Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Burburkii Qaranimada Soomaaliya

Recommended Posts

Yaa ka masuul ahaa? Yaa sahlay? Yaa sababay? Yaa soo dadajiyey? Su'aalahaan iyo kuwa kale haddaa qabtid hoos ka daawo jawaabahooda.

 

 

Afeef: Shaqsi ahaan kuma raacsani wax walba barnaamijka ka muuqdo ama tabayo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

This could have  been avoided if Somaliland and Somalia never formed the somali republic.  Afweyne should have stepped down  after 1978 but he refused  caydiidna garleh cali mahdina garleh.  Caydiid  did the bulk of the fighting  he was the mujahid of the USC general. Manifesto were mostly faqashremnants and were  xaraan madqac ah it's like accepting maslax maxammad siyaad as president. Waba waali cas war dadkani wareersana

Share this post


Link to post
Share on other sites

When we were in harar and the  wslf along siyad barre militia  killed our hero  Mr mujahid mooge  waki laha nimanka Jalafeed eeh jarka kabooda eeh jabartiga jabiiya eeh jacaylka no haya. Ilaahoow ku naxariiso abwaan mujahid qori qaade.and general maxammad farax caydiid waleh waa noo hiiliyey

Share this post


Link to post
Share on other sites

it is way forwarded, burburku mar hore bilaamey, not 1985. and blaming Omar Arte, he was nothing but under hostage, and mostly been dictated by Ali Mahdi.

It is like kuwa hada journalist iska dhiga , oo markaan mid  la sheekaystey waxba ka ogeeyn taariikh, sida  in la diley Abdirashid Sharmaake, taariikhduna uga bilaamatey 1991.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

and Siyad Barre 's last interview, he sounds sane and coherant,  his lost nothing to do with car accident, just power hungry, who like many dictators had his time up.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   
49 minutes ago, maakhiri1 said:

it is way forwarded, burburku mar hore bilaamey, not 1985. and blaming Omar Arte, he was nothing but under hostage, and mostly been dictated by Ali Mahdi.

It is like kuwa hada journalist iska dhiga , oo markaan mid  la sheekaystey waxba ka ogeeyn taariikh, sida  in la diley Abdirashid Sharmaake, taariikhduna uga bilaamatey 1991.

Somaliyi haday doonayso in aan taariikhda la jaahwareerin waa in kuwa taariikhda qaloocinaya layska qabtaa si taariikhda dhabta ah wax looga barto oo aan dib loogu gelin khaladkii dhacay , xitaa haday Mur ka khadhaadhahay! Maxaa Jilalka yaryar been loogu canqarinaya?

Kan hadlayaa waa Beenaale taariikhdda ku gefey! Siyaad Bare oo Villa Somalia ku dhex jira oo dagaalamaya ayaa ciidamadii qabiil u kala Jabeen. Ma jirin ciidan meel Amar ka qaata Koonfurta nin waliba qabiilkiisii buu raacay. Goboladii Waqooyina  ciidankii joogay iyagu awalba go’doonka bay ahaayeen oo SNM baa dagaal khadhaadh kula jirtay, marka laga reebo Berbera iyo Airport Hargeisa  dhamaan magaalooyinka waaweyn SNM baa ka talinaysay.

Waxaan kula talinayaa in dhalinyaradda xaqiiqdda ogaato oo doonaan dhacdooyinkii dhabta ahaa. Dadkii joogay baa wali nool ayaan taariikh been ah laydiin qorin , dalku 1991  mar kaliya iskama dumin wakhti dheer oo laga soo billabo 1978 ayaa burbur soo  socday , hadalkii Cumar Cartana saamayn muu yeelan.

Mar dadkii qori wada qaatay oo talo faro ka haaday oo koox waliba inay iyagu taliyaan oo nidaamkii burburay ayaa dawladii dhacday. Qaranimadda wariyahani sheegayo ma daaraha iyo xafiisyadda aan dumin buu moodayaa , dalkuba  qori iyo dagaal buu xukunkii dumay ka dhaxlay’e. 

  • Like 2

Share this post


Link to post
Share on other sites

It's true  because Somalis distust each other Somali soceity is very tribal. And  history repeats it's self  cuqdad iyo cabuuuq baajira aan dhamanayn perpetrator or victim marba way is kala badalayan tit for tat

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia had a chance, if and only if those who were around Afwayne relinguished power. I am talking about those who even after they got chased out of the capital still were power hungry and were dealth with the ultimate humiliation. 

