Sign in to follow this  
Jabhad

Is Nuruddin Farah another Ayaan Xirsi in the making?

Recommended Posts

Jabhad   

@4:17,listen how he makes fun of practicing Somali Muslim women.

http://agabso.com/states_ka/021007NURADINFARAH.ram

 

 

Qoraa Nuuradiin Faarax oo qalad weyn ka galay Diinta Islaamka kadib markii uu Jalbaabka ku tilmaamay wax aanan lagu aqoon dhaqanka Soomaalida!!! (miyaanu Islaam aheyn).

 

Minnesota,13,February-07 ( Qaadisiya.com) Qoraaga Soomaaliyeed ee caanka ah Nuuraddiin Faarax ayaa hadal uu dhowaan jeediyay 12-02-2007 wuxuu keenay caro badan oo ay muujiyeen haweenka Soomaaliyeed ee xirta xijaabka.

 

Nuuraddiin Faarax oo dhowaan buug cusub oo la magac baxay "Knots" kusoo bandhigay magaalada Minnesota ee carriga Mareykanka ayaa hadal uu ka jeediyay daah furkii buugga wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan dhaqanka Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in xijaabku yahay wax uu ugu yeeray "Afghan business".

 

Qoraaga ayaa ku dooday in xijaabka ay xidhaan dumarka Soomaaliyeed aanu kamid aheyn dhaqanka Soomaaliyeed, isagoo sheegaya in xijaabku yahay dhaqan Carbeed.

 

"Buugaygii ugu horeeyey ayaan ku sheegay in Ceebla goortii ay aragtay haweeneydii xijaabnayd ay ka cadhadhay oo lafaheedii ooga baxasatay, marka waxaan ad dhaqankeena kusoo darteen, yaa halkan fadhiya caawa oo taa qiil u heli kara" ayuu yiri qoraagu mar uu ka hadlayay xijaabka.

 

Hadalka Nuuradiin Faarax ayaa la yaab ku noqday in badan oo kamid ah dadkii dhageysanayay khudbadiisa, waxaana hadalka qoraaga si caro leh uga jawaabtay gabadh Soomaaliyeed oo kamid aheyd dadkii waqtigooda qaaliga ah usoo huray dhageysiga hadalka qoraaga.

 

In badan oo kamid ahaa dadkii soo xaadiray kulanka lagu soo bandhigay buugga qoraaga ayaa la sheegay in ay la dareereen niyad jab weyn, iyagoo ka xun hadalka qoraaga.

 

Nuuradiin Faarax oo loo heystay in uu yahay nin wax badan ku fakara ayaa iminka waxa uu muujiyay in Diinta Islaamka oo idil uu u heysto wax Dhaqan ah sida qabuuraha la siyaarto sida Soomaalida qaar ay dhaqan uga dhigteen iyo waxyaabaha lamidka ah, qaladka uu ka galay Nuuradiin Faarax Diinta Islaamka gaar ahaan Waxa uu kasheegay Xijaabka ay qaataan Haweenka Soomaaliyeed ayaa laga doonayaa in uu ka baxsho jawaab deg deg ah oo uu arrintaasi dadka ugu sharaxayo waxa uu lajeeday, sidoo kale Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa iyaguna laga doonayaa in sida ugu dhaqsiyaha badan ay uga soo jawaabaan hadalka kasoo yeeray Nin qarsoonaa oo isa soo bandhigay laguna magacaabo Nuuradiin Faarax.

 

Waxaa muuqaneysa Dagaalka lagu jiro Soomaaliya in uusan aheyn keliya mid lagula jiro Diintooda xittaa waxaa soo wehliya Dhaqanka ka muuqda Shacabka Islaamka ah ee Soomaaliyeed maadaama uu Ninkani oo Soomaali ah hadana sidan uu isku dayayo in uu Shacab Islaam ah uga dhaadhiciyo.

 

JAWAABTA WAXA LAGA SUGAYA WAA CULIMADA INSHAA ALLAAH.

 

http://qaadisiya.com/view_contents.php?articleid=394

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Nacalatullah calayk.

i guess he is just another male chauvinist pig,

that wants somali women to be sexual object,whilst attacking our great deen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

HEEY HEEEY ,,,,,,,,,,,, I kinda agree with him ,,,, come on ppl don't jump so quickly ,,,

 

 

First, i don't trust Qaadisiya, i read some other fake stories they published so don't be so believing them.

 

Second, we never had Hijaab dhaqan in Somalia. Yes Hijab is the Islamic way of dressing but we never practiced in our lives, i mean in da history. We have this kind of Guntiino, sadex qayd, etc but never had Hijaab.

 

I'm gonna see if he is insulting the Hijab but mean time he has a point here if we use it in the right way.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^JC, buddy the man is error, he has NO point whatsoever.

