyo halgankii Somaliland isla markaana Aqoon Saday in Somaliland istaahisho aqoonsi

Recommended Posts

The Saudis  are changing their policy towards somaliland and the horn. It's all the work of ilma sheikh zayid the policy makers behind the scenes.I think they are very dissapointed with the koonfurians  that they are so ineffective in Mogadishu. Most of Saudi policy towards Somaliland  was done by the late Mubarak of Egypt.  The Saudis just followed their policy of supporting the old defunct Somali republic. Investing in Mogadishu poltically  economically  but it was all with out any tangible  results.I think this positive and we should cooperate deeply with the Saudis on investment investment and building a stronger economy for Somaliland.  Since we are one the same side in the geopolitical crisis in the middle east.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Waraa ina mucjiso every time I see you here waxaan soo xasuustaa khiyaanada  Ku dhacday oday ducaale murugo ayey igu reebtay arintaas odaygaas dhaxashiisi dad aan xaq u leheen ayaa qaatay he needs justice.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Sodon sano oo wax kasta oo wax kasta laysku xiray lafo bini aadam dhulka kasoo saar,  ingiriiska lagu hor rafto, suuf iyo xabag laysku xiro, aqoon yahan iyo culumo dibadda loo diro, ictirasfkii ma wuxuu kusoo af jarmay telefishin sacuudi ah yaa magaceena soo hadal qaaday??!

(laa xawla walaa quwata ilaa bilaah ilaahow umadda soo hadee oo caqligooda usoo celi)

War sacuudigu makala yaqaan koonfur iyo waqooyi iyo bari, ayagoo  isku basaboor wata, yuu god ku ridaa, oo si isku mida oo simman usoo wada tarxiilaa ee sida isu dhaama. sidaanu si ma'ahan dhimasho iyo dhareer wada socda somaalidu ma jeclaan jirin.

ingiriis waa laga quustay sacuudigaa nasoo hadal qaaday jabhad hor leh oo cusub bay abuuri doontaa iyo fashal sii xumeeya xaaladda wareersan oo hadda jirta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhulka ay  Somalidu degto meesha ugu liidata bina adanku noolado wa gedo iyo tuulada cabuudwaaq. Skuul maleh telocomincation maleh  amaan maleh nololsha wixi asaasi u aha ayaa ka maqan. Inamayaryar oo cumamadaysan ayaa meesha kutunta marna sanweynta u xoogsheegata. Gooni maanta dadkiisa kama warhayo nolosha ay ku noolyihin wuxu u haysta inu afweyne noolyahay ama soo noolanayo oo guryihi booli qaran dib loo furayo deedna halka inu cashuurta ummada ku cuno xaraan ku naax ku jiro.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Maya walaal xaji uguma liitaan somaalida waxaa ugu liita aragtidayda qofkaan kala saari karin xaqiiqda iyo khiyaaliga ama aan kala garan karin dhulka soomaalidu inuu yahay daahir barakaysan oo umadda soomaaliyeed leedahay meeshuu doono haku yaalo.

Tan horumarka waa sax in gedo noqotay meel dagaaladu ku bataan waxaana u sabab ah sidaan is leeyahay waa gobol aad uga wayn labo jeer jamhuuriyadda sacuudigu aqoonsaday, laguna dhuuman karo oo ay adagtahay in la kontoroolo dhanka buuraha jidadka la maro iwm.

Rumee ama ha rumayn waxaan kasoo shaqeeyay mudo kooban hay'adahan somaalida caawiya mid ka mida oo islasmku leeyahay, in kooban

Cabud waaq waxaa ku yaala 32 ceel biyood ama matoor sida somaalidu u taqaan, guri walbana waxuu helaa biyo waafi ah oo tuubo dhulka soo marta  ugu yimaada.

Berbera waxaa ku yaal lix ceel motoor oo dhawr ciladdaysan yihiin dameerku jid uu marana ma leh iyo xataa hargaysaba waa meesha qudha aduuka oo mooto biyo lagu dhaamiyo.

