Sign in to follow this  
N.O.R.F

Somali Jokes iyo Maah Maah Thread

Recommended Posts

Ibtisam   

OH LOWD islaanta, Lets see what you can do other than make excuses. I'm sick of you mouthing on and on about how good your Somali is, even though you can hardly string two words together!! :D I think one of these days timahaa aayan kaa riifayah in Somali! :rolleyes:

 

P.s. I'm thinking of opening a thread openly challenging you, for all to see your shameful attempts!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ meow! Ibs, my somali isnt great, but its definitely better than yours - truth be told. Dont break a sweat, or an arm trying to challenge me. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by -Serenity-:

No way can a qaldan chick like me be expected to translate it.

speaking of Q'ldaan I tell you a story about a Q@ldaan and Xamaraawi and this is how it went.

 

 

Q'ldaan: Waar Salaama Caleykum.

 

Xamaraawi: Salaama Caleykum Waanba gartee, Waarna intees ujeedaa usi?

 

Q'ldaan: Waar bal waran?

 

Xamaraawi: Usi yaa Waran la dhahaa hadana?

 

Q'ldaan: Waar maxaad sheegtay?

 

Xamaraawi: Iyaah, idaacadda raadiyo Muqdisho maan kuula ekaadi hadana, nabarkii wixiin sheegay iweydiheeysid, waxba ma sheegin mana sheegaayi.

 

Q'ldaan: War illeyn tanoo kale.

 

Xamaraawi: tee kale hadana? Ad maxaa sheegoosaa? Usi Jinni maas qabaa kan?

 

Q'ldaan: Waar jinni ma qabo aniguye ee kow dheh.

 

Xamaraawi. Inyoow, kow ma dhahaayi ee jinni hadii qabin maxaa qabtaa mugaan ani waaba yaabee?

 

Q'ldaan: Waar anigu xaas baan leeyahay dee, waar siduu yahay ninku? Waar illeyn yaabkanoo kale. O ma dad jinn qabaa beledka jooga?

 

Xamaraawi: Wah? Waa buuxaan...Manakoobiyo weligaa ma maqashi?

 

Q'ldaan: Waar kaasi midaan weligeey maqlay ma ehee, makii Insiga iyo Jinniga isku xiray baa?

 

Xamaraawi: Kan jinni ma qabo aas dhohooyaa hadana waxaana waa ku hadlooyaa, widaayoow adi Dooro uur leh maa kaa korboodi?

 

Q'ldaan: Waar wuxu siduu leeyahay af xumaa?

Xamaraawi: Kanoo kale aa adduunka iska joogo, waa laguu imaahaa hadana afkaaga aa wax laga sheegaa.

 

Q'ldaan: Waar dee afka sameyso oo kaliya unbaan ku idhi anigu.

 

Xamaraawi: Af keeyga maxaas qabaa? Kaadoo kale maa umuddaa oo sidii sigreed iyo qaad ugu cuneesi aas eber kaa naqdi. Adeer aan laga Adeersanenyn.

 

Q'ldaan: Dee waa runtaa Adeer baan kuu ahay illeyn waan kaa weynahaye.

 

Xamaraawi: Waasba iskula sii indho cadahay miyaa? Macbuudka Maanyada Hoosteeda.

 

Q'ldaan: Adeer anigu waxaad sheegeyso garanmaayo kow dheh ee waxaan rabaa inaan su’aal ku weydiiyo.

 

Xamaraawi: Inyoow kow ma dhahaayi, wixii iweydi rabtidna hadii Kow dheh tahay hadaba intii goor goor tahay waa kuu sheegi aniga kow iyo lammo midna ma dhahaayi.

 

Q'ldaan: Waar wax kale ku weydiinmaayo ee waxaan doonayaa inaan qabto Isku Shuban.

 

Xamaraawi: Waraa adiga maxaa waaye waxaa nagula hadleesid. Shuban hadiis ku qabtay oos ku haayo maxaa iga jiraa ani? Musqul fureheedaas haayaa maa maqashi mise Muudeey igaarkii Maana Aw Macaane magac lagama miskiin ma aha boosoneero waaye aa lagu yiri?

