Saalax

Residents of Hargeisa ask their president Farmaajo to build roads for them

Recommended Posts

gooni   

Xaji

Dadkii hore wixii caasi ku noqday aabe siyaad way ka toobad keeneen mushkiladu waa ciyaalkii dhashay burburkii ka dib oo aan malaynayo inaad ka mid tahay 

Waxay u baahan yihiin inay helaan wacyi galin iyo in taariikhdooda si fiican loo baro, wax kasta ay ku hadlaana wax kasoo qaad ma leh sababtoo ah wali caqligoodu kuma filna xataa haday da'da sodonka kor u dhaafaan, waana looga cudur daari karaa runtii, mar hadaysan arag qaran wayn dhalashadoodii ka dib.

usoo noqo mowduuca

Hargaysa adigoon dhalan baan joogi jiray  wadada dhex marta magaalada wado wayn bay noogu muuqatay barigaas sabtoo ah dadka iyo gawaariduba way koobnaayeen

Maamulkaan snm waxba kumasoo kordhin kaabayaasha dhaqaalaha haba yaraatee.

Dawladdii hore waxay xoogga saari jirtay qaybaha dalka meelihiisa ugu muhiimsan mana aysan jirin reer hebel baa deggan gobolkaas ee yaan wax loo qaban dadka iyo dalkuba isku mid buu ahaa.

Adigoon iska didin ama xajiin isku ridin waxaad fiirisaa oo kaliya mashruucii warshadda shamiitada ee barbera qiimuhuu lahaa  iyo sida uu egyahay maanta.

Tan aad leedahay dib buu u burburiyay wuxuu siyaad barre dhisay weli ma aragtay ama maqashay madfac diyaarad kasoo dhacay oo wadada hargaysa god wayn ka qoday oo gawaaridii ka leexanayso?

Waraaqahan aqoonsiga loogu tala galay yaysan indhuhu kugu modoobaan saaxiib waxba kama jiraan.

Dagaal wuu dhacay nimankii dagaalamayayna maysan awoodin inay shacabka ka dhex baxaan markii dambana way la qaxeen sababtoo ah banaan maysan istaagi karin kaligood.

Waxaanoo mujaahida oo aad arkayso iminka, dumarka iyo caruurta guntigooda bay kasoo dhex baxeen burburkii ka dib, berigii dagaaladu socdeen nin magiciisa la maqlay ma jirin waa xaqiiq waxaan kuu sheegayo.

ugu dambayntii qarran baa waddo iyo iskool jeel isbitaalba dhisi kara.

4km qabiil ma dhisi karo haday dhisaanna waa dhoobo iyo nafto laysku walaaqay wado laguma sheegi karo haddaan way madawdahay un laga raacayn.

Odweyne

Saaxiib dhaliisha faa'iido ka qaado oo snm dib ugula noqo waxaadna waydiisaa sodon waa ku filantahay wakhti lagu daalo, shacabkuna koonfur buu u socdaa sida muuqata maxaa u talo ah maamulkaan habeensaday.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
9 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Saalax, Reer Hargeysa ha ogaadaan madaxweyne Farmaajo has bigger issues on his plates ee marka the local leaders should be suffice to handle this. Same way Yariisoow handles gobolka Banaadir, so Waqooyi Galbeed should be handled by the local ruler Muuse Local.

By the way, does Hargeysa even have duqa magaalada ama duqa degmada? Waligeey meel kama aqrin if he even exists.