Taas macnaheedu waxaa weeyaan tuuladaas nolosha asaasigeeda way kaga hormarsan tahay magaalooyinkaas waa wayn oo soo jireenka ah ama la doonayo in london lala mataaneeyo.

Usoo noqo mowduuca

Sacuudigu cid ma aqoonsado asagaa wax aqoonsada u baahan ismana lahayn warqadaas wariyuhu ka akhriyay daaha gadaashiisa oodweyne way ka farxin doontaa.

Xataa ma'ahan niqaash ama falanqayn aqoonyahan lagu casuumay oo noo sababeeya faa'iidada ugu jirta soomaalida iyo jaamacadda carabta iyo caalamka islaamka kala tagga soomaalida.

Wariyuhu wuxuu akhriyay warqad uu qoray mujaahid beeneed duqoobay

Wuxuuna ku bilaabay waxaan ka xorownay siyaad barre oo na gumaysan jiray kalmadda cabuudiya wariyaha rasmigaa kuma dhiirado dhaqanka carabta iyo baratakoolka saxaafadda labadaba.

Carabtuna way yaqanaan siyaad barre wuxuu ahaa wayna u duceeyaan waxba kama sheegaan aan wanaag ahayn  mana iloobin, haybadii soomaaliya ku lahayd jaamacadda carabta iyo caalamka intiisa kaleba xiligii taliskiisa 

Ilaa iyo hadda ama iminka sidaad u taqaan barqiyadda tahniyada soomaaliya waxay usoo diraan 21'ka oktoobar wax up-date ah kuma samayn sababtoo ah maysan arag soomaali nool oo dadnimo ka muuqato wixii asaga ka dambeeyay.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gedo waxay ugu liidata meel ay Somali degto   sababto ah dadkeedi baa dad ahayn  sidu abahood u haligmay afbakhaare. Meel ay jaan iyo ciidhib dhigaan majirto.  Ama irhaabiyin ba Utaliya ama hogaamiye koxeed sidasaad u noolayd  todobiyio labaaantanki sanneh ugu dambeyse. Hogaaniyihiina ama ninka  hogaanka idin hayey ama wuxu ah mid shabaab u shaqeya oo afka ka xumbeyaa  aka wuxu aha warlord hiiraaale. Hadu yarkan heblaayo cheese kuso biiray  saxaada siyaasada.

Sucuudiga cida ushaqo tegi jirtay  qarniigi 19aad ila hada wa reer Somaliland. Cida xoolo nool u dhoofin jirtay wa isla anaga. Cida ganacsiyo xijaas iyo najd kafurtay wa isla anaga. Idinka taarikda Somalida  waxay idin bilaabmatay 1969. Somali 1969 kahor wey jirtay qaran way ahayd dunidida xiidhiidh waanu lahayn. Laakin idinka waaga jirin waagu ina cigaal talinayey iyo adan cadde  iyo  sharmakre.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
1 hour ago, gooni said:

Cabud waaq waxaa ku yaala 32 ceel biyood ama matoor sida somaalidu u taqaan, guri walbana waxuu helaa biyo waafi ah oo tuubo dhulka soo marta  ugu yimaada.

Berbera waxaa ku yaal lix ceel motoor oo dhawr ciladdaysan yihiin dameerku jid uu marana ma leh iyo xataa hargaysaba waa meesha qudha aduuka oo mooto biyo lagu dhaamiyo.

Taas macnaheedu waxaa weeyaan tuuladaas nolosha asaasigeeda way kaga hormarsan tahay magaalooyinkaas waa wayn oo soo jireenka ah ama la doonayo in london lala mataaneeyo.

I agree with this. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
4 minutes ago, maakhiri1 said:

Gooni, has recently been to SL. :)

I will agree with him when he tells the truth but I'll not buy his cheap excuse of saying Gedo is too big to be secured or monitored. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.