Sign in to follow this  
Ismalura

Canadians

Recommended Posts

Ismalura   

Guys i didn't take Via rail because i have to much money to spend ee I have taken greyhound a couple of times and it was a realy long journey. Mida kale somali easy rideka in uu jiro iyo inkalaanba kala garan wayay aniga...I saw their add some where lamabrkaan ka soo qortayna ma shaqeynayo. They even have a facebook page lamabrka ku qoran ninkii iga qabtayana easy ride ma aqaanuu yidhi so i guess that is no there any more.

 

They are other rides available lakiin I can't take them when I am alone. waanba ka cabsadaa ( I am that pranoid) any ways hadal iyo dhamaantii i paid 97$ for vial rail and it took me afar saac iyo badh...It wasn't that bad after all but I am not taking it again.

 

Thanks for welcoming me here...I am liking this place.

 

PS; I used to read discussions on SOL for more than a year but I just decided to become a member marka saa iiguma cusba meshan.

 

Ramadan Kareem !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

WLC ABAAYO.. ISKA ILAALI DADKA MAGAC YADAN WATA

 

NGONGE (RABSHO)

JB (SHAXAARI)

NUUNE (SHIIKH SHEYDAAN)

BOB (SIXIROOLE)

A&T (ASBAX IL CAWIR)

FUFU AKA MAGAC CUSUB ( MURQO WEYN AKA SUUXIYE)

FOR THE GIRLS

 

NINA (CIJO DHAADHEER EE QABTAA)

IBTISAM ( RABSHO)

C&H (FITNESS NATZI)

 

 

KUWO KALE AAN JIRAAN LAAKIIN WAAN KA CABSANAA IYAGA LOOL

 

 

EASYRIDE WILI WUU JIRA YARTA OO IS BETTER THEN EVEN BEFORE. 3 CARS BAA BAXAAN EVERYDAY... GREYHOUND IS 45 BOCKS AND IT TAKES 4HR AND HALF LOOL CIYAAL KANATA MAA TAHAY KAALAY? LACAGTAAN MAXAWAAYE LOL

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Tuujiye, there is a name for what you just did you know! :D

 

Qofkii adiga advice kaa qaata ayaa kaa daran! maxaase la qeylineysaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ Yaree dadka iska dhaaf yaah

qoftaan dagniin lee siinaaye maxaa yeelay umadaan banaanka wax ka aqriyaan, meesha waxee soo galaan iyagoo is dhahaayaan waa la qabsan kartaa dadkaan marka ani waa u digooyaa nooh.. hadii kale intee is dhaheeso C&H saaxiibteed noqo, aa runtii waxee arkee iyadoo la dhahaayo "yarta! gacmahaan bajaqa ah bax gymka gee yaah! intaan oo broklyna cun!"... Marka waa digooyaa lee!!!

 

 

Qoftaan reer Canada waaye so waa in aan soo dhaweynaa lool...

 

 

JB war adiga iyo wax fahankaan baa kugu nacay! ama wax noo jilci ama na dhaaf nooh waayeel yahoo casarka dhaafay...lol

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Aniga maxaan ahay a "Bus Boy?" lool waraa gabarta meel ha ugaga dhicin! Gabdhaha Ottawa waxaas ma yaqaanan oo North America Gabdhaha ugu fiican lool...

 

Laakiin meeshaan gurmad waa buuxaan oo aan xaasleey aheen oo arintaas gees ka gali karo nooh! I have a group loo yaqaan "ciyaal maxaa iga galay" kuna magac gaaban "jiidato" lool waa lasoo fasaxaa kuwaas hadee arinta kaala footo kacdo...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ booto! suxuur noocee cuntay waadhyee! waxaan u maleynaa laantii loo yaqaanay "caqaarta" baad ku suxuuratay yarka! lool

 

Canada waad laq qabsan laheed adiga lool wili magaaladeyda..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

War soo dhaweyn xumideenaa qaarkiin faduul baadab igu bilowdeen. @ Tuujiyo I took Greyhound twice and it took 5 and half hours mar and 6 hours mar kale. Easy ride Somali I called the nuber on facebook for easy ride nin ka iga qabtayna maba aqaano buu i yidhi (so I know what I am talking about; always)

 

Jb wiilka ahow aniga wax meel i tusa ma radineynin balse tareenkaan ku cajisay and I just decide to post a topic to start a conversation with random people...I can find my way around anywhere(I am that independant). PS: saamuusba hadad ku suuxurato adaanba wax fahmeynin ee ilaahey ha kuu sahlo.

 

@ Maskiin... aniga 'say walahi' mana aqaano cidna ma laqo. I could if i tried but iskuma diyin wali in aan wa liqo ama wax kaxeysto (again I am that innocent).

 

Ramadan kareem mar kale all of you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Ismalura:

@ JB...saamuusba hadad ku suuxurato adaanba wax fahmeynin ee ilaahey ha kuu sahlo.

 

@ Maskiin... aniga 'say walahi' mana aqaano cidna ma laqo. I could if i tried but iskuma diyin wali in aan wa liqo ama wax kaxeysto (again I am that innocent).

:D:D Si fiican ayaad ugu jawaabtey odeyaashaan, good for you.

Iska ilaali the "bullies" always. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ahhhhh ,,,, "say walaahi" generation ....... :D

 

Halkan bay ka buuxaan generation kaas oo meelahaa laga soo celiyay ,,,, waa run oo iyagaa ku kaxaysanaya laakiin hadana waa inaad wax fahantaa ,,, lool

 

 

and by da way ,,,, They're all innocent ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this