Sign in to follow this  
Farxaaan

I Like Xamaraawi Accent !!!

Recommended Posts

RedSea   

^Third wife? is that suppose to be a joke?!

 

Bob, you are an artist aan ku idhi ninyow.We do also understand things in lower cases.You just said,finally glad to see us beat you in 'something'...oh you didn't, you just cost yourself a chance at third wife.ima call Borama to tell them to beware of big bearded southerner coming near you.

 

They will be on the look out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kudos to Hamarawi accent. We all know that most of southerners can speak or do understand at least three dialects, however our northern and central somalis do have problems to understand the hamarawis so far let alon af maay!.

 

Shukansi asalkiisu wuxu ku macaanyahay "abaayo & aboowe" "macaanto & macaane" "iga qalee & bas maahinoo!"

 

To be honest kuma macaana "Gacaliye & gacaliso" "walaale, walaalo" "dee wan ku jeclayah, yur ban ku idhi dee".

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^False,say anything Xamari,I will understand it.Just so I can prove you wrong.

 

Shukaansi is fantasy,it's nothing,nothing is better than telling it like it's.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mujaahid: Red Sea:

^False,say anything Xamari,I will understand it.Just so I can prove you wrong.

 

Shukaansi is fantasy,it's nothing,nothing is better than telling it like it's.

Red S to prove youu wrong scenario 1: Somebody (xamari of course) says to you "xabash! jug iga dheh nooh" what is your response to this fella? dunidaba ha ogaate! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^Okay,the Xabash part is irrevelant,but "jub iga dheh nooh" means wax yar iga durug ama iga leexo.It's equivelent of 'of ga iga siiso'.lol

 

My response would be, to stop calling me xabash first of all and secondly,I would want him to say the magic word,please.When he/she does say that,jug ayaan kasiisan lahaa, mafahminoo duqa.lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Salam Aleikum W.W Red Sea,

 

My Brother, I already got two wives and one is Xamarawi and the other is Sijui and i thought i should try a Northerner as a third and then finally a Galti for fourth so i can be fair to all the regions.

 

According to a friend of mine who hails from Borama..they got gabdho isku dhacaayo over there marka i thought i should get my third one from Borama but whether i can afford her dowry is entirely another matter but one thing i guarantee you is that...Jinni aan ku ridaa sidaa Macaaneey iyo Abaayo keen aa mac ku siiye iyo mac isii ugu haayo... :D

 

 

By the way have you ever heard two Xamaraawi oo isku baal riigaayo? now is the chance for you to know how we do it in the South....

 

 

Salam Aleikum W.W

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Let me give you an example of how a Xamaraawi seduces a girl.

 

 

Wiil: Abaayo waa ku salaame.

 

Gabar: Aboowe waa kaa qaade.

 

Wiil: Macaaney adigoo raali eh aa waxaa jeclaan lahaa inaa isiiso waqti aan ku sheekeesano.

 

Gabar: Aboowe hadaa sheeko rabo buug sheeko aan soo gadan lahaa. (Suuro lee waaye waxaas smile.gif )

 

Wiil: Ok, Abaayo waxaa jeclaan lahaa inaan ku barto, sababtoo ah waxaa tahay qof aan aad ugu qancay joogeeda iyo jamaalkeeda waxaana hubaa in dabeecadaada ee dahab tahay ee marka macaaneey fursad isii.

 

Gabar: Waa Mahadsantahay Aboowe.

 

Wiil: Adigaa mudan abaayo.. hadalka aan ku leeyahayna macaaneey Ammaan ma aha ee waa iga dhab oo waxaa tahay qof iga dhex baxday sida gammuunkii nooh oo nuurkeedana uu indha i xanuunjiyey ee abaayo maxaa ka qabtaa hadaan is barano oo aan sheekeesano adigoo igu qaabilaayo qalbi dabacsan.

 

Gabar: Aboowe waxba kama qabo.

 

Wiil: Barasho wanaagsan Abaayo waxaa lai dhahaa Aadan Amoore.

 

 

Gabar: Shamso Shukulaatiina..Barasho wanaagsan.

 

Wiil: Macaaneey aniga waxaan daganahay Xaafada Calanleey nooh waxaana dhigtaa iskoolka Bilaal.

