Che -Guevara

Long Live Somalia

Recommended Posts

Waaaw. Meesha Adisababa miyaa? Abtigiis guul ayaan leeyahay, Eebbe hakaa madoobeeyo cadowga ummadda Soomaaliyeed, cadow badan ayaa nagu dhex jiree.

I hope the so-called Soomaali 'journalists' who shamelessly keep writing 'Deegaanka Soomaalida Itoobiya' should listen to this clip.

I also hope after ee dowladiisa salka dhigato to kick out Cabdi Ileey's biggest mouthpiece, see u buun buunin jireenka ka daalay - I am of course talking about Universal Tv. They should never be allowed to report from Soomaali Galbeed. Biggest cheerleaders of Cabdi Ileey will also sadly try to do inay Soomaali Galbeed u soo halgameen, sida Nimco Dareen, fannaanadii sharafta iska qaatay.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

I also checked on his Foolbuug. His writing all seems very familiar and so Abtigiis-like, if I remember correctly.

He wrote this on his wall on Agoosto 6th:

"Dadkuu Cabdi Iley ka dhintay labada dhanba waxay isku raaceen Mustafa inaga dilee isna yuuna ka danbeeyn. Samir iyo iimaan alle ha idinka siiyo marka hore walaalayaal. Laakiin anigu Federalna ma ihi! Dawladna ma ihi! Abiy Ahmed na ma ihi! Ee ordaya baroorta cid kale kala dul dhaca!

Cabdi Iley in dadka laga qabto inaan kaalin ka ciyaaro ceeb uma arko. Waxaan u arkaa sharaf. Dadka ciilka iyo baroorta dhulka isula dhacaya ama urur ha sheegtaan ama heego caadi ah ha ahaadaane waa tuug qabyaalad qaddiyad ka dhigaya oo Cabdi-doon ah!

Waxaa ka mid ah qaar halgamayaal sheegta oo saddex cisho ka hor lahaa “maashaa allah, haddaan ka dagayaa Bole International Airport, Addis Ababa” ama u sii socdaa. Saaka marka ninkeey u socdeen meesha ka baxo waxay bilaabi doonaan “Addis Ababa yaan la tagin waa xaruntii guumaysigee”!!Waxaa kaloo ka mid ah rag isla maantadaa siyaasiyiin Kenyaan ah Addis Ababa u diraya oo leh fadhi inooma yaale hadii Cabdi dhacay waa inaan meeshii ka gaadhnaa yaan cid kale inaga qaadane. Isla kuwaa unbaa markay hungoobaan bilaabi doona hebel Addis Ababa ayuu joogaa oo dambiile!"

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Waleh  anigu somalinimo kama dhegeysto nin qawsaar igu aha aware. Not in a million years. Waligi ba calan halulo abtigiis.

Somalinimoda lagaama xigo, marka kuwaad sheegaysid dheg ha u dhegin, adi inta kaaga beegan, iyo kor u qaadka magacaas masuul ka noqo. 

  • Like 1
  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
8 hours ago, Holac said:

This is the new flag. Hargeisa/Mogadishu/Djibouti unite in colors and design. 

CALAN-768x461.jpg

Calankaan waa calankii sagaashameyadii gobolka Soomaali Galbeed lahaa. Cabdi Ileey ayaa badalay in late 2000s, geel qaabdaran meesha ku dhajiyey instead of xiddigta cad iyo calaamadda baluugga Soomaaliweyn lagu yaqaano.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.