Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Af daboolan dahab waaye

Recommended Posts

Dowladda inay faraha la dhex gisho muranka ka dhex aloosan Sacuudiga iyo Kanada kuma habooneyn. Soomaaliya ma quseyso, inkastoo dowladda ka tahay dhaqaale raadis dhanka Sacuudiga.

Sacuudiga siyaasad qalafsan oo qaabdaran ayee sanadahaan u dambeeye ciyaaraayaan, being empowered by seemingly by the Zionist in the White House. I can see Orange in the White House's fingers in this manufactured diplomatic crisis, especially Sacuudiga's disproportionate response.

If only this strong Sacuudi lashing was directed at the occupiers of Alqudus. But they are silent when it comes to them. They can only bully those that are allowed by the White House.

_____________________

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Kanada oo ka hor-timid go’aankii dowladda Soomaaliya

Khamiis, Agoosto, 09, 2018 – Soomaalida ku dhaqan dalka Kanada qaarkood ayaa si xoogan uga hor timid go’aankii dowladda Soomaaliya ay isku barbar taagtay dowladda Sacuudiga oo khilaaf dhinaca Dibloomaasiyadaha uu kala dhaxeeyo dalka Kanada.

Qoraalka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay garab taagan tahay dalka Sacuudiga islamarkana ay ka soo horjeedo fara-galin mar-naba lagu sameeyo arrimaheeda gudaha.

Kanada ayaa ka dalbatay dowladda Sacuudiga sii deynta haween walaalo ah oo u dhaq dhaqaaqa xaquuuqdaha aadaha kuwaa oo lagu kala magacaabo Rayf Badawi iyo Samar Badawi, taasoo siweyn uga carreysiisay Boqortooyada Sacuudiga.

Jaaliyada ayaa sheegtay in go’aankan ay qaadatay dowladda Soomaaliya uu yahay mid lagu deg degay, iyaga oo sheegay in Kanada ay marti-galisay tiro badan oo Soomaali, loogana baahnaa dowladda Soomaaliya ku ixtiraamto dowladda Kanada sida wanaagsan oo ay u soo dhaweysay dadka Soomaaliyeed, mar walba-na ka fiirsato go’aammada siyaasiga ee la xiriira arrimaha dibadda oo ay qaadaneyso.

Qaar badan oo ka mid ah xubnaha golaha Wasiiradda xukuumadda Soomaaliya ayaa iyagu heysta dhalashada dalka Kanada waxaana ka mid ah Wasiirka arrimaha dibedda Axmed Ciise Cawad oo soo saaray go’aan-kan lagu taageeray Sacuudiga.

Xigasho

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   
Quote

Qaar badan oo ka mid ah xubnaha golaha Wasiiradda xukuumadda Soomaaliya ayaa iyagu heysta dhalashada dalka Kanada waxaana ka mid ah Wasiirka arrimaha dibedda Axmed Ciise Cawad oo soo saaray go’aan-kan lagu taageeray Sacuudiga.

lol. Talk about biting the hand that feeds you. The MFO's statement is plain stupid. The big fat Saudi prince is calling his puppet states asking for loyalty and our leaders fold like a cheap suit when the phone rings. No principles.

But in fairness to Cawad, he was probably instructed to do this by his bosses in Villa Somalia.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

Things are more complicated guys, without this, all animal export are stopped and Saudis are far different, they want control and influence poor Muslim countries. This is definitely an order  from KSA.

Share this post


Link to post
Share on other sites
43 minutes ago, maakhiri1 said:

Things are more complicated guys, without this, all animal export are stopped and Saudis are far different, they want control and influence poor Muslim countries. This is definitely an order  from KSA.

They have been toying with us. You are economically and militarily weak doesn't mean you have to put up with sh!t.

Just who advises Farmaajo and Kheyr, bunch of amateurs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

The 50 million dollars given last year is still talking but we are not the only country to support saudis, Sudan, Djibouti, jordan, Oman.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

The U.S.A and rest of western countries are silent about the issue. With their silent they basically support this on the Saudi Arabia. It is embracing for Somalis in Canada but this will be over soon. The Canadian liberals learned a lesson here.  They just need to follow the crowd not to initiate their own lecture without approval from New York liberal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Until we drop that ugly begging bowl, expect this kind of pandering from our politicians. 

What a shame! 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Kanada v sacuudi

Arinta labo u kala qaada mudanayaal

labada dal aan fahamno waxa ka dhexeeya, ayaga iyo soomaaliya.

Kanada waxay soo dhawaysay somali badan oo qaxooti ah runtiina u fududaysay maaraynta noloshooda taa badelkeedana waxay ka heshay dad badan oo difaaca danaheeda u gaarka ah "gar" iyo gardaraba sida hadda ka muuqata jaaliyadda kanada.

Bilaash cidina waxba kuma bixiso soo dhawaynta macno wayn baa ugu jira.

Tusaale waxaad usoo qaadataa ciyaalkii ku dhashay kanada soomaaliya ma qaban karaan oo haddii duqsi taabto waxay waalidkood waydiistaan in meesha laga kaxeeyo, halka waalidkana ay ku adagtahay inay joogaan meelaan aadaamka salaadda laga maqlayn oo qabaw.

Taas macnaheedu waa mirihii ay reer galbeedku abuurteen bay guranayaan bilaashna kumasoo bixin mirahaasu tacab badan bay geliyeen hadafka ugu wayn meeshaas yuu ku jiraa mudanayaal.

Sacuudiga

Wuxuu soo tarxiilay dad badan ayagoo jir dilan ama qaarkood xabsiyada ku hayaan ayadoo lagu eedaynayo inay dalka sharci daro kusoo galeen ama jabiyeen qaanuunkii u yaalay dalka.

Aragtidayda waxaa faa'iido badan tan sucuudiga oo ah tababar wadaniyadeed nagu abuuri kara markii caqligeenu kaakaco insha allaah.

Lubnaan waxaa ku nool falastiin boqolaal kun ah, mudo ka badan lixdan sano,  jaamacadda carabtuna waxay isku raaceen inaysan jinsiyad kale qaadan karin si aysan u lumin qadiyadooda qowmiyadeed, ilaa iyo iminkana waa falastiin qaxooti ku ah lubnaan.

Dhanka siyaasadda

Soomaaliya waxay ka mid tahay ururka jaamacadda carabta mar walbana waxaa laga rabaa in codkeedu xisaabta ku jiro af aamusan meelna kama shaqeeyo

Tusaale qabsashadii ciraaq ay ku qabsatay kuwayt codkii ugu muhiimsanaa wuxuu ahaa kan soomaaliya iyo jabuuti waana middii keentay inuu sadaam aad uga caroodo kuna tilmaamay gaajo doollarka dhagaysta.

Kanada wax naga khuseeya ma jiraan dhan dhaqaale mid bulsho, caqiido iyo siyaasadba. 

Arrimaha gudaha dalalka aan walaalaha nahayna waa inaysan fara gelin boqolkiiba boqol yaan ku raacsanahay soomaaliya

Meesha ay wax ka qabatay dawladaan hadda jirta waa arimaha dibadda tan gudaha wali sidii bay isu dhex daadsantahay. 

Runtii shaqo badan oo amaan leh ayay kasoo hoysay arimaha dibadda, sida inaan hoos naloo fiirin ayadoo lacag la adeegsanayo iyo inay walaalahood garab is taagi karaan ayagoo faqiira oo gacan maran.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

The Xamar administration should secretly explain to the Canadians that as a poor country Somalia is very susceptible to blackmail by the arrogant Arabs and so any statement made against Canada is null and void in reality :D

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 4

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.