Deeq A.

XOG: FAARAX Macallin oo sheegay maamul goboleed ka jira Soomaaliya uu lacag u Qaaday Cabdi Iley

Recommended Posts

Deeq A.   

Nairobi (Caasimadda Online) Siyaasiga caanka ah ee reer Kenya Faarax Macallin Dawaar ayaa daaha ka rogay tallaabo uu qaaday dhawaan madaxweynaha maamul gobolleedka Jubbaland Axmed Madoobe.

Faarax ayaa sheegay in Madoobe uu Itoobya aaday markii ay ciidamada Federal-ka ee dalkaas ay gudaha u galeen caasimadda Soomaali Galbeed ee Jigjiga kulana wareegeen xarumihii maamulka.

Tallaabadaas kaddib waxaa xilkii iska casilay madaxweynihii Soomaali Galbeed ee Cabdi Maxamuud Cumar oo kaddib ay Itoobiyaanku u kaxeyeen Addis Ababa isaga oo xiran.

Faarax Macallin oo boggiisa Twitter-ka soo dhigay ayaa sheegay in Axmed Madoobe lacag u qaaday Cabdi Maxamuud Cumar isaga oo isku dayey in uu taageero u muujiyo.

Hase ahaatee, gudoomiye kuxigeenkii hore ee barlamaanka Kenya ayaa sheegay in uu Axmed Madobe bahdilaad kala soo kulmay Itoobiya oo lagu soo amray in uu ka tago dalka.

HOOS KA AQRISO WIXII UU TWITTER-KIISA SOO DHIGAY FAARAX MACALLIN

Screen-Shot-2018-08-13-at-6.10.02-PM.pngMadaxweyne maamul ka tirsan Soomaaliya ayaa u safray Addis Aababa isaga oo lacag wada si uu u taageero hiliblihii Jigjiga ee ka amar qaadan jiray saraakiisha TPLF. Waa la soo eryry. Dhammaan madaxweyne gobolleedyadan tuugta ah ha aadeen Mekele, Adwa ama Axum si ay u dhuuntaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Madoobe wuxuu u egyahay nin doontiisa duleelinaya asagoon dabaal aqoon

Kenya waxay la dagaalamaysaa shacab iyo waayarada telefonada ayadoo u eg in jaha wareer wayn, ka  haysto qaabka dagaalkeeda.

ilaalinta madoobe wax macnaa usoo kordhin mayso kenya, mar hadaysan banaanka kismaayo asaga iyo ayaguba midkoodna tegi karin, shacabku labo cadaw kii u roon yuu u dhawaan.

iilama muuqdo madaxweyne maamul goboleed, aragtidayda wuxuu iila muuqdaa double agent u shaqeeya kenya iyo itoobiya maalinkii la doortay gurigii uu galay buu ilaa iyo hadda ku jiraa lugo baxsigiisuna waa ama itoobiya ama kenya tii war bixin uga baahata.

Tan doollarka

Doollar nin dhintay waxba uma taro ina iley waa tagey, dhirtaas dhuxusha laga shiday, in la dabar gooyo unbaa idmanayd.

 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don't get this Faarax Macalin guy walahi. The government in which he was once part of and if I am not wrong he's still a member of  Kenyan parliament, that government bombs the sht out of Somali towns on daily basis, kills and maims innocent Somalis, and to add salt on wound tried and still trying to annex part of Somalia-yet this dude never come against that. In fact he often justifies Kenyan incursions in the name of fighting AS.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
On 8/14/2018 at 7:55 AM, gooni said:

Madoobe wuxuu u egyahay nin doontiisa duleelinaya asagoon dabaal aqoon

Kenya waxay la dagaalamaysaa shacab iyo waayarada telefonada ayadoo u eg in jaha wareer wayn, ka  haysto qaabka dagaalkeeda.

ilaalinta madoobe wax macnaa usoo kordhin mayso kenya, mar hadaysan banaanka kismaayo asaga iyo ayaguba midkoodna tegi karin, shacabku labo cadaw kii u roon yuu u dhawaan.

iilama muuqdo madaxweyne maamul goboleed, aragtidayda wuxuu iila muuqdaa double agent u shaqeeya kenya iyo itoobiya maalinkii la doortay gurigii uu galay buu ilaa iyo hadda ku jiraa lugo baxsigiisuna waa ama itoobiya ama kenya tii war bixin uga baahata.

Tan doollarka

Doollar nin dhintay waxba uma taro ina iley waa tagey, dhirtaas dhuxusha laga shiday, in la dabar gooyo unbaa idmanayd.

 

 

Double Agent Madobe tried to extend his kenyan authority beyond Kismayo using the kenyan tanks the fist year after his Kismayo inauguration, sadly the reality hit him hard, where he lost a staggering 90+ Og soldiers to local Alshabaabs in a single day, since that daunting day he has never dared to leave/venture beyond Kismayo!

https://www.voanews.com/a/al-shabab-takes-somali-island/2514466.html

90 Killed as Al-Shabab Takes Somali Island

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.