Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Cagjar cag wacan ayuu ku socdaa

Recommended Posts

201882663670887444511334440106714_232243

 

Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida oo Jigjiga lagu soo dhaweeyay

 

Axad, Agoosto 26, 2018 - Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaan-ka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar ayaa isaga iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo waxaa ay tageen magaalada Jigjiga ee xarunta u ah dowlad deegaanka Soomaalida.

Wafdiga waxaa ka mid ah ahaa mas’uuliyiin sar sare oo uu ka mid ahaa wasiirka Isgaarsiinta Itoobiya ahna guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee Ismaamulka Soomaalida Axmed Shide iyo siyaasiyiin uu ka mid ahaa Faarax Macalin.

Boqolaal dadweyne ah ayaa ku soo dhaweeyay magaalada Jigjiga madaxweynaha cusub iyo wafdiggiisa, isaga oo la dajiyay madaxtooyada magaalada Jigjiga oo wali amnigeeda ay sugayaan ciidamada federaalka Itoobiya.

Madaxweyne Mustafa ayaa lagu wadaa in uu shir guddoomiye kulan loogaga hadlayo mustaqbalka Ismaamulka Soomaalida kaasoo la filayo in uu dhowaan ka furmo magaalada Jigjiga.

Jabhada ONLF ayaa soo dhaweysay doorashada madaxweyne Mustafe oo ay ku tilmaameen in uu yahay shaqsi leh himilooyinkii iyo hadafkii uu muddaba u soo dagaalamayay Ururka oo ah in la helo midnimo Soomaaliyeed.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 minutes ago, Ducale said:

Mashxaradaas waa tii Ethiopia loogu sacbeeyay markay dalka soo gashay. Wixii ka dambeeyay cidna looga warami maayo. Especially nin kasoo jeeda xarunta military'ga ethiopia. 

Secessionist, I know you lost a considerable market selling masaakiinta ummadda Soomaaliyeed to please Cabdi Ileey and Xabashi masters, but keep those lamentations to yourself. Horaa loo soconaa, stay in your safe space tuulo mentality while the rest of Soomaalida move forward in unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Unmada somaliyeeed terminology the most abused  term used by koonfurians. Oo ma anagaad naga Somalisantahay . Anaga ba Somali idinka ka dhignay.  As if baydhabo is the only unmada somaliyeed  your nothing but a small walanweyn who is protected by Ethiopia .Who farms oo yidha yaa alle waxsiiyey markay dadku Soomaraan wanu aragnay diinsoor adeer . Isku dhaqan iyo isir toonamanihin. .maro xuno bluegbaadla ordaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Do you want to  know why secessionist will not succeed in their quest to break Somalia. Because they have worst characteristic of Somalis - tribal, arrogant, lack of tolerance, false sense of pride. Just read this page and see how they see other Somalis and ultimately they would do the same to their own people. My tribe, against the other tribe, my clan vs other clan, my sub clan vs other sub clan, my family against other family, and ultimately my brother against my brother.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cagjar is still a stooge  he is a gaala madow stooge. The only difference he is a qawsaaar who is well versed in the English language and read 1 or 2 books about poltical science. But wa isla wixi uun. Cagjar baad sheegeysa farjar na ha noqdo same game. Different stooge our abtigiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galbeedi adigu dadkan garan maysiid dadkan wa dad shaqaale tigray iyo gaaalamadow isu qeybiyey. They will never change qofkan maskaxyan bu cabiid u yahaay. Mental slave.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 9/18/2018 at 12:17 AM, galbeedi said:

MMA,

We will give him a chance to change the old system.

Saasaa lagaa rabaa, Galbeedi. Soomaali haddaa nahnay fursad isma siino. Deegaanka uu madaxda u noqday Cagjar deegaan sahlan ma'aha, bahalo iyo abeesooyin ku baahay wada joogaan. Marka si deg deg ah isbadal kuma keeni karo, mana sahlano. Kuwaas inta laga sifeynaayo fursad sii uu ku socdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.