Had they just opted to all go on exile and transitioned the power to the advancing rebel groups, then that could have made the difference between sending millions of Somalis into Refugee camps and giving Somalis another chance to remake themselves. 

But they didnt' and rather they choosed to go down the ignoble way. 

Another chance came, and that is when Somaliland declared its independence, if those in Mogadishu accepted that fact at that time, it could have also shortened the pain and suffering in South Somalia. 

But again, the southerners choosed to go down the hard and ugly way which is still slowly manifesting itself like a  train-wreck in slow motion. Not only is their opposition to Somaliland counter to their "unity" crockdile tears, but also this opposition will conderm any future generation Somalis to never again unite under the one flag. That possibilty is dead not just today but for the future generations.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
21 minutes ago, Suldaanka said:

 

Another chance came, and that is when Somaliland declared its independence, if those in Mogadishu accepted that fact at that time, it could have also shortened the pain and suffering in South Somalia. 

 

How would accepting Somaliland secession solved the problem in the South?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaanka no one won in Mogadishu 4.5 is institutionalized. So today farmaajo is president but he is a paper president so the defeated lot cannot brag like they used to brag in the 1980s we are the master clan. They had a humiliating defeat in both hargeysa and Mogadishu and galkacyo 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Cumar carte meeshaa ma gaarsiisnayn aragtidayda, meeshii dantiisa uu ka arko  unbuu ku af-jarnaa, waana dhaqanka danaystaha lagu yaqaan.

Khaladka kowaad waxaa iska lahaa aragtidayda c/laahi yuusuf allaha u naxariisto ugana meel bixiyo.

Soomaalidana wuxuu baray in  qof lagu dili karo taliska bay isku hayb yihiin, hadduu doono kabo qolof geel la jooga oo weligii magaalo aragna haku ahaadee.

ilaa ay aakhirkii asaga iyo beeshiisaba guriga ugu timaado ayadoo loo beegsanayo magac guud oo aysan wax shaqo ah ku lahayn,  allaha u naxariisto intii xaq daro ku dhintay oo dhan.

Snm guul ay meel ka gaartay ma jirto haba yaratee waana tan keentay inay u duceeyaan usc iyo caydiid sanadkiiba mar xusaan ama alla baryaan maalinka bishu tagto 18'ka May.

Usc hadaf ma lahayn aan ka ahayn iska dagaalama markay kaliyasteena wax walba way ku argagaxeen mana aysan filayn guushaas dhakhsaha badan.

Waxaa ugu qiimo badnaa mirihii halgankooda boobka iyo waayarka korantada oo la fiiqo si maar looga helo tujaar badana waa usoo baxday.

Aragtidayda khalad weyn ma'ahayn markaad fiiriso hadaf la'aan iyo faqriga kulmay dartiis.

Dhibka ugu wayn oo ay ka qaadeen ama ay ka buskoon la'yihiin ilaa iyo hadda , waa inay fawdo madaxweyne u noqdaan.

Ma qabo inay jirto cid kale oo fowdo la dhoola cadyn karta inay ku jirto soomaalida kale oo dhan haddii laysu keeno.

Hal hayska mujaahidiintoodii ugu tageena waa ciddii xamar idinku timaada waa marti  joogta caasimadii somaaliya oo aad xorayseen ilaashada yaysan gacantiina ka bixin mar dambe.

Aragti intaa ka durugsan shakhsi ahasntayda iima muuqato waana wax dhiigooda la fal galay ama sheekh ha ahaado ama qof wax bartay ha ahaado.

Waxaa ugu yaab badnaa uguna caqli xumayd jabhad soonaaliya ka dagaalanta Spm oo aan hadafla'aan ahayn hadafna lahayn. 

ilaa iyo hadana wax fasira iyo si loo qoro midna lama yaqaan, waayar lama aysan bixin, xukun ma'aysan rabin, ka-jeedo iyo ujeedo midna ma'aysan lahayn, dad badana waa ka dhintay waana dileen

Ehelkeenii maxaan ku dilnay maysan oran ayaguna tacsi maysan dhiggan.

Markaan soo koobo hadalkayga soomaalidu waa yatiim ama agoon soo qaan gaaraysa, waxayna si tartiib tartiib ah ay usoo fahmayaan wuxuu ahaa aabihii umadda soomaaliyeed allaha u naxariisto, m'ed siyaad barre

Hal maalin ah hadday helaan xukunkiisii oo kale maalin qudha ha dhaafin, inta qabiilka ku indho beelay igu dara waaban ku jiraaye.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.