 

While being very superb author and creative mind, he still lacks the least amount of knowledge of Islam. Which makes him still an ignorant creature among many.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I disagree with your comment,though it is you opinion i will respect it.

Nuradin Farah just explained Tradition clashing with religion.

THe veil that our mothers and sistes wear

wasn't widely known in somalia prior the civil war.

And that this was an influence from Afghanistan.

It isn't a bad thing however,we all wear these days

DNKY PRADA SUITS,JUst a simple influnce.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bari hore waxaa jiray,,,

Innan timaha daysatoo,,

qaarkana utidicdoo,,

mara beyr ah iyo garays xiratee

 

Wax badalay kuwii hore

balo maro weynoo

Dhaqankii burburiyeen

dalkiina dumayoo,,,

 

 

That was a 1960's somali song..

 

Some of you remmember some of you don't..

 

LIke the other brother said..

This is just post civil war clothing..

Influenced by Afghanistan.

Just like NIke and DKNY Prada Coach bag is to ya'l

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^Few simple questions for you. What is our tradition (the way we dress)? if we have one, does it clash with our faith?

 

If you answer yes to those questions and it does indeed clash with our religion then shouldn't we be taken with what our faith teaches us.

 

What is the importance of tradition, if it's doesn't go hand n hand with our faith.

 

BTW, mr.Nurdin Farah did insult the Hijab, that was huge mistake of his, he should repent to his lord and denounce his statements.

 

Maalinta ay in yar oo publicity ah ay helaan, ayey daba cirka ujeediyaan, waa yaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jilbaab ayuu wax ka sheegay, not xijaab.

 

Labaas iskumid goormee noqdeen, oo in lagu wareero?

 

Huge difference. Xijaab encompasses anything that covers one's body, whereas jilbaab is just another garment, same like burqaha ee reer Afgaanistaan gishtaan or jadoorka ee reer Iiraan dumarkooda xirtaan.

 

This jilbaab business arrived late '80s, perhaps no earlier than 89 where a very few women wore it, and aad ugu faafay after the war, especially after 2000. Soomaalida intaas ka hor garbasaaro, qimaar, shaash, sifaleeti, garees or even hoosgudiyo as garbasaar ahaan ah ayee xiran jireen. Will you take the same offense if he had said the same thing about the garbasaaro?

 

Don't think so.

 

Yaana loo gafin shaqsi ahaantiisa. Waxaas ceeb waaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by CLEVER-TREVOR:

Bari hore waxaa jiray,,,

Innan timaha daysatoo,,

qaarkana utidicdoo,,

mara beyr ah iyo garays xiratee

 

Wax badalay kuwii hore

balo maro weynoo

Dhaqankii burburiyeen

dalkiina dumayoo,,,

 

 

That was a 1960's somali song..

 

Some of you remmember some of you don't..

 

LIke the other brother said..

This is just post civil war clothing..

Influenced by Afghanistan.

Just like NIke and DKNY Prada Coach bag is to ya'l

And why do you have inaad heesta bedesho ood ka been sheegto ???

 

Waxa bedelay kuwii hore

belo geeso dheeroo

baal madaxa saartoo

suuqa beretamaayee ,,,,

 

 

that was da song you want to change into your sick point of view ,,,,,, sorry buddy

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

This jilbaab business arrived late '80s, perhaps no earlier than 89 where a very few women wore it, and aad ugu faafay after the war, especially after 2000.

First, Jilbaab (especially the one with the black color) didn't arrive in Somalia in the late 80's. Although not widespread, it was familiar among some Somalis, especially the coastals. Second, some Somalis are only familiar with the history of Somalia from the pre-colonial to the present times. Several hundreds years ago, cities and towns such as Harar, Zaila, Mogadishu, Marka, Baraawe and others were important Islamic centers where Sharia' was the system of governance. Those cities and towns had strong trade and commercial relationships with the Islamic world. Famous Muslim travelers visited Somalia throughout those centuries and documented their observations. Hijab, Jilbaab, Niqaab or other forms of modesty dress were familiar in Somalia. From the onset of the colonial times, Somalis have been subjected to a campaign of secular brainwashing, making what was familiar to them unfamiliar. What we are seeing today is, we are rediscovering what was familiar to us.

 

As for Nuruddin Farah, as I have already outlined, he's internationally acclaimed for an obvious reason. He's not straightforward or brave as Ayan Hirsi or others, but nonetheless, he's serving the West by attacking Islam.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Changed   

Nuuradin has been around long before Ayan so how can he possiblly be another ayan :rolleyes: and about the Hijaab tradition that came after the war as far as i know ..it was not in our culture..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Something tells me that you're worse, since you're hiding behind Islam to insult one of our cultural and literatural Icons.

 

your defination of Islam = "jalbabaad" ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this