 

Gabar: Aboowe anigana waxaan ahay reer Farjanno waxaana dhigtaa iskoolka Faanoole. Gabar ee Eedadeey dhashay aa Bilaal dhigato nooh, waxaa laga yaabaa inaa taqaano, magaceeda waxaa waaye Nasro Nac-naciina.

 

Wiil: Haa waa aqaanaa isku fasal aa nahay nooh, Qoftaas waa laga qeeliyey, waxaa ku hayo wiil aa saaxiibo nahay oo Baashi la dhaho.

 

Gabar: haa waa ogahay, Baashi waa aqaanaa, deris aa nahay.

 

Wiil: Abaayo waxaa aad ugu faraxsanahay inaa hada noqonay dad aan kala fogeen.

 

Gabar: Haa runtaa waaye taas.

 

Wiil: Waxaa aad ujeclaan lahaa aana aad urajeynayaa inaa markale is aragno oo ee maanta noqonin markii ugu horeesay iyo markii ugu danbeesay oo aan is aragno.

 

Gabar: Aboowe adilee kugu xirantahay taas nooh.

 

Wiil: Hadiiba ee aniga igu xirantahay, habeen walbo Jardiinkiina aan soo fariisanaa nooh.

 

Gabar: Amaa biyo baasto oo kulul lee laguugu shubaa?

 

Wiil: Diyaar aa u ahay wax walbo oo madaxaaga igu soo gaaro inaa udulqaato.

 

Gabar: Xittaa Daqar diyaar maa utahay?

 

Wiil: Macaaneey wax walbo oo aan kuugu soo dhowaankaro oo ii sahli karto inaan ku calmado abaayo inaa udulqaato aan diyaar u ahay.

 

Gabar: Wiil isku dhacaayo aa tahay, biyo baasto iska dhaafee jardiinka xitaa ma laguu quuro nooh.

 

Wiil: Abaayo aadaa ugu mahadsantahay hadalka raxmadda leh aa itiri.

 

Gabar: Adaa mudan Aboowe.

 

Wiil: Aad iyo aad aan ugu faraxsanahay inuu maanta nasiibkeyga i siiyey fursad aan ku barto qof ilaaheey qurux iyo caqli udhameeyey oo hadana Beezaani eh, qofyahay ma lagu heli karo nooh.

 

Gabar: Aad aa umahadsantahay Aboowe.

 

Wiil: Macaaneey, habeenka Jimcaha inaa is aragno aa jeclaan lahaa adigoo aad raali uga ah.

 

Gabar: Aboowe, aadaa uga xumahay, Hooyo ma iga yeeleeso inaa habeenkii baxo.

 

Wiil: Habeenka jimcaha waxaa socdo filin Hindi oo jaceel lee lafaha dhuuxa ku hurinaayo, marka waxaan rabay inaa is raacno nooh.

 

Gabar: Haa waa maqle filinkaas..oooh atoorahaasna aadaa uga helaa filimadiisa hadana nasiib xumo masoo bixi karo.

 

Wiil: Marka hadaa i raaceenin anigana uma socdo, sababtoo ah ma ahan filin la fiirsan karo adoo Bajaqdaada wadanin.

 

Gabar: Oooh, Aadaa uga xumahay taas Aboowe.

 

Wiil: Ha ubixin taas macaanto.

 

Gabar: Marka hadaa shaneemo aadeenin, habeenka Jimcaha xaafada iigu imoow, saaxiibkaa soo raac isagaa ku keenaayo gurigeena.

 

Wiil: Maya, saaxiibkeey iyo bajaqdiisa filinkaasee usocdaan marka nafaas uu gurigiina igu keeno ma helaayo aa umaleenaa.

 

Gabar: Marka waa kuu tilmaamaa nooh.

 

Wiil: Ok waaye taas.

 

Tilmaanta kadib....

 

 

Wiil: Fiiri marka meeqa saac aa kuu imaadaa?

 

Gabar: Salaada cishaha marka lagasoo baxo ka bacdi ii imoow, Aabe markaasuu casheeyaa, anigana markaa lee nafas helaa nooh, marka wixii cishaha ka dambeeyo waa imaan kartaa.

