Sign in to follow this  
Farxaaan

I Like Xamaraawi Accent !!!

Recommended Posts

Aaliyyah   

masjidka khalid binu walid waxan subinay wax galadu tiraahdo house cleaning , maaragtay xoga vuris masjidka ku jirta ayaanu ka saarnay somalidu waxay tidhdhahda hada mar dilasid madaxa laga dila ..madaxdii ayaanu marki hore ka takhalusnay marki hore ...... waxaan taa ku xijinay saad sheegtayba sheikh abu bakar baan ku xijinay insha-allahu tacaala rag kalena way iska jiraan magacyadooda ma sheegayo si sharaf ah aya mesha lo joogi doona ..iligii liiqliiqda mesha wa in laga saara ..waxa inta racinana arinta kale oo ma ragtay in cabdilahi yusuf maxay aheed ani doorondoono safirka u joga wadanka kanada..walahi artinta in shaki ku jiro ani uma arko maxa yeelay dhinaca dawlad iyo barlamaankaba aad ba la iga yaqaan nin waxaan ahay dhinaca community somaliga u dagalamay aan ahay .,alhamdu lilaahi rabi alcalamiin dawlad somalia in ay idoortaan dan ba ugu jirta in ay i doortaan.... arinta kale policekana , saad sheegtay sxbaday way badanyihiin run ahaanti ,ninki aan isku dayo in aan xidho cid i hor istaagi karta malaha oo wa kasaa..ragi maaragtay aan masaajidka ka sarnay ha isku dayina in aad so noqotaad ha isku dayina policeka alabaabka masjidka no taagan 24.7...wa bilaahi tawfiiq ilaahay khyr hanisiiyo...

lol couldnt stop laughing

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Originally posted by MKA Yoonis:

Sheikh Aaden waa suuro miiran, have you ever see him talk! I can't stop laughing everytime I see him. Faan badana Sheikhu. Funny indeed.

Eeyaahe, ma kaa faan badanyahay adiga?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Waraa double nut,

 

see le waaye adi,maxaa wiilka uga daba khaadanee noooh,wah.lol

 

How do u like for my reer Xamar accent?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^so you admit that was Xamari that I just wrote up there?

 

how cool.Go ahead shoot me now,before Jaylaani does.lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Originally posted by Mujaahid: Red Sea:

Waraa double nut,

 

see le waaye adi,maxaa wiilka uga daba khaadanee noooh,wah.lol

 

How do u like for my reer Xamar accent?

...Hahahaha! Mujaahidow, walle haddi lagu maqlilahaa adoo sidaa u hadlaya waxan filaya laftaad taagtaba in la jebinlahaa.

 

is ilaali ninyohow!

 

Hadii ay hasaawa darteed naftu kugu kallifto inaad ku hadasho, waxaad samaysaa nin u dhashay meesha ka deynso xoogaa 'yaaqey' iyo xoogaa 'nooh' ah kadibna ku tuur tuur iyana wey kugu tuur tuuri!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^Waa talo fiican,laakin sowkan kii Che ahaa leh naftaan kaa qabanayaaba.lol

 

Waar iga daa,af qowdhan kaygan ayaan ku meel marayaa,isaga ayaan iska haysanayaa, waayo lahjada reer xamarku meel kale ayey iga tuuraysaa.Waa yara jileec,in aa jilco marabo sxb.

 

mafahminoo nooh.lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Southern Somalis, to me, often sound sincere, suave and affectionate while Northerners sound constipated, narcissistic and unscrupulous. Excluding my family, of course.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ar maxee been isku sheegeen. Dad markee hadlayaan xataa candhuufta celin karin, afkaas ayee noo faalinayaan marka.

 

Awal aaba la dhahay Awgeel [geeljire] indhakuul maxaas ka kasaa. Aaheey.

 

Kaastaro, adigaa labada afba soo arkee, maraxyadaan maa wax u sheegtid.

 

Xataa maba kala saari karaan Xamari [the hardcore Reer Xamar speak in Shangaani, Xamarweyne, Xamarjajab, Shibis and Boondheere] and afka the rest of Reer Muqdisho; the latter a melting pot that have had combination of many accents together, founded by particularly ciyaalkii Xamar ku koray.

 

Xamari words badanaa ereyada saa, haa, yaa, aas iyo kuwa kale ayee ku dhamadaan, sida tusaale ahaan 'maxaas sheegahoyaa igaarkaan' [meeshee ka dhahaan ciyaal Xamarka 'muxuu dhahoyaa kan'].

 

Haddii afka idiin gooye, caadi waaye, yaala sanifin. Waala bartaa, laakiin iisi on nooh noohda. It absolutely and perfectly fits in some sentences, where a true speaker can only know when and how.

 

NB, about the videokaas, I personally know the guy who is trying to "sound" like a gabar. It can easily be la garan karaa; he is also providing the other voice of Aaden. Ar maka joogoo laakiin, amee ka ban gareyaan that masaajid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Castro,

 

Duufkaaga usheeg .Araa adi waad jahwareersantay.

 

 

MMA,anigu runtii markaa aan qasbo afka ayuu iigooyaa,laakin hadii aan si fiican isku dayo in aan ku hadlo af reer banadir,(not the extreme) reer Xamar,caadi ayaan ugu hadli karaa,igamana garanaysid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this