Sign in to follow this  
Ismalura

Canadians

Recommended Posts

Kool_Kat   

Reer Canada hee? Xashac! Dhoorenimo Soomaalida reer Canada aa laga keenay, of course with the exception of only a few people (specially reer SOL)...Camiraada iska kala yareeya hee! :cool:

 

Juxa a.k.a. Xalwo Daliiqiso, next time you're in Toronto check out Al-Madinah xalwadeeda...

 

Ismalura, soo dhowoow, minika minikaaga waaye, isfigaaree, isbaramuuto soo shubo firinjeerka qofkaa xigo maleh... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   
Originally posted by Tuujiye:

[QB] Abaayo walaalkee nuunka halayaabin. Asagoo yar ayaa balaq afka loogashay meeshi laga rabay tujeeto..

 

 

Tuujiye Nuune needs afsomliga oo xooga loo polishgareeyo ee haduu kaa ag dhawyahay bal u gurmo.

 

Otherwise cassanova baadba sheegeysaa ee show SOL amaan ma aha. Girls, I quote "you better run for your life"

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA, lol you guys are lucky because of the Somalia sujuu that were in Kanata in mid eighties. They sure opened doors for all yal.

Waa runtaa, Soomaali badan sujuu ah inta ku arkay iyagoo ii sheegay inay yimaadeen in '80s, especially around 86 iyo 87. Montreal degnaan jireen waagaas, Toronto Montreal ayaa ka qatarsanayd xiligaas.

 

Ismalura, Nuunka waa laga cararaa, hana isku kicinin, iska jir. Dixri iyo quraanjo uu ku afuraa ninkaan, baraanbarana wuu ku suxuurtaa, calibeesteena qaraabo ayee yihiin ee ka dheeroow ku dhahay intaa caadi tahay. :D

 

Juxa, Alcuruba maanta see u egtahay haddaa aragtid tii hore waa iska iloowee. Meesha wey dalacsiiyeen, or should I say very modernized ka dhigeen. Space ahaana aad u weyneeyeen. Now it is almost full of people waaye every hour it is open, even foreigners awal lagu arki jirin joogaan now.

 

Saak, maqaayadaada Quruxloow tan ayaaba dhaanto Landhan ku taalo:

 

38954_10150231221935424_543275423_135427

 

Nina, aaheey, xaadir u ahay Team Kanada. 27468256_125x125.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Kk xalkwa madiina caadi ma aha laakiin maalin hore ee mid marax igu soo qaarijisay anoo safar ku jiro.. But it is better than curubo..

 

Isamalura, nuune somali ninka isoo baray waaye laakiin bar yahaan waa ka qasmatay.. Baxaa yeelay, hindi in uu wax ku shukaansado uu bilaabay. Luqadiisa hada waxee is ku wada badashay "dh" iyo "b" hadii hortaada ku hadlona, abkee xaaqo iyo candhuuf uu kugu bilbilaa.. Hal nin bas baa ka daran and is JB.. Kaas markuu hadlaayo waxaad u qabtaa in uu xarfaha luqada ciil u qabo..

 

Waraa ani nuune iyo MMA see u horsocon karaa lol laboi noobe waaye anigana diyeeshe.. Uyaga aa horeeyaan wax badan..

 

 

MMA, markaan arkay maqaayadaan in london, I wanted to go in and have beer lool magaca caadi ma aha..

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Originally posted by Kool_Kat:

 

Ismalura,
soo dhowoow, minika minikaaga waaye, isfigaaree, isbaramuuto soo shubo firinjeerka qofkaa xigo maleh...
:D
[/QB]

Thanks Kool Kat waan dhawhaya oo frijkii waan furtay lakiin waaba ebar mesha dad kulul baa joogaan u maleyn. Anyways I am most welcome to minankan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Lugabaxsi kulahaa lol ma maqashay baar fagax lol iyo biibito "isii" lol my brother ayaa iigaga sheekeye maalin hore lol igwatore agteeda ayaa laga furay before the war lol

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

:D:D war labadan nin daya ee yaanbada dhabarka u saaran waxaa moodaa in la dhahay beertii ina Qaanduur soo fala, kaalaya ma waxaad soo cabteen xulbad lagu darey miraha garaska, mise xididkii laga xantaxantoonayey ayaa furka ka fakadey oo saas darteed ayaad Ismalurto(Melisa) la iigu dirayaa.

 

Tuujiska, adiga qaaba qowseeni inaa tahay waaba ogahay oo burcadkii gaaweetada ku jirey mar hore kaa buqey ee saaxiibkeen MMA u bannee hakaa leersadee, waxaaba ku noqotey laastiig aan go'eenin oo kadabshiir lagu dabraayo, asna waa kaa xishoonayaa ee anaa ku leh u bannee ha isku xoqee Ismalurto wey is jecelyihiinee, meherkoodana anaa free of charge ku kala tuuraayo, faataxa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Niinta, xaala dhoolacaddeynee? :D

 

Nuunka, yac waraa. Abaaydeen Ismalura Reer Kanada waaye, meeshaana wey ku cusubtahay marka waa inaa dadkeena hore meesha joogo oo Reer Kanada ah si qaas usoo dhaweynaa, see waaye waraa. Tuujka saas usoo dhaweynoyaa asagana. Reer Kanada si gaar loo soo dhaweeyaa, anaga booliyaashiina Reer Yurub maana moodiin. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ usheeg xiito xiito yaasha abaa!! Canada wazaarad waaye!! intakalena? Wakaalad waaye!!!

 

nuune, MMA in aan u ahay ring man ma ogid miyaa? shukumaan iyo baaldi biyo aan ka daba wadaa nooh seecamal! lol xaajiga inta uusan K.O wax saanin, la waraabsho uu u baahan yahay lol

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Saddex Bey Naagtu Igu Lagaday

 

1. Kabaha oo Saan ahaa

2. Dhulka oo Sibidh ahaa

3. Iyo naagta oo Sinsaariyada(qonofka) aad u taqiiney

 

 

Nuune markuu qirtay in la lagday beey u dhamatay waxaan oo dhan waxaa ka keenya wareerka gaar ah oo haya asiga.

 

 

MMA thanks...when new Candians join the forum i will take responsibility in aan soo dhaweeyo. I hope I will be a nomad by than.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this