 

Local "leaders" do exist in Hargeisa but they are clearly useless thieves who steal most of the tax money collected in the city.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni is gonne tell me about my own city hargeysa hargeysa adeer  adeerka afweyne afbakhaare waxba kumo kordhin. Wuxu ku kordhiyey uun mines  bombs and destruction the airport was built by the English in massalaha afweyno talyaaniga kuuk u aha surwaal yaro gabaan xiidhan sidi boy yar oo coffeefiga u qeybiiya saraakisha talyaaniga. Ayaanu ceelka xaraf toga herer kugudbiye  dhisan jirnay. From jameecoweyn to waddada tagta masjid jamaca hargeysa aad burburiseen. Marka gedo oo sanweyntu reerkiina ku xabadeeyan  oo wiyaradi telecommunications idinka burburiyen u dood. Somalidu waxay tidha tiisa daryeela ayaa tu kala ku dara. Maxaad kudari waad kabbo la aydahay  2018 qarniyal waxid al cishriin

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Qof aan taariikhdiisii shalay aqoon ama inkira tiisa maanta ma garto

Siyaad barre wuxuu la shiray inta ugu wax garadsanayd w/galbeed odoyaal, aqoonyahan, culimo iyo dhalinyaro.

Waxay samaysteen nin u hadla oo u jawaaba siyaad barre goobtii shirka

Wuxuu waydiiyay su'aal qudha oo ahayd maxaad ka tabanatsaan dawladda ama idinka maqan?

Way adkayd in qof siyaad barre hor istaagay uu caadi u hadlo si kasta uu geesi iyo codkarnimo u leeyahay laasim waa in khal khal galaa.

Maysan dalban inay somaaliya inteeda kale ka go'aan oo ingiriisku gumaysan jiray.

Mana aysan dalban inuu xukunka dego si loo helo dimuquraadiyad ama talada dalka loo wadaago.

Waxay dalbadeen in sargaalkii joogay 26aad laga badelo kow....

in ganacsatooda la siiyo  Lc oo aan u malaynayo inay ahayd ogolaasho wasaaradda ganacsigu bixin jirtay si qofka haystaa uu wax u dhoofiyo una soo dejiyo

iyo in canshuurta dekedda laga yareeyo ama loo dhaafo.

Intaas ayuu mudanihii ay iska soo saareen sheegay asagoo neef tuur badan ka muuqdo waxba kama qabo haddii ninkaas mujaahid loogu yeero.

Wuxuu ugu jawaabay wax kasta oo horumarinaya degenaashiina, dawladu way idiin ogashahay sacab iyo mashxarad bay ku sogootiyeen

Lama inkiri karo wax qabadkiisii iyo jacaylkii uu umaddiisa u qabay meel kasta oo ay joogaanba wixii iska hadala macno ma leh.

Suurta gal ma noqonayso in taariikh looga dhigo jiilka cusub oo na anfici lahaa, diyaarad duqawday oo la suro faras magaalka iyo aabahaa mujaahid buu ahaa adna ina mujaahid baad tahay.

Wax kastoo been lagu dhiso way dumaan aakhirka sida ka muuqata shacabka waqooyi oo wakhtigan nool.

Wax kastoo run lagu dhisana waa loo ayaa mudo dheer mana dumaan sida mashaariicdii uu fuliyay aabe siyaad.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni horta qoladinan ilma booli qaran taarikhda aad baad uga siineysatan. Afweyne ma ninki doonayey inu warshada sibidka doonayey inu koonfurta ka dhiso bal caqligsa foorara wuxu doonayey inu sibidka berbera ka qaado oo xamar lageeyo. Afweyne maninki yidhi durriada dhaqaalahan ka jaraya sanctions  livestock trade waxad tabbabartan reer miye geedaha  gedo saarnaan jiray sidi tarzan sida loo bacmushtereyo deedna courseka marku dhameeyo bussines import export livestock trade  wula wareegeya. Somali airlines waxad kadhigteen your personal garbeharay airlines  iyo saraakisha iyo biladihi beenta aad isku nabi jirteen this is not  prehistoric washalay wa the 80s and 70s waan xasuusta sii fiican dhaqan xumadi fotooshki kibirki.  Dawlad xaaraan ku dhisan bay ahayd. Wa  waxay idinku duntay. Marka iska cabuuda afweyne iyo gaaaladisi wax ka dhegtey Lenin iyo karl marks. Dhulka wanu ka siifeyney fadaradi afweyne iyo xaaraan cunayaashi reer gedo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
1 hour ago, Oodweyne said:

Again your "sheer illiteracy" of all things (small or large) is glaringly showing in here. Although I am sure of it that you didn't intended to exposed yourself in this most pitiful of ways.