 

Wiil: Waa mahadsantahay Abaayo, waxaa umaleenaa markaas jalaato waa doonan karnaa sooma ahoo?

 

Gabar: Jalaato iska dhaafee xittaa xalwo waa doonan karnaa, laakiin Calanleey aan ka doonaneenaa lee ha isku dhin.

 

Wiil: Maya, Aargada maku dhaafsiinaayi.

 

Gabar: Biyo baasto isma arkeesiin marba hadii aa Aargada idhaafineenin.

 

Wiil: inaa dhunto oo gurigiina kasi weeso maa ka cabsanee hadaa Aargada Dhaafto?

 

Gabar: Maya, in la ixado aan ka baqaa oo lai afduubo.

 

Wiil: Kii rabo inuu ku afduubo anigana waa igu daraa lee nooh, sababtoo eh intee ku kala hareenaa aniga iyo adiga?

 

Gabar: oo maba iga celineesid miyaa?

 

Wiil: intaan kaa roori lahaa inaa ku raaco oon ku weheliyo maka fiicnoo?

 

Gabar: Runtaa waaye laakiin maxaaba u ordee ma la dagaalantidoo?

 

Wiil: Maya dagaalka ma fiicno nooh, intaa balaayo ka roori kartid weligaa waa laga rooraa.

 

Gabar: Aadaa u caqli badantahay Aboowe.

 

Wiil: Adiga naftaada dab yar ma shideesid.

 

Gabar: Ok aboowe, aniga waa sii soconaa ee habeenka jimcaha aa noo ballan eh Insha Allah.

 

Wiil: Ok macaanto, aadaa ugu mahadsantahay inaa waqtigaaga qaaliga eh aniga igu dhumiso oo aana isiisay fursad aad qaali ueh.

 

Gabar: Adigaa mudan Aboowe.

 

Wiil: Mahadsanid mar kale Abaayo iyo Habeen wanaagsan. Jaaw Shukulaatiina.

 

Gabar: Jaaw Amoore.

 

 

The End.

 

 

That's how we do it here in the South..see how sweet it was? now wait until i post how the Northerners do it and then you will realize that you will never match us in that department even million years from now....

 

 

See you on Monday Insha Allah..as today is Saturday and every weekend i spend in front of my TV watching nothing but my beloved Gunners whup some sorry english behind...Watch how we put Boro to bed this evening icon_razz.gificon_razz.gif Come On Arsenal.

 

 

Salam Aleikum W.W

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^ :D .The shiekh @play.cool.

Laakin,isku soo wada dar,oo inta aad usocotaa waxa weeye a chance to get under her dirac right?

 

No need,just tell a couple gabay or two,she will dance right out of her googarad.lol

 

But let us say that trick worked on the Sijui and the reer Xamar chicks.But after all that 'sweet' and 'romantic' words that you still arent' able to get anything out of the Northern chick,then what,what is plan B? :D

 

^That is where ragu ay ku kula baxo.You know rageedi from girly men.

 

Usuallyy when reer Xamar boys dont' get it after that first 'abaayo macaan session',they start to break down and may be even cry for days.hence why people refer you as girly men. :D

 

FYI...I hate soccer. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

I'm ok with all types of Soomaali except the type MMA iyo Jimcaale ku qoraan. That is not cool icon_razz.gif

 

Of course, some1 has actually told me these two write the best Soomaali. Shows how far removed I'm from the whole language then. redface.gif

 

oh bugger! add BOB to that list of peeps aan fahmin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cara.   

Gosh, is it warm in here or is it just me? Nice work Bob.

 

Red Sea, what is Plan B indeed? Kidnapping?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fifty five Macaneys & forty five aboowes later This was the conclusion?

 

Gabar: Ok aboowe, aniga waa sii soconaa ee habeenka jimcaha aa noo ballan eh Insha Allah.

War Bax dheh! All that calaal and no action xitaa? :D I would at least expect more than Jimcada habeekeeda rendezvous @ Cajinka. Yaa dhintay yaa nool? Yaa ii fiiriyaa Monday uu qoftaas suuqa ku qabtay Bob yaah? LOL. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this