 

Q'ldaan: waar kani muxuu leeyahay?

 

Xamaraawi: Wixiin leeyahay maxaa kaaga jiraa adi, nabarkiin kuusheego wixiin leeyahay waxaa jiiro maafiyo u istaagto ilaahey hakuu sahlo?

 

Q'ldaan: Waar ninku siduu yahay miyuu falanyahay?

 

Xamaraawi: adaa sida beerihii Kismaayo ku yaalay wax kuu falo ubaahan.

 

Q'ldaan: waaryee adigu miyaadan af soomaaligaba aqoon.

 

Xamaraawi: Muudeey igaarkii Maana Aw Macaane magac lagama miskiin ma aha shimee iskool lagaliye hada miyaa!

 

Q'ldaan: Waar illeeyn tanoo kale.

 

Xamaraawi: Tee kale hadana?

 

Q'ldaan: Adeer.

 

Xamaraawi: ka kac meeha adigaa adeer eh, ani adeer ha idhihin.

 

Q'ldaan: Haa waa runtaa anigaa adeerka ehe ee bal nin yahow waxaan ku weydiiyey halkee gawaarida gobolada ubaxa ka baxaan?

 

Xamaraawi: Saas lee ma iska dhahdidoo intii iska daba wareegsaheesid sida qooleey baal riigeeso.

 

Q'ldaan: waar wuxu muxuu leeyahay?

 

Xamaraawi: Adigaa wax iyo wax la kaseenin eh. aniga waa lai yaqaanaa adiga yaa ku yaqaanaa, waji xume dheh?

 

Q'ldaan: Waar waxba ku oranmaayee waxaad tahayba adigey ku anfaceysaaye ee noo tilmaan halka gawaarida ay ka baxdo.

 

Xamaraawi: intaa ke bexee sidii usocotid oo hadana usocotid oo hadana usocotid baraakada aw bustaale nabarkii mareesid aa ga’ bidix usiihee hadana midig aa adoo lagu fahmeenin fareejaha ubaxsehee hadana toos aa utaraarexee geed talaalka ku horyaalo guriga Xaajiyo Bintaay aa midig ga’ usiinee hadana beerta meeha kutaalo aa dhex maree adigoo tiitiinka iska fiirihaayo nabarkii beertaas ka baxdid meeha lee fariinka ka qubahee, tabakaayada hortaada ku taalo aa biliyeeti ka goosehee.

 

Q'ldaan: Waar af soomaali inoogu sheeg dee.

 

Xamaraawi: Marka Af shiinees aan kuugu waramaayi mii maanto idil?

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Ghanima:

1-Luuq Luuq maroow laazim laamigaas imaahaa.

Short cut taker arrives with badness
:D

 

2-Canjeelo sidii ukala koreeso aa loo kala qaataa.

You can distinguish the difference in canjeelo and judge when it was made.

 

3-Meel libaax soo galay lo' majoogeeso.

Don’t stay when the lion enters

 

4-Awkeey dooli diloow dad nool maas udaahaa.

Where is the insect basta*d, people who are alive are never this late!

 

5-Ninkii waaw dhaho uslee laga warsugaa.

Wait or the guy who starts the fire for you intestines

 

6-Dameer isku haleen ee habarteed dabada uga nuugtaa.

Relying on a donkey who's old women sucked her behind. :confused:

 

7-Nin weyn oo waashe webigaas ku dhacaa.

A big man went mad and dropped in the valley

 

8-Sabuul galeey ninkusiiyaa la siiyaa.

You give to the poor guy who gave you geel.

 

34-Nin roorooyo hortiis lama rooro.

Do not run ahead of a rushed man.

 

 

p.s. How I’m doing??? I don’t have the patients to do the rest

 

BOB: You get the pic, someone who really wants to go, can get them all right. Now take back your offer while it is just the two of us, otherwise you will force me to use google, pluz ayeeyo, to make sure I get each one right! lol
:D

I have never seen a language massacred this much it literally brings tears to your eyes... :(

 

 

Hey Bob,

 

Those were easy as the Ghanima said. However let me translate the hardest one I think was in the form of banadiri dialect if I am correct.