However, be that as it may, the fact of the matter is that in any real-world-situation a "legal right" without the means (or the mechanism) to be able to "enforced" it, is so much of a yesterday's decomposing dog's breakfast. Or something much less dignified than even that.

And as such if only you knew how laughable at best or contemptible at worst, such argument of saying that I have a "legal right" to things without having any way of "enforcing" it, or for that matter without having anyone else to "enforced" it on my behalf, really and actually amount to, I am sure you would have demurred to publicly make it as a sort of an argument others ought to entertain it from you.

But then again I just realized that it's our "illiterate Sheegato" by the name of Saalax who is talking in here. Hence, not much more than "bile of grunts", "emotional barfs", and "yelps of tiresome spleen" should be expected to be heard from his insensible lips (as it were)....:P     

 

 

Ma waxad diidantahay inu Farmaajo madaxweyne ku yahay waterboy?  :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
1 hour ago, Oodweyne said:

As ever, when all else fails you, and fails you rather miserably, you always chance your luck with a cheapest "trolling jibe" you could find, especially, when you are chased away from any conceivable fox-hole of an argument in which you thought to hide yourself in it, for dear life itself.

Hence, as I have told you many times, you really would have been better off in going to school just to learn how to construct an argument to which to put to others to. Instead of being chased and humiliated in so of a public manner with your very own words in every freaking passing day, which is what I do to you daily in here of SOL....:D

But, that is your choice. And indeed, you may not know it, old codger, but you actually afford me a "cheap-on-hand-examples" of how a human's being could be so illiterate, could be so irrational, and still have the "temerity" to think he can hold his own end of any discussion against others.

Consequently, lets hope that long it may be that you have decided to be in here of SOL. Since my "live experiment" of collecting "real-data" in-terms of ethical, moral, educational "degeneracy" in which any human being could represent (or could actually be), which is what you really are, at least in totality of it, will be tremendously helped with you being around in here in a lot longer than it may be decent for you. So, stick around, dear ninny,....:P 

 

Marwo Oodka unfortunately meesha waxba kuma haysiid worth reading.  Just a load of cantarbaqash that most of SOLers never bother to read.  :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
21 minutes ago, Oodweyne said:

There you go again with your "feces-slinging-exercise", like so much of "dimwitted-monkey" who can't tell his banana from his poop. Well, come to think of it, I think the alleged monkey in this story may have a two or at least three higher IQ digits than you.

So, perhaps I should heartily "apologize" (in person, no less) to the nearest "dimwitted-monkey's trade-union-office" in which I can find in anywhere in London. Lest I find myself being sued for a class-action of "deliberate defamation" or a case of "collective character assassination" of the "monkey's fraternity",

And the reason being given that I have alleged you to be akin to a "dimwitted-monkey", and I am sure they will vigorously contest the fact that you are even remotely equal to their level of "mean intelligence" (as it were).

And to boot, they will hold that yours is actually below them. Hence, I better get on with the idea of actually "smoothing" things over with "dimwitted monkeys" (the world over), before I may be liable to be hauled in before the bench of "Mi-Lord-High-Court-of-Justice" in Bow Street's Magistrate... :P  

 

 Marwo oodka hadalkaga qiimo ma leh no matter how many paragraphs you write in SOL for over 10 years.  :D  Marwoyiinkana wa inay gurigooda ku ekadan oo raga ka xishoodan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
On 8/18/2018 at 10:53 AM, Tallaabo said:

The thing I can never understand is: how can a man get elected to an office and accumulate so much wealth without being asked a single question about the source of his wealth? Where is the law of the land? 

There is no law in mamuul goboleedka Somaliland. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.