Suldaanka

Ciidamada Kenya oo Haween Soomaaliyeed ku Kufsaday Gobolka Gedo

Recommended Posts

Dhacdo Murugo leh: Ciidamada Kenya oo Haween Soomaaliyeed ku Kufsaday Gobolka Gedo iyo Sida wax u dhaceen

Muqdisho ( Kalshaale ) Mas’uuliyiinta magaalada Beled Xaawo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in haween dhowr ah lagu kufsaday degaan hoos yimaada magaalada Beled Xaawo oo lagu magacaabo Bakoolow.

Mas’uuliyiinta ayaa faahfaahin ka bixiyey cidda ay tuhunsan yihiin in falkaasi ka dambeeyeen oo ah Ciidamada Keny. Falkan ayaa dhacay maalintii shalay sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Beled Xaawo.

Gabdhaha la kufsaday ayaa gaarayo ilaa shan gabdhood sida uu sheegay Guddoomiyaha Beled Xaawo Maxamuud Xayd Cusmaan iyadoo ay ku jirtay hal gabar oo yar oo aan weli la guursan.

Guddoomiyaha Beled Xaawo ayaa sheegay inay Gabdhaha geeyeen Isbitaal isla markaasna baaritaanka lagu ogaaday in gabdhahaan la kufsaday isla markaasna laga diyaariyey warbixin loo gudbiyey madaxda Ciidamada Kenya.

HALKAN KA DHEGAYSO WARBIXINTA IYO WARAYSIGA

Guddoomiyaha ayaa sheegay in arrintaan baaritaan lagu sameyn doono isla markaasna sharciga la horkeeni doono ciddii falkaas geysatay,   Saraakiisha Ciidamada  Kenya Falkan dhacay ilaa hadda kama aysan hadlin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The  Kenyans need to leave Somalia they bring nothing good and the madooobe guy should return to his qabridhahare and fight his clan cousin ileey. Who is in trouble in jigjiga . Raping defendeless woman is unacceptable the cheese man  and kheyre needs to speak up. Caarka iyo dumarka wala ilaaaaiyaa wa dhemen iyo luul. And no kikiyu should touch a Somali woman.  Sharafta hala ilaaliyo iyo cisiga dumarkeena. So the so called leaders in Mogadishu inside the amisom bunker have to take action.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che  sfg is a dysfunctional entity I don't know if there is any progress in terms of security social justice fighting shabaab. Getting more sovreignhty  from amisom.  There Is not much change  Hassan sheikh. But than again yaan la degdegin maybe the cheese man will deliver in 2019..meeshu way qasantahay xamarlaakin halo samro farmaajo and kheyre and nabad iyo nolol.. their task baa  aad  u adag siiba kheyre

Share this post


Link to post
Share on other sites

To be fair to the guy and any before him, Xamar is run by a business cartel. Hormud and other big businesses undermine any progress. Hormud and others  finance Al-Shabab or at the very least pay protection money. Al-Shabab uses these organizations to launder their money. And then there is the problem of ex-Islamists who for insane reasons are given positions within the Government specially NISA.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ultimate humiliation if the Kenyans did not investigate and shoot the offender/s pretty quick.

Your enemy can kill you, burn you, bury you, but offending against one's women is the ultimate show of humiliation.

 

Justice should be done quick.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

The Kenyans were roaming around the area for years without any publicized rape against Somali women. Either the media wasn't reporting the crimes in the past or the Kenyans have decided to change their tactics to humiliate the border tribes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   
1 hour ago, Holac said:

The Kenyans were roaming around the area for years without any publicized rape against Somali women. Either the media wasn't reporting the crimes in the past or the Kenyans have decided to change their tactics to humiliate the border tribes.

Cidina ma reportgarayn jirin ee awalba tacadigu wuu ku dhici jiray dumarka Somaliyeed. Ma Gudhuu qurayshtii Africa oo dayacan heshay baa daynaysa. Ninka dalkaaga haystaa siduu doono ayuu ka yeeli., yaa ka celinaya tacadiga uu dumarka u gaysanayo?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Barwaaqo said it best. The Kenyans were raping Somali women all these years. With the rise of social media and mobile networks everywhere, more and more of the crimes are being reported. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.