 

"Luuq luuq maroow laazim laamiga imaaha"

 

 

Regardless of he taking narrow paths and shortcuts he'll be back to mainstreet.

 

"meesha libaax soo galaa lo' majoogayso"

 

My translation:

 

Where the lion enters, the cows disapear(in fear).

 

PS. I don't want to go to Kismayo. Well not for vacation but maybe to kick those Ethiopia animals out.

My brother Bada Cas...I'm doing wonderful Alxamdulillaah...good to see you back...you didn't give me the news I was waiting for all these days concerning with the Xuural Ceyntii Hablood ee aan reerkooda iiga doon ku iri ee xaggaa iyo Boorama...waxaan sugayey inaad akhbaarta iisoo gudbiso ileyn waxaad aheyd oday aan dirsaday oo imaqane ;) ...Sshhhhhh si hoos ah iigu sheeg oo yaan lagu maqlin...waad ogatahay in dadkani ay yihiin kuwo war jecele oo jaceylkana si xun lid ugu ah.

 

 

Brother Kismaayo...waa magaalo aad uqurux badan una saxo fiican...waxaan jeclaan lahaa in aan mar un kugu marti qaado oo aan ku tuso nimcada iyo kheyraadka ilaahey nagu maneeystay hadaan nahay reer Kismaayo...laakiin nasiib xumo maanta waxaa ka madax ah Amxaaro sidey uga madaxyihiin caasimada iyo waddanka intiisa oo kale but don't despair...their occupation will come to an end Insha Allah sooner rather than later...I'm sure of that.

 

 

Back to the topic...Guys there is no way you can translate Somali proverb into English and still expect it to have the same significance just like the English proverb would make no sense when translated into Somali but in my opinion what we can do is try to find a similar proverb.

 

 

Salam Aleikum W.W

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by *BOB:

I have never seen a language massacred this much it literally brings tears to your eyes...
:(

BOB, inanta ha'ka oohinin. Wey isla fiicantahaye. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^^Lol^^^ I cannot believe You! I thought we had a deal serenity! :rolleyes:

 

BOB. That bad eh?, well in my defense there is "no way you can translate Somali proverb into English and still expect it to have the same significance just like the English proverb would make no sense when translated into Somali." :D So it was your fault for asking!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

No, it wasn't my fault but Northerner's since he first asked people to translate their proverbs into Somali....I just knew it was almost IMPOSSIBLE to do so...why else would I give away two tickets to the greatest city in the whole world if it was that easy? think about it.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Dawo, Hadal ‘ax’ ma oran. If words could feel pain. I like the English version but I’ve never heard of the Somali one. Waxaan u maleynayaa inay u yara eg tahay, “Xarago xanuun ma leh” Style has no pain.

 

“Dadka hadalka ilahy ku manaystan baa loogu maah maahaa” Daadaansiga ma deehee?

 

Serenity Almost all of these maahmaahyo won’t make any sense in their literal English meaning. They sound weird and confusing but funny.

 

Awkeey dooli diloow dad nool maas udaahaa = Rat killer won’t hesitate murder.

 

 

MMA: Kaadi badane waa loo gogol badiyaa = A man is given more beds for wetting. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

By the way, maahmaahda dadka hadal badnaanta badan see u af xunyihiin ayaa loola jeedaa, oo dadka afka cuncunaayo hadal jeclaan ahaan, ee loolama jeedo speaking on behalf of those who are present, which you literally translated to.

maya walaalo waxa lola jeeda nin jooga loma adeego, yacni nin jooga asaga isku hadli kara, oo qof jooga loma hadlo.

 

Inta badan macnaha maahmaahda ma aha in aad toos lo macneeyo oo macnoooyin kale ayeey leedahay. Laakin maahmaahdan ah qof jooga loma adeego, wa hadal toosan ooo macnahiisuba qarsooneen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

I didn't know your Somali was that advanced...Maasha Allah smile.gif .

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this