Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Maalin madoow

Recommended Posts

Dalmar1   

Indeed 27 AUG was a dark day for us all Somalis, its marvolous how the weak of yesterday are the power of the today, nobody would have imagined that ONLF now SCF would be taken in Somali Galbeed as the sole political heir and the tyrant Ina Iley would fall.

Its Qadru Rabi, that mighty fall and the weak rise!

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Midabka madawgu dambi ma leh wuxuu ka mid yahay midabada ilaahay sameeyay, haddaan wax xun ku matalo waxaa imaanaysa in midabka la naco oo lays caddeeyo

Qalbi dhagax boqolaal ka horeeyay oo ka qiimo badnaa yaa raq iyo ruuxba lahayn cid is waydiisayna ma jirto.

kiiskiisu wuxuu kaga duwanaa oo kaliya waa siyaasadaysnaa si quluubta shacabka loo qalibana caadifadaa lagu badiyay.

Ka warran haddii soomaalida mar kale caadifadooda  la  tijaabiyo oo lagu yiraahdo wuxuu ahaa sargaal sare oo ka tirsan sirdoonka itoobiya?

Umadda meeshii la doonaa loo jihayn karaa waana wax loogu tala galay inay iska daba laabtaan ayagoo indho ku garaadlaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Cadnaan walaal

Way dhici kartaa inaad igu cabirto Qabiilaysi inaad igu xijiso labadaa nin, balse xaqiiqda iyo reerkaan kasoo jeedo alle iyo anigaa og.

Aan kuu kala saaro labada nin 

Siyaad barre alaha u naxariistee wuxuu ahaa hogaamiye toggan oo sharaf oyo magac dalkiisa iyo dadkiisaba la jeclaa kuna maamulay.

Farmaajo waxaa loo doortay dal burbursan iyo dad aan dawladnimo rabin awoodna uma laha inuu xoog wax ku wado xeeladiina waa laysla furfurayaa ilaa raas kanbooni raas casayr  ilaa aad ku tagto badda cas.

Taasu waxay iiga dhigan tahay inaysan wali ii dhalan dawlad ka dambaysay tii kacaankii barakaysnaa

Markii aad u fiirsato farmaajo iyo khayre waad fahmi kartaa inay ka baratakool fiican yihiin adeeradaa ama kuwii ka horeeyay dhanka wada shaqaynta iyo musuq maasuqa waana hawl aan lagu arkin  kuwii horay usoo maray dalka

Dhaliisha ugu wayn oo iga yaabisay waxay tahay ilaa maalinkii ay yimaadeen ilaa maanta tiirka iskolo bolosiya qof laguma xirin

See somaali qofaan dilin u xukumi karaa? macnaha waxaan ula jeedaa gacan ku dhiiglayaasha dambiyada galay.

Usoo noqo mowduuca

Waxaad ogaataa qowmiyad kasta oo ku hoos nool dal gumaysta, inaadan dadkooda isu dhiibin boqolkiiba boqol, caadifadana la koontoroolo.

Tusaale 

Abey wuxuu si cad u sheegay dhuka soomaalidu yahay dal itoobiyaana khayraadkiisuna ula siman yahay kan gambeella kaso baxa waliba biqolkiiba shan ay ciidda ka jaftaan.

Taa bedelkeeda waxaa soo dhaweeyay ururka Onlf oo sheegay in maanta wixii ka dambeeya aysan xabad dambe ku ridayn itoobiya kana mid yihiin shacab weynaha itoobiya

Aaway halgankii naga wada oohin jirray?  hadday intaas ku qancayaan maxay wiilasha ugusoo laayeen gobonimo raadinta? muxuu ahaa halgankoodu?

miyaad ka jawaabi kartaa su'aalahaas?

Maya... u malayn maayo.

Waxaa kaloo dhici karta wadaad quraanka kusoo bartay itoobiya sidaad u ag fadhido inuu kugu noqdo qof kale oo aadan aqoon, mar qurana luuqaddii soomaaliga fiicnaa uu ku hadli jirayba ka lunto.

Maalin in loo sameeyo nin la xiray waa ila khaldantahay aragtidayda ayadoo aan inkirayno in dadka xirray dalkoo dhanba haystaan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Qofka markuu xil public service qabto wuxuu la kulmaa dhaleceen iyo dacaayado sax iyo khaladba waxay ahaataba,

Arintan qalbidhagax waxay aheed arin ku cusub central government oo qof Somali ah u dhiibtay cadaw somaliyed, dadkii ka falciliyey arintaa waa laba qeybood qeyb oo si sax uga xumaatay iyo qeyb dano siyaasaded uga faaidayso islaheed.

Siyad barre aniga adeerkay 6 years ayuu secretary qaas u ahaa uu xafiiska uga soo shaqayey so I heard enough stories about him and most of them were negative intaas ayaan u dhaafay odaygaas siyaad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.