Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Wasiirka arrimaha dibadda Eritareeya...

Recommended Posts

The long-time Eritareeya's foreign minister Cismaan Saalax Maxamed visited xeebta Liido a few days ago, si nabad ahna u soo indha indheeye.

The minister has spent a few days in Muqdisho to facilitate the upcoming visit of Eritareeya's president to Muqdisho.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Most Somalis are ambivalent about this. Too many uncknowns. Very difficult to see how the Turkey/Qatar and UAE issue will affect and how can be handled.

South Sudan was destroyed by Uganda Eritrea competition.

Here also they will compete. It may not be as nasty as UAE Qatar but on African level these are two dictators, and very long time dictators as such.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

The minister has spent a few days in Muqdisho to facilitate the upcoming visit of Eritareeya's president to Muqdisho.

Exactly that is what he can do. Only Isayas can speak that is how the country runs.

Eritrea is not new to Somalia and Eritrea can be useful and helpful in negotiating solution to Alshabab. Hopefully all parts of Somalia can agree to  this. Maybe disarming them, not locating them in Mogadishu (coup risk)..etc.

Eritrea also has preferred clan, they never hide it, but might suppress it for now to achieve quick results to embarrass Amisom which is beneficial for Somalia. One problem with Eritrea is they get too far deep. And also very moody (friendship and enmity with Sudan is sometimes months) and lacks principles at times like with Yemen and Sudan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka is back in Muqdisho.

Ashtako ka timid DF oo horseeday in Eritrea ay wafdi soo dirto

Dibadda-2.jpg

Dibadda-1.jpg

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea Mudane Cismaan Saalix iyo La-taliyaha Madaxweynaha dalkaas Mudane Yemane Gabreab ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho, waxayna maanta wada hadallo kula yeelan doonaan Villa Soomaaliya Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Socdaalkan oo ahaa mid aan horay loo sii shaacin ayaa noqonaya kii saddexaad oo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea ku yimaado Muqdisho.

Wafdiga waxaa Garoonka Aadan Cabdulle ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Axmed Ciise Cawad.

Ujeedada safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea ayaa la sheegayaa inay la xiriirto arrimaha iskaashiga Gobolka iyo xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Eritrea, waxaase la sheegayaa in dowladda Soomaaliya ay ashkato ka keentay safarkii uu bishii la soo dhaafay ku tagay Hargeysa.

Wararka ayaa sheegaya in wafdiga Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea loo galbiyay Madaxtooyada Villa Soomaaliya, halkaasoo wada hadalo kula leeyihiin Madaxda dowladd oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Lama oga in maalmo ay ku sii sugnaan doonaan & inay maanta dib u laaban doonaan, hayeeshe xiriirka dowladda Federalka Somaliya & dalka Eritrea, ayaa noqday mid wanaagsan, kadib markii Madaxweynaha Eritrea, uu soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farmaajo oo lasoo gaarsiiyey farriin uga timid Afwerki iyo xogta safarkii Somaliland

1-6-1.jpg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Eritrea Mudane Cusmaan Saalix iyo Lataliyaha Madaxweynaha dalkaas Mudane Yemane Gebreab.

Wafdiga ayaa Madaxweyne Farmaajo soo gaarsiiyay farriin iyo salaan ay uga sideen dhiggiisa dalka Eritrea Mudane Isaias Afwerki, iyaga oo sidoo kale warbixin ku saabsan booqashadoodii ay ku tageen Somaliland la wadaagay Madaxweynaha.

Kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga reer Eritrea ayaa waxa lagu lafo-guray arrimaha gobolka, dardargelinta l isdhexgalka dhaqaale ee Geeska Afrika iyo sidii ay labada dal isaga kaashan lahaayeen dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda.

“Safarka wafdiga Eritrea ee magaalada Muqdisho waxa uu dabo socdaa booqashooyin ay hore ugu yimaaddeen Soomaaliya oo looga gol leeyahay xoojinta xiriirka labada dal iyo sare u qaadidda wadashaqaynta labada dowladood.” ayaa lagu yiri war qoraal ah oo u baahiyay xafiika madaxweynaha.

Madaxweynaha waxaa kulankan ku wehliyay Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Axmed Ciise Cawad iyo Danjire Cali Saciid Faqi.

Bishii la soo dhaafay ayay aheyd markii Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea iyo La Taliyaha Madaxweynaha Eritrea ay booqasho labo cisho ku tageen magaalada Hargeysa ee Somaliland, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Villa AMISOM baryaddii iyo calaacalkii ayaa ka dhamaaday. The only thing any foreign government which wants to exploit koonfuria has to do is visit Hargeisa and soon enough all their demands will be accepted by Mr Cheese. The government of Somaliland should just continue to welcome any and every entity with ill intentions against koonfuria. Simple as that😊

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.